Warya MJP

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Warya MJP

Post by SummerRain »

Gabartada ye HG ka tahay?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Warya MJP

Post by SahanGalbeed »

Ismahaney , waalal dee " ye" as in " ye ka tahay " ..waxba kama dhigna ma 'ogtahay . yacnii waa af soomligii oo " ebonics"-garaysay .

bal waxaad i sheegta sidee bay -->" ayey " u noqota " ye "..yaa?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Warya MJP

Post by Babygirl- »

Reer Xaaji Salebaan. :roll:
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Warya MJP

Post by SummerRain »

Sahan,

Dont hold my Somali(written) against me dear. I learned it here in SNET. Besides, I would think "ayey" is reer wagooyi versus "Ye" which is reer Mogadishu?

Babygirl,

How do you know this? :mrgreen:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Warya MJP

Post by SahanGalbeed »

Miskiinaad baad tahay wallahi ismahan . :lol:

Iminka helwaa waxay odhan lahayd

"War kaalay , af soomaliga ma adiga samaystay sac sac yahow .. dee haddaba dhinac inoo baydh yaaney lagugu mudin halkan e :lol:"

Adigu you're so sweet almost apologetic :up:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Warya MJP

Post by Babygirl- »

I am Mjs Therapist!! i help him deal with Being pro Mj & Marrying a HG :lol: :down: And how to come out to the family. :lol:
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Warya MJP

Post by SummerRain »

Islaantaas 150mph ku socota ma aniga gaarikara :lol: Besides, I think arinmo aya ni dhex maray hence the animosity that is given to you. :mrgreen:


How is your Ramadan and your nieces? :)
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Warya MJP

Post by SummerRain »

Babygirl,
:lol: :lol: :lol: :lol:

Wallahi waxa suugayo wax fuudud ma ahaan. Miiskiin.

Wax ku qosolay marku iri...I have Mj-nized her. Ileen naagaha HG siirtoda ma oga miya? :lol:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Warya MJP

Post by Minneapolis Mayor »

Babygirl- wrote:Reer Xaaji Salebaan. :roll:

:lol: :lol: :lol: :lol: I thank you for being so knowlegeable about that name.
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Warya MJP

Post by SummerRain »

Minneapolis Mayor wrote:
Babygirl- wrote:Reer Xaaji Salebaan. :roll:

:lol: :lol: :lol: :lol: I thank you for being so knowlegeable about that name.
I thought ina sacad aa tahay?
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Warya MJP

Post by Minneapolis Mayor »

Ismahan123 wrote:
Minneapolis Mayor wrote:
Babygirl- wrote:Reer Xaaji Salebaan. :roll:

:lol: :lol: :lol: :lol: I thank you for being so knowlegeable about that name.
I thought ina sacad aa tahay?
habaryar,

I said am habargidir. waxaan ahay nin reer xaaji saleebaan ah. oo ay dhashay gabar sacad ah oo farale ah. Laakiin waa isla meeshii. I was sacad for 9 months markaa caloosha hooyo kujiray.

hada mafahamtay?
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Warya MJP

Post by SummerRain »

MM,

Yes, habaryar. Waxa tahay ba, qof fiicaan ba ila egtahay aniga. :rose:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Warya MJP

Post by Babygirl- »

Alaahu akbar maxaay labadaan is faniyeen... :lol: :lol: :lol:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Warya MJP

Post by Minneapolis Mayor »

Ismahan123 wrote:MM,

Yes, habaryar. Waxa tahay ba, qof fiicaan ba ila egtahay aniga. :rose:
Sidaas aan kaarabaah habo. hadii aan xumaado waxaa ladhahayaah hadhaw Ismahaan ayaa habaryar u ah :lol: :lol: :lol: :lol:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Warya MJP

Post by Minneapolis Mayor »

Babygirl- wrote:Alaahu akbar maxaay labadaan is faniyeen... :lol: :lol: :lol:
Babygirl,

adiga gabdhaha qaldaamada ah ayaad ugu fariid santahay. Dee kuwa kale waxay qabaan panaroya iyo syndrome xoogaa laysku dhex qasay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”