Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Voltage »

Gaari ay wateen ciidamada Ethiopia oo xalay lagu qarxiyay gobolka Gedo

Click here to find this article in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 04, Nov. 07 ( Sh.M.Network)- Inta la ogyahay labo ruux ayaa ku geeriyootay 5 kale oo ka mid ah ciidamada Ethiopia waa ay ku dhaawacmeen ka dib qarax lala beegsaday kolonyo ciidamo Ethiopian ah oo ku soo jeeday dhanka magaalada Muqdisho.

Kolonyo baabuur ah oo ay saaran yihiin ciidamo Ethiopian ah oo ka soo talaabay xuduuda, kuna sii jeeday dhinaca magaalada Muqdisho ayay fiidnimadii xalay mid ka mid ah baabuurtii ay wateen waxa ay miino kula kacdayTuulada Buulo Bashiir oo ka mid ah degmada Luuq, iyadoo qaraxaasi miino uu sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Labada ruux ee geeriyootay ayaa waxa ay ahaayeen dad rayid ah halka 5 ruux oo ay ku jiraan ciidamada Ethiopia ay ku dhaawacmeen sida ay Shabelle u sheegeen goobjoogayaal ku sugan degmada Luuq.

Lama oga wali sababta ka dambeysa qaraxaan oo loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda la soo dhigay oo lala eegtay ciidamadan Ethiopian ka ah.

Ciidamada maamulka degmada Luuq iyo Mas'uuliyiintooda ayaa gaaray tuulada Buulo Bashiir oo 25 Km dhanka galbeed kaga beegan degmada Bardaale ka dib qaraxa, waxaana halkaasi ay ka bilaabeen baaritaano.

Wadada u dhaxeysa Bardaale iyo Luuq ayaa ciidamada Ethiopia waxa ay ku mari jireen si nabdoon bilihii la soo dhaafay, waxaana dhacdadaan ay ku soo beegmeysaa xilli habeen hore bam gacmeed lagu weeraray Hotel ku yaala magaalada Dooloow Ethiopia.

Click here to find this article in English

Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka

Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Email Us: news@shabelle.net
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Voltage »

Ciidamo Ethiopian ah oo kusoo socday Muqdisho oo lagu qarxiyay agagaarka Luuq.

Luuq, 04/11/2007 Octaber Waagacusub.com .

Ciidamo aad u hubeysan oo Ethiopian ah isla markaana kusoo jeeday magaalada Muqdisho ayaa sida lagu soo waramayo waxaa lagu qarxiyay gudaha gobalka Gedo.

Ciidamadaan oo daraad kasoo baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia isla markaana u badnaa Military kuna so jeeday caasimada Somalia ee Muqdisho si ay u xoojiyaan ciidamada ka jooga ee maalmihii ugu dambeeyay la jabinayay ayaa lagu soo waramayaa in miino wadada dhinaceeda loo galiyay gawaari ay wateen.

Sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal in ka badan 5 askari oo Ethiopian ah ayaa dintay halka 9 kalena kaga dhaawacmeen kadib markii miinada lagu qarxiyay gaari URAL ahaa oo ay ciidamada sida balka oo kale ugu rarnaayeen.

Waxaa lasoo warinayaa inay ciidamada Ethiopian-ka kadib qaraxa ay toogasho ku dileen labo ruux oo mid haweeney aheyd kuwaaso kamid ah dadka ku dhaqan gobalka Gedo.

Miinadaan oo ku qaraxday Tuulada Buulo Bashiir oo ka mid ah degmada Luuq halkaaso kadib qaraxa soo gaareen ciidamada ammaanka degmada Luuq oo baaritaano ka bilaabay sida la xaqiijiyay.

Ciidamada Ethiopian-ka ayaa lagu soo waramayaa inay meydkooda gawaari ku qaadeen iyagoo dib ugu celiyay dalkooda, halka kuwii kalena ay usoo gudbeen magaalada Muqdisho.

Ma aha markii ugu horeysay oo meel ka baxsan Muqdisho qarax miino lala beegsado ciidamada Ethiopian-ka ee gudaha Somalia ku sugan.

Abdifitahaam Ahmed
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Voltage »

Mid ka mid ah Kolonyo Gaadiid Oo Ay Wateen Ciidamada Ethiopia Oo Miino Ay Kula Kacdey Duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Nov 04,2007
by Luuq-GEDO-NN
Mid ka mid ah baabuur ciidan oo ay wateen ciidamada Ethopia oo ku sii jeeday dhinaca magaalada Muqdisho ayey shaley maqribkii waxa ay miino kula kacdey Tuulada Gumuro oo 12km,dhanka wadada aada Yurkud kagana beegan degmada luuq, iyadoo qaraxaasi miinona uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka laga helayo degmada Luuq ayaa sheegaya in labo qof oo rayid ah ay ku dhinteen,halka 5kale oo ay ku jiraan askar Ethopiyan ahna ay ku dhaawacmeen qaraxaasi miino oo ilaa iyo hadda aanan la ogaan cidii ka dambeysay,inkastoo ay
soconayaan baaritaano ku aadan qaraxaasi sababaha lala xiriirinayo.

Wadada dheer ee isku xirta Degmooyinka Luuq iyo Bardaale ayaa waxay ahayd mid nabdoon oo gaadiidka iyo dadkuba ay si naad ah ku maraan,waxayna muhiim u ahayd dhaqdhaqaaqa xaga ciidamada.

Dhacdadani ayaa waxay ku soo beegmaysaa xilli habeen hore Hotel ku yaala Degmada Dolow-Ethopia lala beegsadey Qarax Bam oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac

A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Luq_Ganane »

:up: :up:
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by galia »

8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8)
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by adanboy »

Geesinimo,rag baa jooga meel walba,no doubt about that :up:
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Reer Xassan Mujahids :up:

we are called Xassan Geesi for a reason 8) :somalia:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by xoogSADE14 »

Terrorists have no clan affiliation. All they know is mayhem and destruction. They're a menace to society and should be stopped.
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Phd in naago kudis »

^^^

damm never seen a man love xabashis this much :o :o :o

not even afbijo :o
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Sadaam_Mariixmaan »

^

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by xoogSADE14 »

PHD

I don't even like the TPLF but to be honest we have no reason to fight them. Anybody that supports Somaliland shouldn't be questioning any other Somali's patriotism.
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by Phd in naago kudis »

xoogsade

there is not one single xabashi soldier in somaliland

if they are in somaliland and get killed

i couldnt care less

but xabashis seem to be your land
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by xoogSADE14 »

PHD

Thats where you're wrong. There isn't a single Ethiopian soldier stationed in Jubbaland or western Galgaduud.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by guhad122 »

Voltage;
Saaxiib that is what I want to hear and that is what was always known about true Mareexaans who have always been nationalists. The misguided and unchallnged policies of few Reer Diini leaders shouldn't hinder this great Somali clan from joining the struggle to re-liberate Somalia.
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Xabashi scum cut down in Luuq, Gedo, 1 day after Dollow bomb

Post by QansaGabeyle »

Is it wise to jeopardize the little peace reer Gedo enjoyed since not so long ago? We should be like the Americans in World War 2. Join the war when it is almost over and the habeshi are defeated. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”