Full Sharia Law announced in Baardheere.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by Voltage »

Maxkamadaha Islaamiga Gobolka Gedo oo maanta ku dhawaaqey in Shareecada Islaamka ah lagu maamulayo Magaalada Baardheere
Oct 14,2008
by B/Dheere-GEDO-NN
Masuuliyiin ka tirsan maxkamadaha Islaamiga ah ee Gobolka Gedo ayaa maanta markii ugu horeysay waxay meel fagaaro ah kula hadleen boqolaal oo isugu jira rag iyo dumar oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Baardheere,waxayna sheegeen in si buuxda ay ula wareegeen gacan haynta Degmada Baardheere,isla markaana waxii manta ka dambeeya ay ku maamuli doonaan shareecada Islaamka.

Masuuliyiintaasi ayaa goobtii uu ka dhacayey Kulanka oo ahayd xartuntii hore ee Shiirkolaha Degmada Baardheere ayaa waxay ku soo bandhigeen Muxadarooyin diini ah iyo guubaabo ku saabsan la dagaalanka waxa ay ugu yeereen kuwa ka soo horjeeda Islaamka.

Mas,uuliyiintan iyo Ciidamadooda oo dhowaanahanba ku sugnaa gudaha Magaalada Baardheere ayaa isla goobtii waxay ugu dhawaaqeen Gudoomiyaha Maxkamada Islamiga Degmada Baardheere oo ay u magacaabeen Sh.Aden Fanax iyo 4 ku xigeenadiisa,waxayna sidoo kale Taliyaha Ciidamada Amaanka Degmada Baardheere oo ay u magacaabeen Bare Qooje,iyagoo sheegayna in Arinta ku saabsan Maamulka Degmada Baardheera in ay dib u dhigeen mudo aanan la cayimin.

Masuulyiintii ka socotey Midowga Maxkamada Islaamiga ee ka Hadley Fagaaraha Shiirkolaha ayaa waxaa ka kid ahaa Sheekh Maxamed Maxamuud (Sheekh Gadaashey) oo ah Madaxa Midowga Maxkamadaha Islaamiga Gobolka Gedo,Sheekh Bakaal,Sheekh Ismaaciil oo ah Kuxigeen Madaxa Midowga Gobolka iyo Maxamed Cusmaan Dhagey oo ka mid ah masuuliyiinta Midowga Maxkamadaha Gobolka Gedo.

Xubnahani ayaa dhamaantood waxay carabka ku adkeeyeen in Maamulo islaami ah dhowaan laga dhisi doono degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Gedo,waxaana goobta ka maqnaa Gudoomiyahii Degmada Baardheere Maxamed Xirsi dhudi.

Waa markii ugu horeysay oo Mas,uuliyiin ka socota Maxkamadaha Islaamiga ay meel fagaare ah oo ku taala degmada Baardheere ay kula hadlaan Boqolaal dadweyne ah ,islamarkaana ay ku soo bandhigaan ujeedooyinkooda.

A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by The_Patriot »

So this is reer Sayid version of Islam? :lol: :lol: :lol:
dhuudhuu
Posts: 127
Joined: Mon Sep 29, 2008 10:53 pm
Location: Dhuudhuu & Sardhaxanle

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by dhuudhuu »

Old crap.

REALGEDO RUN A STORY EXACTLY LIKE THIS ONE TWO DAYS AGO.

http://www.realgedo.com/2008/10/barre-q ... higay.html

whutz gng on?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by Voltage »

The_Patriot wrote:So this is reer Sayid version of Islam? :lol: :lol: :lol:

Reer Siyaad don't live in Baardheere.

But I don't blame you.

If I did not know anything about Mareexaan and came to check this forum out, I would come to the same opinion as you.

I mean why shouldn't you when so many retards here have reer Siyaad on their mouth?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by Voltage »

Maxkamad Islaami oo lagu wado markii ugu horeysay in maanta looga dhawaaqo degmada Baardheere ee gobolka Gedo

Waxaa maanta lagu wadaa in maxkamad Islaami ah looga dhawaaqo degmada Baardheere ee gobolka Gedo, sida uu sheegay guddoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee gobolka Gedo Sheekh Maxamed Muxumed Ismaaciil.

Ku dhawaaqidda maxkamadda maanta lagu wado in looga dhawaaqo degmada Baardheere ayaa ka dambeysay kulamo maalintii shalay degmada Baardheere ku dhex maray odayaasha dhaqanka, culimaaudiinka iyo waxgaradka gobolka Gedo iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Islaamiga ah ee gobolka Gedo.

Guddoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee gobolka Gedo Sheekh Maxamed Muxumed Ismaaciil oo isagoo ku sugan Degmada Baardheere la hadlayay saxaafadda ayaa sheegay in kulankaasi oo soo gabagaboobay shalay gelinkii dambe ay iskula af garteen dhammaan waxyaabihii looga hadlay.


Guddoomiyaha maamulka Islaamiga ah ee gobolka Gedo ayaa sheegay in kulankaasi uu ku saabsanaa dadaallada lagu sugayo amniga iyo qorshaha dhisidda Maxkamad Islaami ah oo degmada Baardheere, wuxuuna intaasi ku daray in odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka degmada Baardheere ay ka codsadeen inay taageeraan dadaallada mujaahidiinta ee ku aaddan sugidda amniga iyo la dagaallanka cadowga ummadda Soomaaliyeed.

Sheekh Maxamed Muxumed Ismaaciil oo ah guddoomiyaha maamulka Islaamiga oo la waydiiyay in dhisidda maxkamadda ay ku kooban tahay oo kaliya degmada Baardheere ayaa sheegay inay qorsheynayaan in dhammaan degmooyinka gobolka Gedo ay ka dhisamayaan maxkamado Islaami ah, isagoo ka codsaday dhammaan dadka ku dhaqan deegaanadaasi inay ka tanaasulaan oo ay qalbigooda ka saaraan la shaqeynta iyo jacaylka ay u qabaan cadowga Alle iyo kuwa la shaqeeya, waa sida uu hadalka u dhigaye



Cabdishakuur Cilmi Xasan
cabdishakuur48@live.com
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by xoogSADE14 »

"Fulla Sharia law announced in Baardheere"

As opposed to what? The pagan practices of the godless Mareexaans?
xidig007
Posts: 72
Joined: Fri Jul 18, 2008 3:49 pm

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by xidig007 »

so voltage waa ku faraxsantahy soo maha :lol: aaway jameecadii hore oo malagaalada joogtay... may heshiinayaan ayay kulatahay :?
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by snoop12 »

Bardhere is a muslim degaan, populated by muslims, There is no shock in the place announcing sharia law.


Stop posting these lame propagandist bulsh*t, fighting to paint barre hiirale as an unislamic leader which is a complete lye.

these people who fight to gain sympathizers for al-shabab are wasting their time...............

every time al-shabab is in control of a mareexan degaan, the mareexan civilians always end up suffering, this group is hiding under Islam, they are no better then the qabilist moriyaans. So i don't personally care whether they are mareexan or not because they have committed too many unislamic acts to be claiming to be an islamic group.

funny how sadeboi and voltage where not supporting al-shabab previously, someone needs to expose a hidden contract between some people if you know what i mean :lol:
dhuudhuu
Posts: 127
Joined: Mon Sep 29, 2008 10:53 pm
Location: Dhuudhuu & Sardhaxanle

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by dhuudhuu »

Baardheere is degaan of the muslimest of all Somalis!

Shabaabs will not survive there, I guarantee you.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by Voltage »

Xoogsade, sxb your comment doesn't warrant a response from you me. You know that.

There is a difference in being a Muslim and the INSTITUTIONAL APPLICATION of the Shareecada Islaamka.

What I mean is we are American, you and I right? What stops some crackhead from running to us and purposely shooting us in the head in the middle of the street?

It is because of the written law code that governs this land. In the same way people in Somalia are Muslims yes, but they do not have the institutional application of the Shareecada Islaamka whose application is th SOLE responsibility of the functioning administration.

It is not a private practice thing, it is the SOLE responsibility of the authorized institutions that exist.

This is why there is a difference between being Muslims (as in the case of reer Baardheere) and the institutional application of the Shareeca which this issue involves.

Just because now the Shareeca is an institutional, universal aspect of the land does not mean the people whom the law applies to are not Muslims, rather now it means they are a better Muslim society. :up:
Last edited by Voltage on Tue Oct 14, 2008 2:35 pm, edited 1 time in total.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by CoolPoisons »

xoogSADE14 wrote:"Fulla Sharia law announced in Baardheere"

As opposed to what? The pagan practices of the godless Mareexaans?
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:


i called Bardhere they said terrorists took over the city

Bardhere mayor chosen by the people left the city
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by Voltage »

Cool Poison with all due respect ma gaal baa tahay? Seriously.

Who is your enemy? How are these Mareexaan boys who want the kitaaab your "enemy"??

What separates the milita Mareexaan boy from the Mareexaan boy with the kitaab?

Are you implying the kitaab is your enemy?

I wish some people would actually sit back for a second and analyze what their belief systems are.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by CoolPoisons »

^^ Mad_Dogg, Murax set U in Ur place. listen to him, U dont know nothing about Islam.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by Voltage »

Cool Poison what is your world view?

You understand world view so maahan?

What is your world view?

You pretend that your world view at least where Somalia is concerned is based on clan centrism. "Oh rer hebel did this to us, rer hebel did that to us".

What is the difference, clan difference, then Marehan militiamen and Marehan wadaado.

They are both Marehan right?

Is your world view based on religion?

is that why you differentiate the militia man from the wadaad, despite the fact they are both Marehan?

I mean just what is your world view?
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Full Sharia Law announced in Baardheere.

Post by snoop12 »

lol @ voltage stop picking on cool

marexan wadaad and marexan militia live among each other without problems.

but mareexan militia, can't acknowledge the presence of a mareexan traitor

neither can a mareexan wadaad, acknowledge the presence of a mareexan traitor

this is the case in both kismaayo and bardheere, these traitors gave hope for the outsiders who lost interest in kismaayo and in some sense bardheere. why?. well because a traitor is a traitor, do you want me to define what a traitor is :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”