Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by The_Emperior5 »

Yahuud Ku sugan Berbera
Friday, March 13, 2009 - 10:14 AM

Yahuuda oo dhaq dhaqaaqooda kawada Dhanka Somaliland wanaajiyayna Xiriirka Tikreega iyo Somaliland ka dhaxeeya.

Yahuuda ayaa waxa ay kamid yihiin dhibaatada ugu weyn ee qeybta ka ah dhibaatada heysata Qaaradda Afrika, iyadoo sidoo kale qaaradda Afrika ay ka leeyihiin Yahuuda dano gaar ah.

Yahuuda iyo Tikreega xiriirka ka dhaxeeya ayaa ah iyadoo Tikreega ay isku heystaan Yahuuda madow halka kuwa Tel Aviv deganna ay yihiin Yahuuda cad

Tusaale ahaan 17-kii August 2008-da ayaa Banaanbax weyn o dhacay ayna isku soo baxeen 1500 yahuud oo asalkooda Tikree ah ay ka cawdeen go’aan Maxkamadda Yahuuda ay soo saartay kadib markii lagu arkay tahriibka yahuuda Itoobiyaanka ah oo batay, waxaana ay kudhawaaqayeen Yahuuda Tikreega ah “Israa’iil waa umad mid ah, waa Yahuuda cad iyo kuwa madow oo wada jira”.

Hadaba Koox yaduud ah oo joogta Addis Ababa ayaa wanaajiyay xiriirka ka dhaxeeya Itoobiya iyo Somaliland, waxaana sidoo kale si toos ah loogu soo xiray Somaliland Mas’uuliyiin katirsan Yahuuda iyaga oo aad u daneynaya Yahuuda in Dekedda Barbar ay aad u isticmaalaan marka ay Itoobiya wax u keenayaan.

Hadaba Somaliland ayaa waxa ay u fududeeyaan Yahuuda agabka ay ku isticmaalaan Dekedda Barbara halkaasi oo Yahuuda ay si aad ah wax uga soo degsadaan sida lasoo xaqiijiyay, waxaana Somaliland iminka taageero weyn ay ka heysataa Yahuuda oo xiriirkooda ay wanaajisay Yahuuda Madow ee Itoobiya

Soomaaliya ayaa la ogsoon yahay in faragelin shisheeye aysan ka marneyn taasi oo sababteedu ay leedahay qolooyin shisheeye oo fowdo dhinacooda ka wada si danahooda aysan u bur burin, waxaana kamid ah Yahuuda hawlaha ay iminka ku heysato Somaliland gaar ahaan dekedda Berbera.

Xigasho: Qaadisiya

walahi a few days ago i was talking on paltalk saying somaliland wa inay xidhiid fiican la yeelata dalka isreal and daahir rayaale should visit Tel aviv more then england iyo usa see telaviv xiidhiid wanaagsan oo wada jiir ah aya naga dhexaya and that would work and even our livestock wa inay Reer isreal iibsadaan :up:
Intii bay soo qorreen war ileen tan oo kalle :lol: :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by Voltage »

Faan badnidaa but I agree with Qaadisiya. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by The_Emperior5 »

Ma anigu ma faano sxb laakin if Tel aviv wants good ties with us in hargeysa its welcome laakin waxani wa been cad xata websiteka dawlada somaliland iyo ta guurtidu may soo qorrin wa iska haddal fatoosh. qaadiysa oo leh yuhuud ba berbera joogta big joke :lol: :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by Voltage »

stop using Somaliland name. Call it gobolada Waqooyi Galbeed. :up:
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33847
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by FAH1223 »

Israel wants to use you so they can launch nuclear missiles into Iran.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by The_Emperior5 »

Sxb waxa naga da anigu somaliland baan leeeyahay ila an ka dhiimanayo :lol: its like sayin konfuutana gobolada konfureed wtf ma inaka ba isku dawlad ah isku dall ah isku nation xata isku dad ah taadu ha ku leekatu sxb Now thats not the topic i think daahir rayaale should sue this Qaadisiya abu fatoosh website.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by Cawar »

The_Emperior5 wrote:Sxb waxa naga da anigu somaliland baan leeeyahay ila an ka dhiimanayo :lol: its like sayin konfuutana gobolada konfureed wtf ma inaka ba isku dawlad ah isku dall ah isku nation xata isku dad ah taadu ha ku leekatu sxb Now thats not the topic i think daahir rayaale should sue this Qaadisiya abu fatoosh website.
Waxaa isku dad tihin dirta koonfureed, maadaama aad tihin dirta waqooyi, maxaad u inkiraysaa walaalahaa?? :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by Voltage »

Somalia's regions

Gobolada Waqooyi Galbeed
Gobolada Bari
Gobolada Dhexe
Gobolada Koonfur Galbeed
Gobolada Jubooyinka
Benaadir

:up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by The_Emperior5 »

Cawar wrote:

maya sxb haday walaalahay yihin maan inkirren laakin wagaanu mogadisho iyo hargeysa walaleeynene siidanu jebertiga geed ugu xiidhno waddada irir loo maro na wa waddada dir marka sxb la soco tii na tagtay ciid irir hadal haysana ma jirto maanta Anagu hadaanu reer sh isxaaq nahay dadka waxanu yaqaana ardu al habasha daggan
ama wa durriyad ama wa dugaag marka la soco :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by The_Emperior5 »

Voltage wrote:Somalia's regions

Gobolada Waqooyi Galbeed
Gobolada Bari
Gobolada Dhexe
Gobolada Koonfur Galbeed
Gobolada Jubooyinka
Benaadir

:up:

Haaku macanaato laakin when you pass yoocade ur in trouble waxa kala iska tirso walaalkayaga Ismacil cumar geele eeh djibouti lawyacadema soo dhaafo taaasa laga rabba
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by Voltage »

Dan i geyso meeshaad tilmaamtay ayaan jirin lakin waligeed wardiyaan ka ahaan midnimada Soomaaliya. Ha kugu taagnaato 8-)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by The_Emperior5 »

FAH1223 wrote:Israel wants to use you so they can launch nuclear missiles into Iran.

The report is fake and propoganda qaaadisiya :down:
Isreal wants just good ties with countrys in the middeleast.

Voltage wrote:Dan i geyso meeshaad tilmaamtay ayaan jirin lakin waligeed wardiyaan ka ahaan midnimada Soomaaliya. Ha kugu taagnaato 8-)
Dee marka iska tageer ya ta wax ka weydiinaya dadkii laha dalkan baa oo jooga una nool una noolan doona ila yawma all diin :up:
Anigu laakin waardiya ayaan ka ahay xuduudaha somaliland dhan walba adigna kuma arko laakin :lol:
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33847
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by FAH1223 »

The_Emperior5 wrote:
FAH1223 wrote:Israel wants to use you so they can launch nuclear missiles into Iran.

The report is fake and propoganda qaaadisiya :down:
Isreal wants just good ties with countrys in the middeleast.
nope, i read documents referring to Israel using the horn as a base to launch nuclear attacks on Iran
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Qaadisiya wax wal ba may iska qorta

Post by Voltage »

Hada ul baad sidataa kolkay qori arrintu gaarto anigoo beebe kugu jeediyey ayaad arki :lol: :lol: :lol: :twisted:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”