Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka hadlay afduubkii loo geystey nin u dhashay dalka Jarmalka
Badhan: Hadal heynta magaalooyinka gobolka Sanaag gaar ahaan degmooyinka Ceerigaabo iyo Badhan ayaa ah nin ajnabi ah oo dhawaan lagu afduubtey duleedka magaalada Ceerigaabo, taasoo ilaa iyo hada ay bulshada ku dhaqan gobolka Sanaag ku noqotey mid la yaableh oo ku cusub deegaankaas.
Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad ayaa tibaaxay goor saaka ay wareysi la yeelatey idaacada diiniga ah ee degmada Badhan in afduubkaasi uu yimid kadib markii ay rag ay wada socdeen ninka Jarmalka ah, Isla markaana ay ka wada yimaadeen dhanka Hargeysa ayaa isku qilaafey arimo markaas iyaga dhexyiiley, taasoo dhalisay in ninka Jarmalka ah ay halkaasi ku afduubtaan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ay kaalin fiican ka qaateen nabadgalyada gobolka guud ahaan ay arintaasna ay soo afjareen Maamulka Maakhir iyo odayaal dhaqameedka.
Madaxweynaha ayaa sheegey inay hada gacanta ku hayaan qaar kamid ah afduubayaashii, Madaxweynaha ayaa kadib la weydiiyey in maamulka Maakhir kala hadli doono maamulka Hargeysa oo ah halka ay kasoo jeedaan afduubayaasha. Madaxweynaha ayaa ku jawaabay in arintaasi ay tahay mid u taala wasaarada arimaha gudaha ee Maakhir State.
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=3968

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
[quote="neocon_2007"]Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka hadlay afduubkii loo geystey nin u dhashay dalka Jarmalka
Badhan: Hadal heynta magaalooyinka gobolka Sanaag gaar ahaan degmooyinka Ceerigaabo iyo Badhan ayaa ah nin ajnabi ah oo dhawaan lagu afduubtey duleedka magaalada Ceerigaabo, taasoo ilaa iyo hada ay bulshada ku dhaqan gobolka Sanaag ku noqotey mid la yaableh oo ku cusub deegaankaas.
Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad ayaa tibaaxay goor saaka ay wareysi la yeelatey idaacada diiniga ah ee degmada Badhan in afduubkaasi uu yimid kadib markii ay rag ay wada socdeen ninka Jarmalka ah, Isla markaana ay ka wada yimaadeen dhanka Hargeysa ayaa isku qilaafey arimo markaas iyaga dhexyiiley, taasoo dhalisay in ninka Jarmalka ah ay halkaasi ku afduubtaan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ay kaalin fiican ka qaateen nabadgalyada gobolka guud ahaan ay arintaasna ay soo afjareen Maamulka Maakhir iyo odayaal dhaqameedka.
Madaxweynaha ayaa sheegey inay hada gacanta ku hayaan qaar kamid ah afduubayaashii, Madaxweynaha ayaa kadib la weydiiyey in maamulka Maakhir kala hadli doono maamulka Hargeysa oo ah halka ay kasoo jeedaan afduubayaasha. Madaxweynaha ayaa ku jawaabay in arintaasi ay tahay mid u taala wasaarada arimaha gudaha ee Maakhir State.
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=3968[/quote]
That was the dumbest post I have ever read in the history of Snet. Neocon believe me sxb. What is your point hahaha

http://www.hiiraan.com/news2_rss/2008/F ... pping.aspx
i dont see anyone mentioning that dude you call president of Akhiirland
i dont see anyone mentioning that dude you call president of Akhiirland
- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
His Excellency Col. Jibrel has spoken.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
I've read many idiotic ones on this message board
Dude I feel sorry for you. You're a loser and you'll probably always be one
Dude I feel sorry for you. You're a loser and you'll probably always be one
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
let me give an advice, never try to twist the facts , we know that you are intimidated by somaliland forces
Re: Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
[quote="neocon_2007"]His Excellency Col. Jibrel has spoken.[/quote]
and mandheera will be his home if he dont close his mouth,
and mandheera will be his home if he dont close his mouth,
- neocon_2007
- SomaliNet Super
- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: Madaxweynaha Maakhir State Col. Jibriil Cali Salaad oo ka ha
[quote="Mr.Wise"][quote="neocon_2007"]His Excellency Col. Jibrel has spoken.[/quote]
and mandheera will be his home if he dont close his mouth,[/quote]
Where rounding insurgents and throwing them in Dhahar prison.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 8 Replies
- 780 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 21 Replies
- 7351 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 6 Replies
- 1543 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 1102 Views
-
Last post by COSTA
-
- 1 Replies
- 1318 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 51 Replies
- 5036 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 1 Replies
- 1027 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 4 Replies
- 974 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 3 Replies
- 1101 Views
-
Last post by DEMOLITION MAN