The two smart Guys From Sool and the death Of their father.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The two smart Guys From Sool and the death Of their father.

Post by The_Emperior5 »

True story

Qiisadi nuur iyo Naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay Oday axmed , Dumarki iyo dadki ehelada oday axmed ba u yeedhay Nuur iyo naaleye si ay ula joogaan abahood Nuur iyo naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay oo ay naftu ka sii baxayso, ayaa goobti yimi ,markay goobti yimaadeen. Ayey Dadki ehelada aha odaygu ku yidhaheen Nuur iyo naaleye. Aaabihin naftii way ka baxaysa eeh la sii jooga. Nuur iyo naaleye aya jaabay Aaabo nafti ba ka baxaysa maxaynu yeelna :lol: Nuur iyo naaleye aya is yidhi ka hor taga sidanay nafta uga bixin abahood oday axmed :lol: intay marooyiin so ururiyeen ayey odaygii Duu duubeen si anay naftu uga bixin :lol: Meel kasta marray kaga xiidheen oo odaygii way duuduubeen ila lugaha ila madaxa ila dhabarka . Dhowr sacadood ka bacdi odaygi nafti ba ka dhacday oo naqaski bay ku sii dhadjiyeen :lol: , Dhimashadiisi wabay so da dadajiyeen. Nuur iyo naaleeye ba is eegay wey yaabeen :o war odayga soonagii meel kasta ka soo xidhnay naftu halkay ka baxday :lol: :lol: :lol: , Markasala yidhi nuur iyo naaleye iga waleh wa habaacsane :lol: .

The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: The two smart Guys From Sool and the death Of their father.

Post by Xamari_76 »

Its funny your the only Habar awal thats always talking about lascanood sool and dhulabnate.

Your a galbeed boy not Habar jeclo or Habar yunis stop this obsession these people dont know you or your clan.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: The two smart Guys From Sool and the death Of their father.

Post by abdikarim86 »

Xamari_76 wrote:Its funny your the only Habar awal thats always talking about lascanood sool and dhulabnate.

Your a galbeed boy not Habar jeclo or Habar yunis stop this obsession these people dont know you or your clan.
:lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The two smart Guys From Sool and the death Of their father.

Post by The_Emperior5 »

Xamari_76 wrote:Its funny your the only Habar awal thats always talking about lascanood sool and dhulabnate.

Your a galbeed boy not Habar jeclo or Habar yunis stop this obsession these people dont know you or your clan.
access denied :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”