Macalin Xaashi Max?ed Faarax oo ka mid ah Hogaanka Gudiga Fulinta ee Isbahaysiga soo nooleynta iyo dib u xoreynta Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan dagaalo ka dhan ah Ciidamada dowlada federalka kuwa Itoobiya ay ka bilaabi doonaan magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gobalada Dalka. Macalin Xaash ayaa sheegay in Dagaaladaasi ay yihiin kuwo si weyn uga bedelan kuwa haatan ka soconaya Magaalada Muqdisho, isagoo intaa ku daray in dagaalada haatan socdaba ay wadaan dagaal yahanada Isbahaysiga xoreynta oo uu tilmaamay in hadafkoodu uu yahay oo kaliya sidii ay dalka cadowga iyo cadow-kalkaalka uga saari lahaayeen, sida uu hadalka u dhigay.
Macalin Xaashi Maxamed oo ka hadlayay iscasilaadii uu sameeyey ra'iisul wasaarihii Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in aysan iyagu u arkin talaabadaasi mid sidaa u buuran, isla markaana ay ku qalqaaliyeen dowlahada Maraykanka iyo Ethiopia oo uu xusay in ay fara gelin qaawan had iyo jeer ku hayaan arrimaha Soomaaliya.
Macalin Xaashi Maxed Faarax oo ka mid ahaa mas?uuliyiintii ka qeybgashay shirkii Asmara ee lagu soo dhidbay Isbahaysiga soo nooleynta iyo dib u xoreynta Soomaaliya kana mid ah hogaanka Guddiga fulinta Isbahaysigaasi ayaa haatan ku sugan Magaalada Muqdisho oo uu markii horeba ka ambabaxay xilligii uu Shirkii Asmara ku sii jeeday.
Isbaheysiga Xoreynta ayaa sheegay in ay wadaan abaabulo xoogan oo ay dagaalo saf balaa-ran ugu qaadayaan Ciidamada Ethiopia, iyadoona abaabulada intooda badan ay ka socdaan Gobolada Jubooyinka.
Macalin Xaashi "Waxaan qaadi doonaa Dagaalo ka dhan ah codow
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by gemini07
-
- 4 Replies
- 552 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 6 Replies
- 640 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 0 Replies
- 610 Views
-
Last post by MRHASSAN
-
- 0 Replies
- 1294 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 3 Replies
- 517 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 3 Replies
- 2159 Views
-
Last post by adanboy
-
- 12 Replies
- 902 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 509 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by gobdoon