ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by DawladSade »

Barre Hiiiraale oo Dib ugu Soo laabtay Baydhabo iyo Gudoomiyaha Gobalka Gedo oo arintaasi ka Hadlay
Muqdisho, Somalia - Wasiirki hore ee gaashaandhiga dawladda fadaraalka ku meel gaarka Soomaaliya Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre hiiraale) oo dhawaanahanba ku sugnaa magaalada Baardheere ee gobalka gedo ayaa dib ugu laabtay magaalada Baydhabooo uu horay uga tagay.

Socdaalka uu dib ugu soo laabtay Xildhibaan Barre Aadan Shire(Barre Hiiraale) ayaa lagu micneeyay wada tashiyo ay ugu yeereen mas;uuliyiinta sarsare ee dawladda fadaraalka si loo dhameeyo khilaaf soo kala dhexgalay Barre Hiiraale iyo madaxwaynaha iyo waliba Ra'isal wasaare Cali Maxamed Geedi.

Gudoomiyaha gobalka Gedo Mudane Aadan ciro oo Saakay wareysi gaar ah siiyay shabakadda wararka Allgedo oo aan wax ka waydiiyay waxa uu kala socda socdaalka Barre Hiiraale uu dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Colnelka loogu yeeray arimo wada tashi ah waa sida uu hadalka u yiriye.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray suurta galnimada in Barre Hiiraale uu yimaado magaalada Muqdisho oo ay haatan ku sugan yihiin madaxda ugu saraysa dawladda si ay u yeeshaan wada tashi inkastoo arintaasi uu gudoomiyaha si rasmi ah u xaqiijin.

Socdaalka Barre Hiiraale uu dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ayaa lagu micneeyay is fahan dhex maray isaga iyo madaxda sar sare ee dawladda kadib markii uu horay u soo kale dhexgalay khilaaf iyo mad madoow taasoo Barre Hiiraale uu ku waayay xilkiisii wasiirka Gaashaandhiga.


Yaxye C/risaaq Soofe - Xafiiska Allgedo ee Muqdisho.
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by zackabdul »

Didn't Gedi fire Hiraale? This Hawiye nigga is getting out of control... he really thinks he has power... there is no democracy!! The PM spot is just an illusion. Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by DawladSade »

Barre and Cabdullahi Yusuf need to agree. Dowladaan Darood needs to stand on its two feet.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by Gedo_Boy »

He's just coming back to pick up a thick envelope.



Sopranos style Cool
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by zackabdul »

^^ Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

By the way where is he? Last time I heard he was in Bardheera.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by paidmonk »

Fock Huraale, that faggot can't stand on his own hind legs when it comes to Hawiye. Abdullahi Yusuf protected Gaalkacyo from Hutu's since he formed Puntland state. The coward Huraale left his family in Kismayo at the sight of incoming Hutu and Cagdheer army!

When Huraale proves his worth against Hutu's instead of Eelay, he might be found useful, but that isn't the case.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by The_Emperior5 »

this is circus regime

i think the neeed wassiier diifaaca ciid kalle xilk ahaya bala waaye Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by DawladSade »

[quote="Gedo_Boy"]He's just coming back to pick up a thick envelope.



Sopranos style Cool[/quote]


Sidaas dheh. Laughing Laughing

Zak, he reach Baydhabo, I think he might be going to Xamar soon.


Emperior, dhawr niman oo Mareexaan ah baa diiday, including gudoomiyhi hore SNF Col Isaaq Biixi

...http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?f=18&t=102283


wax barre hiiraale laga qaaday maxaan ku falaynaa??
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by zackabdul »

So he's back in or are they negotiating.... We need to fire Gedi that hutu... Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by DawladSade »

We need to have a raysal Dir ah.

Dir and Darood
User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by zackabdul »

Dir are smart and appreciate whatever post they receive. Laughing
Last edited by zackabdul on Fri Jun 08, 2007 6:04 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Dir iyo Daarood
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by eyes-only »

he was thrown a bone and like a dong, he ran towards it.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by DawladSade »

[quote="eyes-only"]he was thrown a bone and like a dong, he ran towards it.[/quote]


Its a Darood thing, marehan and majerten will always fight but like each other more then anyone else Laughing Laughing

i dont think indhacade and culusow will be thrown a bone tho Laughing
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: ABDULLAHI YUSUF BEGGED BARRE HIIRAALE TO AGREE TO TALKS.

Post by DANGIRL »

[quote="eyes-only"]he was thrown a bone and like a dong, he ran towards it.[/quote]

LOOL..

Right on.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”