Ahlu Suna oo bambooyin ku weeraratay Ciidankii Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Ahlu Suna oo bambooyin ku weeraratay Ciidankii Puntland

Post by abdisamad3 »

GAALKACAYO:Haraagihii ka haray Jabhadii USC ,hadana wata Magaca Gal Mudug oo ay degaan ahaan ka Degan yihiin gaalkacayo Koonfurteeda(Baraxleey) ayaa waxay dagaal iyo hub urursi ugu jiraan Dawlada puntland iyo Ciidankeeda, iyaga oo diidan hawl galada nabadeed iyo Bulsho oo ay Ciidamada Puntland ka wadaan Magalada Gaalkacyo oo ay u arkaan mid wax u dhimaysa jiritaankooda.



Ciidanka puntland ayaa waxa lagu soo weeraray Bambooyin halkaas oo Dad dhowr Qof gaaraya ay ku dhinteen,qaarna ku dhaawacmeen,kuwa dhaawacmay waxa ka mid ah Duqii Magaalada Gaalkacayo Cabdiraxman Maxmed Xaaji



Asbuucan horaantiisii ayaa isaga oo waraysi bixinaya Ninka lagu magcaabo Axmed Yaasiin oo ah Madaxweyne ku xigeenka Gobolda waqooyi ee Soomaaliya wuxuu sheegay in la taageero Ciidanka Ahlu Suna oo jooga Gobolada Dhexe oo au arko mid ay iska kashan karaan bur burka puntland.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”