P.I.S welldone keeping puntland secure
Moderator: Moderators
P.I.S welldone keeping puntland secure
"Boosaaso(AllPuntland)- Gudoomiyaha gobalka Bari ee Puntland Muuse Geelle Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in uusan maamulkiisa gobalka Bari aan lala socodsiin qabashadii wadaadkii ay soo xireen ciidamada PIS-ta ee Puntland, wuxuuna sheegay in lala xisaabtamayo dadkii ka dambeeyey arimahaasi.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay dadku aad uga xumaadeen falkaas, isla markaasna ay rabshadaha udhigeen isagoo ugu baaqay shacabka in ay isdajiyaan oo sharciga ay uhogaansamaan, wuxuuna tibaaxay in ay dawladda Puntland gudi usoo saartay arinta wadaadkan.
Muuse Geelle ayaa usheegay saxaafada Soomaaliya in aysan wanaagsaneyn in la qaado talaabooyin ay ku kici karaan dadka Shacabka ah, balse wuxuu qiray in lasoo xiri karo cid walboo la tuhmo baaritaan sharciga waafaqsana la marin karo.
Gudoomiyaha gobalka Bari wuxuu beeniyey in la jirdilay wadaadka ay qabteen ciidamada PIS-tu ama uu dhaawac yahay, isagoo tibaaxay in hada gacanta ciidamada booliska lugu wareejiyey Wadaadka lana baarayo, oo hadii dambi lugu helo sharciga la horkeenayo.
Warar madax banaan oo ka soo baxaya maamulka sare ee Puntland ayaa sheegaya in ay dawladda Puntland isku khilaafsan tahay qabashadii wadaadkan, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in ay wasiirada Puntland isku raacsaneyn talaabooyinka noocaan oo kale ah, waxaana qaarkoodba ay ka soo horjeedaan in lasoo xiro wadaada Diinta Islaamka oo ay dad badan ka dambeeyaan ama qadarinayaan.
F. C. Geylan
AllPuntland"

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
what is your point?
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
His point is: Dadka Islaamed gaalad madob ee xabashida ah ka gadasheekh-Farax-zero wrote:what is your point?
You can shove your P.I.S bullshid where the sun dont shidh
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Dadku hadey islaam yihiin bosaso maxay u qarxiyeen, maxayse galkacyo maalinwalba bombooyin jidadka ugu duugaan. Gaalo iska daaye yuhuuda halaga iibiyo baan aminsanahayXamud. wrote:His point is: Dadka Islaamed gaalad madob ee xabashida ah ka gadasheekh-Farax-zero wrote:what is your point?
You can shove your P.I.S bullshid where the sun dont shidh
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
waa waalan tahay ,,ee seek help 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Turki is coming for them. 

- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Xamud
This bicir guy is not one of US .Waa Shegato !
This bicir guy is not one of US .Waa Shegato !
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Paidmonk
nice avatar at last
,,,i hate your previous Xabashi/somali flag
nice avatar at last

- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
gemini07 wrote:Xamud
This bicir guy is not one of US .Waa Shegato !
Gemini07, I guess you've acknowledge the fact that I was right all this time when I declared that "sheegaatos" are responsible for the disunity of the Daarood clan family.

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
hahahaha war ileen tanoo kale, daaroodku ma somalinet buu ku mideysanyahay ileen daarood mideysan anigu maanan arage, sxb catiifada qabiilka iska yaree qabiil iyo national interest kala saar. Argagixisadu qabiil mataqaan walaalka haduu yahay ee rabo inuu dad masakiina isku dhexqarxiyo waa inaad ka hortagtaa, simpel logic.The Magnificent wrote:gemini07 wrote:Xamud
This bicir guy is not one of US .Waa Shegato !
Gemini07, I guess you've acknowledge the fact that I was right all this time when I declared that "sheegaatos" are responsible for the disunity of the Daarood clan family.
- nomadicwarlord
- SomaliNet Super
- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Long live PUNTLAND, to hell with other regions
sike I love u too peasants. 

Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
gemini <<the only thing you repressent is "xxx" ku gala.gemini07 wrote:Xamud
This bicir guy is not one of US .Waa Shegato !
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Bicir100 wrote:gemini <<the only thing you repressent is "xxx" ku gala.gemini07 wrote:Xamud
This bicir guy is not one of US .Waa Shegato !
Majerteen ma tihid
Wecel uray oo been loo sheegay baad tahay ,hadeey 'xxx' qabiil dumarka uu noqota, Hooyadaa waa qabiilkastoo Somali sheegata .
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Bicir
Waryaa ceeb nadisyahow! isku xishood maxa gabarta u cayneysa? teeda kale is cadde yaad tahay? haadi kale shabad "sheegato" ba kugu dhageyso
Waryaa ceeb nadisyahow! isku xishood maxa gabarta u cayneysa? teeda kale is cadde yaad tahay? haadi kale shabad "sheegato" ba kugu dhageyso
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: P.I.S welldone keeping puntland secure
Xamud. wrote:Bicir
Waryaa ceeb nadisyahow! isku xishood maxa gabarta u cayneysa? teeda kale is cadde yaad tahay? haadi kale shabad "sheegato" ba kugu dhageyso

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 2071 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 836 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 584 Views
-
Last post by knet
-
- 2 Replies
- 556 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 9 Replies
- 1105 Views
-
Last post by original dervish
-
- 11 Replies
- 641 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 482 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 668 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 10 Replies
- 1619 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 563 Views
-
Last post by Somaliman50