Xubnaha baarlamaanka ee yeelanayso magaalada Jijiga ayaa waxaa lagu soo dooran doonaa qabiil iyo beelaha taariikhiyan deegaan ahaan magaalada iyo deegaamada ku xeeran u degi jiray.Baarlamaanka hoose ee magaalada yeelan doonto ayaa lookalaqaybsaday sidan soo socota:
1-Bartire 18
2-Yabaree 15
3-Sheekhaal 7
4-Abaskuul 7
5-Hawle 3
6-Ogaadeen 5
7-Gari 10
8-Jaarso 3
9-Akishe 3
Tirada Guud ee xubnaha 70.
New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Sax bay u yare egtahay maxaayelay
bartire iyo yabaree iyo gari baa magalada iskale
ogaden iyo abaskuulna dhaqaalaha bay leeyihiin.
Maxaa looga tagay reer sayid(wayteen) iyaba way dagaane
bartire iyo yabaree iyo gari baa magalada iskale
ogaden iyo abaskuulna dhaqaalaha bay leeyihiin.
Maxaa looga tagay reer sayid(wayteen) iyaba way dagaane
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Ina aadan Hawle'na muxuu ahaa waligay ma maqal ma magac kala leeyihiin.
Abaskuul ina kuraasta loo badiyay ahayd.
Abaskuul ina kuraasta loo badiyay ahayd.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Abtow ma aqaan qoladan laakin waxaan u malayn inay´yihiin hawiye ama gadabiirsi
war abaskuul inagaa uga dhawba eega.
Habar-awalna maxaa loogatagay
war abaskuul inagaa uga dhawba eega.
Habar-awalna maxaa loogatagay
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Jigjiga Ogadeen ba qabsaday,oo inta Jeel Ogadeen ku xidhan baaba Kuraas in la siiyo u qalma waa degma dhan Jeel Ogadeen
, lakiin degma ahan Abaskuul 7 kuma filna ila quman.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Jeel-Ogaden 
Abaskuul inaar waxa layidhahdaa waa ONLF iyo de waxay haystaan
Dabaqoodhiga 3 ee deganka Cabdifitaax Sheekh Cabdullahi
Abaskuul inaar waxa layidhahdaa waa ONLF iyo de waxay haystaan
Dabaqoodhiga 3 ee deganka Cabdifitaax Sheekh Cabdullahi
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
lool its clear Jigjiga=Jidwaaq
I'm surprised Abaskuul had only 7 seats
I'm surprised Abaskuul had only 7 seats
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
sheekhaash maxaa jigjiga geeyay?
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Faarxa are u posting from jigjigo 
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
ina aadan wrote:Sax bay u yare egtahay maxaayelay
bartire iyo yabaree iyo gari baa magalada iskale
ogaden iyo abaskuulna dhaqaalaha bay leeyihiin.
Maxaa looga tagay reer sayid(wayteen) iyaba way dagaane
bartire iyo yabara ma kala laba jilib oo jidwaaqa oo bartire la siman
mise waa laba jilib oo mid walba bartire la siman yahay
labadaba waan maqlay lkn ma helin qof si fiican iigu sharaxa.
ina adan,
horta nimanka baalcad absame la yidhaa may dabar go'een. iayana waxay degaan jigjiga saan maqlay.
weligay hal qoys ayaan ka arkay oon wax isku nahay xaga hooyo.
lkn waxan maqlay aad ayay u yaryihiin oo waxay ahaayeen dadkii beryihii hore talin jiray.
-
Lord Diplock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Do Jidwaaqs support ONLF? I thought they see us as their 'competitors' and have no love for their fellow Absame brothers!
I see in another Dabaqoodhi website, the Geri Kombe are complaining about this, they want more seats as they see themselves as the 'majority' clan in Jigjiga area, is this true?
I see in another Dabaqoodhi website, the Geri Kombe are complaining about this, they want more seats as they see themselves as the 'majority' clan in Jigjiga area, is this true?
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Qubbato wrote:Its not fair we only got 10 seats and jigjiga belongs to geri.
lool i cant blve u got more seats then us....
PS: My extended family alone is more then the entire Geri clan combined
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
lool i knw we are laangab.Qubbato wrote:Queen_Arawello wrote:Qubbato wrote:Its not fair we only got 10 seats and jigjiga belongs to geri.
lool i cant blve u got more seats then us....
PS: My extended family alone is more then the entire Geri clan combined
looool Abayoonis alone is larger then reer isaaq
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Queen miyay waalatay, Geri and Reer Isaaq the Darbi of Ogadeen baad is bar-bar dhigaysaa agaah!.
Lord, Jidwaaq are apart of Jabhada mostly Abaskuul.
Lord, Jidwaaq are apart of Jabhada mostly Abaskuul.
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.
Hanqadh dnt put me on the spot light de lol
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 503 Views
-
Last post by dvision01
-
- 5 Replies
- 783 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 733 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 3 Replies
- 563 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 653 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 1299 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 2 Replies
- 957 Views
-
Last post by balwarama
-
- 34 Replies
- 6739 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 772 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by bashe19