Surely not islaam because it doesnt teach to execute innocent muslims & non-muslms.
Meeydkii Labaad oo qoorta laga gooyey oo Mudo 24 Saac gudahooda La soo dhigay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banadir
Nin meyd ah qoorta laga gooyey ayaa caawa la soo dhigay xaafada Toowfiiq degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ninka meeyda ka ah lagu arakay caawa meel wado ah isgoo gacmaha ay ka xiran yihiin islmaaraan qoorta laga gooyey .
Sidoo kale dadka deegaankaasi ayaa sheegaya in ninka meydka ee qoorta laga jaray aysan ka muuqan wax rasaas ah jirkiisa. Iaydoona ilaa haatan uu meyda yaalo xaafada Toowfiiq.
Meydkan qoorta laga gooyey ee caawa lasoo dhigay xaafada Toowfiiq degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir ayaa waxa uu noqonayaa meydkii Labaad ee qudha ka jaran oo mudo 24 saac gudahooda lagu arko degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Saaka ayey ahayd markii meydka Wiil dhalinyaro ah oo qoorta laga gooyay la soo dhigay Xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid, kaasoo dadka deegaanka ku beeray cabsi xoogan.
Ilaa iyo hada lama oga cida dishay dadkaasi , hase ahaatee dadka deegaanka ayaa sheegay in meel kale lagu soo dilay kadibna la soo dhigay Xaafadaha.
Ma ahan markii ugu horaysay oo magaalada Muqdisho la soo dhigo meyd qof rayid ah, laakiin Meydadkaan ayaa waxa ay noqonayaan kuwii ugu horeeyey ee la soo dhigo xaafad ka mid ah Yaaqshiid oo qoorta ka jaran.
Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
What religion does shabaab practice?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 41 Replies
- 30326 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 0 Replies
- 1156 Views
-
Last post by Kramer
-
- 14 Replies
- 2044 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 5 Replies
- 1314 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 10 Replies
- 874 Views
-
Last post by Lil_maRlilander
-
- 4 Replies
- 931 Views
-
Last post by Rambie
-
- 0 Replies
- 589 Views
-
Last post by guhad122
-
- 1 Replies
- 572 Views
-
Last post by dhuusa_deer
-
- 2 Replies
- 680 Views
-
Last post by new-york24