
Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe oo ku sugan haatan Magaalada Nairobi ayay u suurto gali wayday in ay la kulmaan Xoghayaha Arrimaha Dibada Hillary Clinton oo haatan booqasho ku maraysa Africa.,arintaasoo ay horay u sheegeen inay lakulmi doonaan. Balse,sida ay sheegayaan wararka aan "la hubin kasoo baxaya" Nairobi labada Gudoomiye waxa u suurto gashay in ay la kulmaan Gacanyarayaasha.
http://afnugaal.com/






