Laba qolo oo come across as insignificant in somalinet?
Laba Qolo oo marka Mars laga hadlayo small qolodooda la soo booda? like did you see my clan in Mars?
they feel
Lacking in importance; trivial.
Lacking power, position, or value; worthy of little regard.
Small in size or amount.
Having little or no meaning.
Every breath they take is about their Qolo, every joke they make is about their Clan, every world afairs involves with their Qolo. they took too serious in somalinet
Laba Qolo oo aan isku kalsooneyn? oo aad iyo aad isugu daya iney soomalinet magac aany hore u lahayn ka sameystaan? oo isku daya inay Qasab dadka isku baraan? iyagoon xitaa ku weydinin inaad intrest u hayso their local afairs iyo in kale? they come across most narrow/closed minded, rer badiye of all somali community in Somalinet
PS..dont say Isaq,hawiye or darod, I want their sub-clan
waa Hal xiraale yaah.

