
Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
Moderator: Moderators
Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
I have been browsing through google earth when i found this interesting farming settlement north-west of Oodweyne, but the problem is it's either Goda'yar or Cadcaadley since the two places are near each other so which one is it?


Last edited by Siciid85 on Wed Aug 18, 2010 12:54 pm, edited 2 times in total.
Re: Is this Cadcaadley , Sakhraan & Timocase?
maaha............cadaadley dooxa dhinaciisay ku taal i don't see doox.
its go'a yar or weyn.
its go'a yar or weyn.
Re: Is this Cadcaadley or Go'da'yar, Timocase?
Gartay thanks, laakinse are you talking about this small lake? i have found it just west of Go'da'yar.


Re: Is this Cadcaadley or Go'da'yar, Timocase?
cadaadley is historic little town............its not that big.
i didn't say lake.........doox= dry river dhinaciise ayeey cadaadley ku taalaa like hargeisa.
i didn't say lake.........doox= dry river dhinaciise ayeey cadaadley ku taalaa like hargeisa.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
cadaadlay mar baan tagay its a small village waxa ku yaala shop la yidha cabdi gahayr shop biyo baan ka iibsaday iyo kabriid 
Re: Is this Cadcaadley or Go'da'yar, Timocase?
Sakhraan wrote:cadaadley is historic little town............its not that big.
i didn't say lake.........doox= dry river dhinaciise ayeey cadaadley ku taalaa like hargeisa.
Gartay.
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
The_Emperior5, when was the last time you went there? meeshan laakinse waxa la daha Go'dayar, Cirro jilibkiisa ee Cabdi Xasan ba deega.
Last edited by Siciid85 on Wed Aug 18, 2010 1:04 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
2003Siciid85 wrote:The_Emperior5, when was the last time you went there? meeshan laakinse waxa la daha Go'dayar, Cirro jilibkiisa ba deega.
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
That is a longtime ago 7 years ka hor, aniga waligay melahan farmingka ee ku yaal north western oodweyne maan tagiin there is dozens of towns wa ina mar so eego inshallah.
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
Cadaadley was founded by Haji Aden Cilmi Qabiile.
it's used to ba qaasin town laakiin imika waxaa soo dega cadaaley area M/Cabdale & ugaadh cumar badan.
it's used to ba qaasin town laakiin imika waxaa soo dega cadaaley area M/Cabdale & ugaadh cumar badan.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
emperor berigaa xagaad u socotay?
Last edited by kaliil on Wed Aug 18, 2010 2:02 pm, edited 1 time in total.
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
Sakhraan wrote:Cadaadley was founded by Haji Aden Cilmi Qabiile.
it's used to ba qaasin town laakiin imika waxaa soo dega cadaaley area M/Cabdale & ugaadh cumar badan.
If you read the first footsteps in east africa by R.B you will see that cadcaadley was the headquarters of the Qaasin wa ruunt tas, but the demographics in that deegan changed recently with the influx of alot of M/Cabdalle & U.C.
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
kaliil wrote:waar ninyow Muuse Cabdale hadda dhulkii way wada qabsadeen. Markii hore buuraha ayay iyaga iyo Ciise Muuse saarnaan jireen laakiin beryahan intay buurihii kasoo degeen ayay dhulkii wada qabsadeen.Hadda Go`da laga bilaabo iyo ilaa Xuduuda iyagaa qabsaday.Dhaqan inagu cusubna way leeyihiin oo dhulka way ootaan. Waxaad arkaysaa dhul dhan oo xooluhu daaqi jireen oy ooteen.Sakhraan wrote:Cadaadley was founded by Haji Aden Cilmi Qabiile.
it's used to ba qaasin town laakiin imika waxaa soo dega cadaaley area M/Cabdale & ugaadh cumar badan.
Xuduude sxb? ma waxad ka wada ila xuduuda Saxiil iyo Gobolka Oodweyne iyo Waqooyi Bariga - Maroodijex, Koonfurta Saxiilna wii dagaan M/Cabdallaha siida deegmaada Go'daweyn which riyaale named in 2008.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
Ilaa xuduuda itoobiya ayaan u jeedaa! Go`da weyn ilaa xuduuda itoobiya ayay hadda degaan. Deegaano badan oo cusub ayay samaysteen 15:kii sano e u danbeeyey.Siciid85 wrote:
Xuduude sxb? ma waxad ka wada ila xuduuda Saxiil iyo Gobolka Oodweyne iyo Waqooyi Bariga - Maroodijex, Koonfurta Saxiilna wii dagaan M/Cabdallaha siida deegmaada Go'daweyn which riyaale named in 2008.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Is this Cadcaadley or Goda'yar, Timocase?
oo sigaarka ma jeebkad ku sadatay.........The_Emperior5 wrote:cadaadlay mar baan tagay its a small village waxa ku yaala shop la yidha cabdi gahayr shop biyo baan ka iibsaday iyo kabriid
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 466 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 360 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 4 Replies
- 614 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 15 Replies
- 1366 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 6 Replies
- 1044 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 30 Replies
- 2354 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 9 Replies
- 1079 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 13 Replies
- 1259 Views
-
Last post by Khalid Ali