HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by yawle »

In the early days of the Daraawiish movement. We Gadhweyns were the first clans to enlist in the call for Jihad against the Colonialists. Our suldaans and our leaders were all joined the movement boosting the Darawiish movement from a small Dhulbahante subclan into a multi clan fierceful force.

One of the first places where the Daraawiish made home was in the Gadhweyn lands of Midhisho, Daallo and deep in the Sanaag regions. At one point, the gullible King of the Dhabayaco organised an army to take on the Darawiish. The Gadhweyns heard the news that about 5000 armed men were coming from Barii.

Instead of waiting for the colka Bari ka imanaya, the Gadhweyns, led by the fierce Salaax Fanax initiated the war by storming the Warsangali villages of Hadaaftimo, Badhan and LaasQorey and reached deep in the Barri region, desimating the Dhabayaco and Warsangali forces in the process.

The story goes, ciidankii Dhabayacadu lahayd, hal nin kali ah ayaa ka baxay. That single man asked the people "Qof miyaa iga soo horeeyay?" markaa ayaa lagu yidhi "maya, adiga ayaa ugu horeeya"... markaasu yidhi "qofna igama danbeeyo" :clap: :lol:

Mohamed Cabddlae Xassan upon hearing the news that the Dhabayaco and Warsangali were karbaashed so badly, recited the following poem:

Duca awliyaad buu qabaa degaha Tuurwaaye
Waa niman gaalada deldala doog iyo abaare
Waa nimanka doofaarradii daariguu jaraye (warsangali iyo Dhabayaco)

Roobkiina waa kaa u da'ay duraha jiilaale
Waa kaa dalkoodii ballidu wada duraabtaaye
Waataa arladii daahirtee diib kasoo kariye

Cawskii dumaayoobay baa doog kasoo baxaye
Dalagyadiyo dooxooyinkii diisha iyo qaare
Dunqaarihiyo xamshkaa sidii diriq la moodaaye

Maalkii diraacdii dhalaa doobke loo culane
Duunyada wxa laga maalayaa darartii caanoode
Rabbogii dawaa'iga sidaa deeqii noo ridaye
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MrPrestige »

Excellent thread.



as you can see the whole warsangeli iyo Majerteen 1 sub clan of H.Y ba ku filaan , who were keeping them at bay for the last centuries to the present day in the borders.




and here is again Majerteens reer bicidyahans and - ogadens beings slaughtered in Danood.





Annagoo Dannood iyo fadhina, dacalladii Heeryo
Iyadooy dukaanleey u taal, duudda Habar Yoonis
Iyadoo shir lama dayn karee, damallo loo waabay

Iyadooy dablaydii korjoog, debedda meereyso
Iyaduu dalaysane ratigu, doobta karinaayo
Na soo doonte nimankii qalbigu, doorsanaan jiraye
Intay weerar nagu daadiyeen, daafad loo eriye

Dumarkuna ka dhereg Uustarkay, dib u qubaayeene
Doomaar ka dheer Shiciradday, dir u lahaayeene
Daba jilicdu waatay wax badan, diidday nabaddiiye
Daarood-ku-xaar bay lafii, daadsanyiin weliye




:clap:
User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MALMAHA »

well done reer qorijarato. :mrgreen: keep up our defences. :up: :up:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Xamari_76 »

Gadhweyne :heart: :rose: 8-)
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Siciid85 »

.
Last edited by Siciid85 on Sun Nov 22, 2009 12:09 am, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Siciid85 »

gadhwayso oops meant gadhwayn anaa waso. :clap:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Xamari_76 »

Someones looking for a little attenion :roll:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MrPrestige »

Yawle what sub clan of Gadhweyn are you sxb?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MrPrestige »

Gabay Ma Duqaynin reer Bari By Sayyid Mohammed Abdalle

Abbaraaha markay taariikhdu ahayd 1910 ayaa Daraawiishi laba qalcadood ka dhistay ceelka. "Buraan" oo ah togga Jiidali daantiisa koonfureed.Hase yeeshee taasi waxaa ka carooday boqor Cismaan, oo markaas u talinayey Gobolka bari,iyo Garaad maxamuud cali shire oo Daraawiish ka fallaagoobay, madaxna u noqday Laas-qoray Ceelaayo iyo Inta raacsan!" Labada nin oo madaxda ah baa ku heshiiyey in Daraawiish laga kiciyo ceelkaas"Buraan", waxyna marmarsiinyo ka dhigteen inay nabaddooda Daraawiishtu halis gelinayaan, dalkay fadhiyeenna daabkiisii qabsadeen.

Boqorkii wuxuu soo dumay col tiradiisu dhantahay aayadaha Quraanka cadadkooda. Maxamuud cali shirena wuxuu soo dumay col aan intaa ka yarayn colka Boqorku soo diray.Madalna waxaa noqotay "Buraan".Halkaasna 80 nin oo Daraawiisha oo Maxamuud Feyte madax u yahay baa lagu qur jaray Markii warkii soo gaaray xaruntii Daraawiishta oo ah Daarcad oo Taleex u dhow ayaa laba talo laysku qabtay.

1) In lagu duulo Buraan ciidanka qabsaday si looga soo ceshado.
2) Iyo in la weeraro Degmada Garaad Maxamuud Cali shire oo raacin taal, Taladaan dambe ayaa loo guuxay laguna guddonsaday.

Daraawiish oo lug iyo faras ah ayaa weerar ku ballaarisay degmada Maxamuud cali shire.Ruuxilihii iyo duunyo wixii degmadaasi lahaydna gacanta bay ku dhigeen. Maxamuud cali Shire ayaa fakaday isagoo ku jooga faras la yiraahdo Jiire oo qaylo kula dhex dhacay colkii qabsaday "Buraan" wuxuu ku yiri,"wax iga soo horeeyey ma aragteen?" waxaa arki maysaan", Markaasaa colkaasu laba talo isku qabtay



1) In ciidanka Daraawiishta laga hortago oo duunyada laga dhacsado.
2) Iyo in xarunta loo weydaarto inta ciidanku ka maqan yahay oo la qabsado.

Talada hore ayaa loo guuxay, laguna guddoonsaday. Iyagoo lug iyo faras ah ayay weerar qabax ku siiyeen Daraawiish oo aan xoolihii weli gurya geyn, hase ahaatee halkaasaa lagu jebiyey ciidankii isbahaystay, dagaalkaasna waxaa loo yaqaan ama uu caan ku yahay (Habarhumbulle) waxaana laga mariyey dhowr gabay oo uu ka mid yahay gabaygan soo socdaa Sayidku wuxuu mariyey gabaygan waxuu yidhi




Nimanyahow dabuub gabay baryahan uma dadaalayne
Wax idaaray mooyee xalaa laygu soo dagaye
Aan dabiibto gabaygaygu waa dab iyo baaruude

Unkad dirigriglayn baan ahiyo dirirta cawleede
Daad soo rogmaday baan ahoo dooxadii yimide
Aan durduro dabaal baan ku mari Doollo ii xidhane

Dayax iyo shamsaan ahay haddaan lay dafirahayne
Gudcur dam ah habeen dumay cirkoon dacal ka nuuraynin
Ma danyado talaabada haddaan dawga marayaaye



Dugsi haddaan la galin dhaxanta waa lagu duloobaaye
Dabaylihiyo fooraa la tegi daar waxaan galine
Deyrodhaafyadaan shidahayaa dogobyo waaweyne

Dubaax ma aha xaajada midaan diirka ka cadayne
Diirsimo halkii aan ahayn waa siddii danafe
Waxa dunida qaarkeed ka dhacay dood aan ka idhaahdo

Daayimow Allahayoow adaan dunida moogayne
Daandaansi ina-aadanaa loogu dawgalye
Deyn nimaan ka qabin buu nafluhu daba galaayaaye



Haddii nalagu soo diray khalqiga Dir iyo Daroodba
Warsangali haddii uu dunjigii diricyo soo qaatay
Dashiishiyo Majeeteen haddii deexda laga keenay

Guutada lasoo dumay haddii nalagu soo duushay
Wax lasoo dadaanshaba haddiin nala dul garriishay
Dildilaaca waaberi hadii nalagu sii daayey

Annagoon digniin qabin haddii nala dreensiiyo
Digta weerar qoobkii hadday dininigtii yeedhay
Dooyada uluufta ah hadday Daalo kor u dhaaftay




Qaylada daluunta ah haddii nala dareensiiyo
Degdeg inaan usoo rooro waa dawlad alabkeede
Ma dul keennay kuman duub cadoo wada Daraawiish ah

Dirki hadduu kusoo galay xarbiga aniyo duulkaygu
Dayaaydii horeetaba baqay dabada taageene
Diigaanyo ciidan ah miyaan daafta kala raacay

Sidii aar daloombiyi markaaan ugu dinaahyeeyey
Dullihii shareerraa markuu dibawga jiidhaayey
Daanyeerku meeshuusan marin dani ma jeexsiisay

Denbi ma leh cadaawaha ninkii deli ka xooraaye
Darajuu Ilaahiis ka heli labada daroode
Dubku iima naxo nimay kufriga deris wadaagaane



Ferenjiga direyska leh kuwii diirada u qaaday
Iyaguba dariiqada Alliyo diinta caasiye e
Waxay noo duleedsheenba waa doora-weynaha e

Dulmigaan banaanayn kuwii doofil ugu hiishay
Haddaan daayo waa aniga oo daawadii furaye
Danabkii rasaaseed miyaan diillin kaga yeelay

Dareemada ka badan meydka yaal didibta buureede
Dhiigoodu sida doogsin roob waysagii duxaye
Dugaagii hilbaha quudan jiray loo dayaafadiye

Nimanyahow af laba daan leh baan muranka deyneyne
Daleelaha cidlaa lagama shubo hadal daleeleede
Ma duqaynay Reer Bari wuxuu doonayuu helaye



Aniguba dilkoodaan ku helay libin daboolayde
Daa'irada Eebiyo markii deeqa nala siiyey
Ma dabaaldegiyo muufahaa duhur la gaadhsiiyey

Duca awliyaad buu qabaa degaha Tuurwaaye-(Gadhweyn)
Waa niman gaalada deldala doog iyo abaare
Waa nimanka doofaarradii daariguu jaraye-(Majerteen & Warsangeli)

Roobkiina waa kaa u da'ay duraha jiilaale
Waa kaa dalkoodii ballidu wada duraabtaaye
Waataa arladii daahirtee diib kasoo kariye

Cawskii dumaayoobay baa doog kasoo baxaye
Dalagyadiyo dooxooyinkii diisha iyo qaare
Dunqaarihiyo xamshkaa sidii diriq la moodaaye

Maalkii diraacdii dhalaa doobke loo culane
Duunyada wxa laga maalayaa darartii caanoode
Rabbogii dawaa'iga sidaa deeqii noo ridaye



Afartaa dujaye bal aan mid kale deelka ka higaadsho
Aan dabeebti eegana halkay damacday laabtaydu
Dacwad kalana waa Ina-Mashire hadal aan deeqsiiyey

Aday deyrshay maantaan ahaa duri xigaalkaaye
Adigay dafiray sidii anoo duul shihseeye ahe
Waa taynu dersinaye adaa daawadii furaye

Doolaalo adigowgu tegay gaalka duufka lehe
Adigaa dariiqada Alliyo diinta caasiyaye
Goortaan ku daayana adaa diiday nabadiiye

Wax dhaaxaan dadaalkaa u maray celi cidhiidhyoone
Wax dhaaxaan dunqaaraha lahaa dib uga soo jooge
Maantaa dubihii kugu dhacaye duxi ha kaa raacdo




Waadiga dagaagaye sidii dalow u meertayso
Ama deyrka xidho waa taqaan dabin Inshaalleeye
Ama doofil qabo caydhi waa diifta kugu taale

Ama quud dulleeddada ka xaab dereg haddaad weydo
Ama daaliboo bari inuu kuu dawaro uunku
Ama duunyo raac noqon cidlaa kaaga sii darane

Ama doonyihiyo saaxiliyo Cadan dillaaleyso
Ama dooy u dhoofoo u carar dal aan la gaadhaynin
Ama dirkiinii carshiga dogobbadda u raaro

Ama duurgal iyo tuug iyo dagati uun dhawro
Ama dabada gaal baad tahaye dacay ha kaa saarto
Ama doora-weynoo baqdaye dirir us oo joogso
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Samatr »

Do you guys want a cookie. :lol:
its 2009.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MrPrestige »

Samatr wrote:Do you guys want a cookie. :lol:
its 2009.


:lol: - 2009 doesn't prevent people from reciting and storing their rich history, poem is part of the somali dhaqan it will never go away not in a million years.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Samatr »

Don't base your actions what everybody else is doing, that's foolish.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MrPrestige »

Samatr wrote:Don't base your actions what everybody else is doing, that's foolish.

taas wa ruun sxb , laakinse i see nothing wrong with this kind of poem's talking about the glorious victories for the Gadhweyn(longbeards) Darawish and, storing their rich history.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by Samatr »

Its not good to live in the past, lets worry about now and prepare for the future. :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: HY Bari & Karbaashkii Warsangali iyo Dhabayaco (19 century)

Post by MrPrestige »

sometimes to move forward , you have to look back at the past. :lol:


do i sense some jealousy against Gadhweyn's? that they were the only sub clan of all isaaq that the Sayyid praised? :mrgreen:



just kidding bro haa xanaaqiin. :lol:




Qoladayda ninkii doonayow, qaali baan ahaye
Qardhaasa cadde Sacad Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye
Qacda waaga nimankii Berbera, qoomay baan ahaye

Ingiriiska nimankii qabtey, ee qaawiyaan ahaye
Qasnadiha iyo rakuubkii raggii, qaybsadaan ahaye
Hadaannu isu soo qaadanona, naguma qaybaanee
Qadaad tiirintooda ha arkinee qaado hadalkayga




:mrgreen: Another british Karbashers.
Last edited by MrPrestige on Sun Nov 22, 2009 2:12 pm, edited 1 time in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”