waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
waa warbixiin aad uu saraysa, Halaa dhagaysto fadlan

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
Ina Riyaale, nafta kawaran?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
40 ka nin 30 ka mid ahii waxay ahaayeen HY ( Sodon geesii oo laa soo xulay) 
30 isumaa dhiibato aan ninaa boqol nin jid uga baydhiin
30 nin oo la dagaalami karaa 3000 oo faqash ah

Last edited by Bohol iyo karaman on Sat Mar 27, 2010 1:17 pm, edited 1 time in total.
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
Interesting, now oodweynenews allowed for it's readers to copy the news again.
Barnaamij-taariikeed Si Mug Leh Daaha Uga Rogaya Jidkii Loo Maray Jebintii Jeelka Mandheera Waqti Ummada Reer Somaliland Ku Hoos Noolayd Talis Macangag Ah, Sannadkii 1983-kii. (QAYBTII 2AAD)
Hageysa (Oodweynenews)- Waxaanu jecelnahay inaanu halkan idiinku soo gudbino barnaamij aad iyo aad u xiiso badan oo ku saabsan jebintii jeelka Mandheera sannadkii 1983-kii, kaas oo aanu ka xog-waraysannay Mujaahid Cabdi Kaydsane Bulbul oo ka mid ahaa dagaalyahannadii ugu horeeyey ee SNM, isla markaana ka mid ahaa xubnihii koobnaa ee ku dhiiraday inay Jebiyaan Jeel Mandheeta oo wakhtigaa ahaa kuwa ugu khatar badan Jeelasha Geeska Afrika, iyaga oo ku guulaystay hawl-galkii cuslaa ee jebinta Jeelka Mandheera, oo uu hormuud ka ahaa halweygii weynaa ee Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye [Lixle].
Waraysigan aanu la yeelanay Mujaahid Cabdi Kaydsane oo taabanaya dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin; ciddii fikrada jebinta jeelka la hayd, sidii ay ugu suurta-shay, istaraatiijayadii ay u adeegsadeen hawl-galkaas cuslaa, ciddii ka kaalmaysay fulintiisa, muddadii uu ku qaatay iyo ciddii ka baxeen jeelka.
Barnaamijkan oo ka koobnaan doona 5 qaybood oo kala dambeeya, waxaad si xidhiidh ah ugala socon doontaan shabakada wararka ee http://www.oodweynenews.com
Waxaana Barnaamijkan soo diyaariyey C/shakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare], oo Mujaahid Cabdi Kaydsane kula kulmay magaalo-madaxda Somaliland ee Hargeysa.
Ku soo dhawaada QAYBTA 2AAD

- Ina-Geel_Wase
- SomaliNetizen

- Posts: 855
- Joined: Thu Sep 07, 2006 2:19 am
- Location: God Save The Queen.
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
Mujaahid dalkiisa & iyo dadkiisa usoo dagaalamay weeyaan,but he shouldn't've called dumarka sharafta leh Durriyada Naago.
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
If I knew sakhraan was isaaq, I would have helped him get a liver transplant in indiaWaxaan Dumaalay Naagtu Sakhraan ka Dhintay
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: waraysi xiiso badan qaybtii 2:aad
waa qaaybtii sadeexaad part3 , ee ugu xiisahaa badnaayd waraysiga hamoogaan in aad dhagaysato
http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=16304

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 352 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 489 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 2 Replies
- 728 Views
-
Last post by adam2000
-
- 13 Replies
- 842 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 486 Views
-
Last post by samatar133
-
- 4 Replies
- 532 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 4 Replies
- 550 Views
-
Last post by afisoone
-
- 3 Replies
- 2449 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 357 Views
-
Last post by Adan_1