BREAKING NEWS: within 24 hours we will attack xabashi full w

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS: within 24 hours we will attack xabashi full w

Post by Hiiraan boy »

Shirka Asmara''24 Saac gudahooda Somaliya dagaalo xoogan baa ka dhici doona''.
Afhayeenka Shirka ka soconaya magaalada Asmara ee caasimada dalkaasi Eritrea Zakariye Xaaji Max'ud Cabdi ayaa daboolka ka qaaday in dagaalo xoogan ay ka qarxi doonaan gudaha Somaliya 24 -ka saac ee inasoo adan inkastoo uusan faah faahin qaabka dagaaladaasi ay u bilaabanayaan.

Sida Bayaan loo qeybiyay galabta Saxafiyiinta lagu sheegay waxaa uu afhayeenku ugu hanjabay Ciidamada Itoobiyaanka dagaal xoogan oo aan loo kala hareyn isagoona adkeeyay in ay ka go'an tahay fulintaasi.

Warkan oo aanu kasoo xiganay TV-ga Al Jazeera ayaa intaasi ku daraya in Xubnaha Mucaaradka dawladda ee ku shirsan Asmara ay isku raaceen hanaan dagaal in ay u adeesadaan ka xoreynta dalka ee Cidamada Itoobiyaanka.

Maanta ayay aheyd marki wareegii 3ad ee shirkaasi la isugu yimid iyadoona galabta uu soo afjarmay kulankaasi dibadeedna saxaafadda loo qeybiyay bayaanaad ku aadan arrimahii shirka looga hadlay.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: BREAKING NEWS: within 24 hours we will attack xabashi full w

Post by paidmonk »

They'll aim for Xabashis, but they'll "accidentally" hit Xalimo or Xassan. Idiots.
User avatar
Homer Simpso
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1429
Joined: Sun Aug 03, 2003 7:00 pm
Location: Spring Field: Mr Burn's Nuclear plant:

Re: BREAKING NEWS: within 24 hours we will attack xabashi full w

Post by Homer Simpso »

Good luck!! you might need it...

You talk reminds of Indho-cade's talk... I will pray the Eid in Adisabab!!..... you guys never face reality, do you
User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: BREAKING NEWS: within 24 hours we will attack xabashi full w

Post by Somaliweyn Commando »

honestly i dont believe it will change anything until we kick out the ethiopians from the north and start our liberation there, we could then aide u guys, thus dismantaling the injirley

but beri i expect to see a lot of Tigray bodies in wadooyinka xamar Laughing

reer xamar are brave indeed somalia
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS: within 24 hours we will attack xabashi full w

Post by Hiiraan boy »

[quote="Somaliweyn Commando"]honestly i dont believe it will change anything until we kick out the ethiopians from the north and start our liberation there, we could then aide u guys, thus dismantaling the injirley

but beri i expect to see a lot of Tigray bodies in wadooyinka xamar Laughing

reer xamar are brave indeed somalia[/quote]


eomm run baa sheegtay

look what wakiilka somaliland said

“ hadii itoobiya ay xoog ku qabsatay K/soomaaliya, Soomaaliland waxay ku haysataa Siyaasad” Saciid Axmed oo ka tirsanaa golaha Wakiilada Somaaliland"

Saciid Axmed oo 11sano ahaa xubin ka mida golaha Wakiilada Somaaliland,ayaa galabta, siqiiro iyo xamaasadi ku jirto ka warbixiyay xaalada hadda dalku ku suganyahay,isagoo sheegay in ciidamada gumeysiga itoobiya ee xooga ku haysta qaybo kamida K/soomaaliya uu san ku ekaan doonin,balse ay isku soo fidinayaan Gobolada kale ee Soomaaliya.

Saciid Axmed ayaa yiri “ hadii itoobiya ay xoog ku qabsatay K/soomaaliya, Soomaaliland waxay ku haysataa Siyaasad”
Wuxuu kale oo sheegay magaalooyin ka tirsan Somaaliland oo uu socod ku soo maray oo ay kamid tahay Burco in ay dhamaan ka midaysanyihiin in markale Dalkii cadow gumaysi doon ah uu dalka ugalay, wuxuuna ku eedeeyay shacabka Somaaliland in aysan sidii loo baahnaa u qaabilin una soo dhaweyn walaalohooda ka soo barakacay K/Soomaaliya.

Saciid Axmed ayaa gabo gabadii warkiisa ku sheegay in uu xalka Umadda Soomaaliya uu ku jiro ayagoo dhaqan galiya waxa ay aaminsanyihiin.

Saciid Axmed ayaa ka digay in hadii shirkaan oo ah rajada kaliya ee u hartay ummadda soomaaliyeed, hadaysan shacabku aqoonsan shirkaan uu ku dhamaanayo natiijo l’aan.

Shir Weynaha Xoraynta iyo –Dib-u-Soo noolaynta Soomaaliya ayaa u muuqda mid ay isugu yimaadeen dad lagu tilmaamay tiirdhaxaadkii bulshada isla markaan ah mid ay bulshada soomaaliyeed ka rajo qabto in ay ka soo baxaan miro lagu farxo oo siyaasada Soomaaliya iyo gumeysiga Itoobiya wax ka badala.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”