Baardheere: Ugaas Maxamed Weli oo goor dhoweyd shir jaraa'id ku qabtay Baardheere.
Baardheere: Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ah mas'uuliyiinta isbahaysiga dib u xoreynta dalka ayaa goor dhoweyd shir jaraa'id ku qabtay magaalada Baardheere oo gobolka GEdo ka tirsan.
Ugaaska ayaa ka Hadley danaha isbahaysiga ay ka leeyihiin Jubooyinka, isaga oo sheegay in qorshahooda Jubooyinka ka mid yahay howl galada militari ee ay dalka ka wadaan.
Waxa u beeniyay in ciidamo ka tirsan kuwa maxaakiimta in ay ku sugan yihiin deegaanka Kamsuuma.
Dhinaca kale, waxa uu si weyn u weeraray madaxda dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed oo uu ku eedeeyay in ay dowlada Itoobiya u hergeliyeen wax aaney weligeed ku fekerin oo ahaa in ay Muqdisho Timaado, isaga oo sheegay in madaxda la oran karo wey ridoobeen.
Hadalkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo dhowaan madax ka tirsan beesha Sade ay sheegeen in ay kamsuuma tagayaan, xilli ay tageen ciidamo maxaakiimta ka tirsan oo Ugaaska uu hogaaminayay, wuxuuna Ugaaska ku soo laabtay Gedo.
Rer Garad terrorist's in Bardhere
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
war naga aamus...the guy might have done bad with the icu but his ideology is not bad.
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
Fuck him and his ideology xayawaanka coowska cuna.
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
Xoogsade,
The Man has his own shaqsi and You may not agree with it laakin I don't think He warants those insults. From everything I know the Man is truly sincere and beleives in what He's doing. If it wasn't for the fact that He's connected with Indacadde, Daahir Aweis and the other Hutuband wadaado ku sheeg I'd actually support his idealogy 100%.
Coolposion,
Stop putting terrorist and Reer Garaad a dignified subclan together focken retard.
You remind Me of those Somalis who fall in love with one word like the ones in the '90s fell in love with 'propagando'.
The Man has his own shaqsi and You may not agree with it laakin I don't think He warants those insults. From everything I know the Man is truly sincere and beleives in what He's doing. If it wasn't for the fact that He's connected with Indacadde, Daahir Aweis and the other Hutuband wadaado ku sheeg I'd actually support his idealogy 100%.
Coolposion,
Stop putting terrorist and Reer Garaad a dignified subclan together focken retard.
You remind Me of those Somalis who fall in love with one word like the ones in the '90s fell in love with 'propagando'.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
I usually don't agree with Xoogsade but that Maxamed Weli guy personifies caadoqaatonimo.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
Well the thing is supporting the liberation of the country, opposing Ethiopian gumaysi, and wanting Shareecada Islaamka is one thing but being used as a puppet by warlords who have something against your people and went to lengths to identify themselves as wadaado to hurt your cousins and uncles under a populist slogan is another thing.
I despise this fool. Waa kii Xamar shaaxa ku gadan jiray waxaan ogeyn. Nac nacduu ka sheegi jiray Universal T.V maba quuro inaan meesha ku qoro.
I despise this fool. Waa kii Xamar shaaxa ku gadan jiray waxaan ogeyn. Nac nacduu ka sheegi jiray Universal T.V maba quuro inaan meesha ku qoro.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
^^Marax, he's a terrorist unless Ur a terrorist lover.
Re: Rer Garad terrorist's in Bardhere
Xoog...F*ck him he was used against his clan and is a caadaqaato...lakiin not his ideology I think we all want an Islamic state and Ethiopia to be kicked out, don't you?
Qansa what do you mean you don't usually agree with xoogsade??? He shares similar views with SADE members on here, I just don't agree with him on how Jubbaland should be built who should built it, but I have not noticed anything else he says that is dissimilar to my views or those of the SADE members on here.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 703 Views
-
Last post by Voltage
-
- 5 Replies
- 627 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 4 Replies
- 877 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 1 Replies
- 793 Views
-
Last post by LaY-D_LicK