Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Oo Maanta Dhaariyey Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Ee JSL + SAWIRO
Hargeysa(Oodweynenews)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Dr. Maxamed Xirsi Oomane, ayaa maanta gelinkii hore Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirkada ku dhaariyay Qarsiga Madaxtooyada JSL.
Sidan-na waxaana lagu shaaciyey war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir [Cukuse], kaas oo u dhignaa sidan:-
“Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Dr. Maxamed Xirsi Oomane, ayaa maanta gelinkii hore Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirkada ku dhaariyay Qarsiga Madaxtooyada JSL.
Waxaana munaasibada dhaarinta goob-joog ka ahaa Madaxweynaha JSL Mude: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo ku xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Saylici.
Xubnaha cusub ee Golaha Wasiiradu waxay ku dhaarteen dhaarta distooriga ah oo nuxurkeedu yahay inay dalka somalilnad iyo dadkaba ugu adeegayaan daacadnimo, cadaalad iyo sinaan.”
C/shakuur Xaaji Muxumed Muuse [C/Heersare]
Oodweynenews.com/Hargeysa Office
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Oo Maanta Dhaariyey
Moderator: Moderators
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Cawiil Ali Ducaale running for UDUB presidency
not the rigth one
Re: Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Oo Maanta Dhaar
wrong post sxb
.
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Oo Maanta Dhaar
Siciid85 wrote:wrong post sxb.
Meeshan oday yaroo cawiil laa yidhahdoo aya iga soo bildhamayay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 335 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 417 Views
-
Last post by afisoone
-
- 16 Replies
- 1023 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 3 Replies
- 489 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 29 Replies
- 2878 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 4 Replies
- 594 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 1 Replies
- 324 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 6 Replies
- 571 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 15 Replies
- 988 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 15 Replies
- 1920 Views
-
Last post by grandpakhalif