-Markii aad rafaadkiyo dhibtii aad ilowdeen.
-Miyaad dheel bilowdeen dhalad aad is moodeen.

-dhul aadan lahan jirin sawrac iyo sinjiiyad wacan oo Somali meel gelin.
-inaad Sifo uu yeesha sowmaahan dhalanteed dhabta aad ka baydhay.
-Adoon Gebiiley dhaafino dhaqan ficaan aan wadan.

-Somalidiidkiyo meel dhaqanka lagu dilo somali kala jare.
-Midabkii la guurshiyo gaalo iska doon doon,hablo aan xishoodkii iyo Xayo weli ku soo degin

-Diinti islaamkiyo darajadi ilowdaan,Hoteelada ka dhubtan habro bayacadiyo odayaal dhar sefle ah

-Hablo wada Mar curadoo SEY an laheyno dhaqan soo jireen iyo sinjiba uu soo marin.

-Inaad Saado caydaan sow maahan Dheel dheel.

-Saado waa Bureeqo waxa lagu barbaarshey meel xumo ka dheeryahay.

-Xasiid laga ilaasho Somali oo idil sinjiiy aay uu leedahahay.

-Abtirsiyo waa uu QARAN Calanka Bulugah shaxda geeska Xigaha dhexda bey ku taala.

-Wahel waxay la leedahay Somali oo idil danta bay ka hadalsha MIDNIMO bay uu dooda Darajona ku leedahay.
-adna Raaxo jaceeley hadii Dhimirku dhacay qabyaaladii qub kugu tidhi,
-qabiil doona aad tahay,dawodadu waa QARAN.
-Hadaad QARANKA diidina qabiil la isku faaniyo faro faro ku taagtaag nin igama fiicane bal midhkas ogsoonow. -Sidii Malinkii hore casharka kuugu dhigi jirey ayaan kuugu dhigayaa!
