AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by grandpakhalif »

Image

Image

Image

Image

Image

aflada heersare ah oo ay maanta shirkada Hormuud xarunteeda Kismaayo ku qabatay Hotel Hared ee Magaalada Kismayo ayay ku soo bandhigtay adeegyada ay shirkada u qabato shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Jubooyinka.




Maamulaha guud ee shirkada hormuud Kismaayo C/laahi Xaashi oo halkaasi ka soo jeediyay qudbad ku saabsan waxqabadka shirkada Hormuud ayaa ballan qaaday in shirkadu ay dhawaan soo wado Adeega GPRS ee loo isticmaalo internetka kaa oo uu sheegay in ay diyaariyeen dhawaanna ay filayaan in ay fasaxaan isticmaalkiisa.


Goobta ay xaflada ka dhaceysay ayaa waxa ku sugnaa qeybaha kala duwan ee bulshada sida, Ganacsatada, Madaxda waxbarashada, Odoyaal dhaqameedyo iyo masuuliyiin ka socday wilaayada islaamiga ah ee Degmada Kismaayo.


Sheekh Axmed Sheekh Cali (Axmed Waawareey) oo ku hadlayay magaca culumaa’udiinka degmada Kismaayo ayaa ku dheeraaday waxtarka adeega Zaad ee shirkada Hormuud, kaa oo uu ku amaanay in uu fududeeyay howlo badan oo dhib loo mari jiray.


Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay ganacsato, odoyaal dhaqameedyo iyo Masuuliyiinta katirsan wilaayada islaamiga ah ee degmada Kismaayo, waxaana ay dhamaantoodba ay siweyn u amaaneen adeega shirkada hormuud ay u fuliso shacabka ku dhaqan gobollada Jubooyinka.
shaab_
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1327
Joined: Mon Feb 12, 2007 6:08 pm
Location: Mogadisho

Re: New Hotel in Kismayo inside look

Post by shaab_ »

Looks ugly

This one in Puntland is much better :up:

Image
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by grandpakhalif »

alshabab after years discussing how to develop kismayo
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: New Hotel in Kismayo inside look

Post by grandpakhalif »

shaab_ wrote:Looks ugly

This one in Puntland is much better :up:

Image
Warya Bantu boy haa ee faanaan dabayaaco :lol:
shaab_
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1327
Joined: Mon Feb 12, 2007 6:08 pm
Location: Mogadisho

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by shaab_ »

Marexaan are the poorest Somalis :P
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by grandpakhalif »

shaab_ wrote:Marexaan are the poorest Somalis :P
warya bantu boi I don't have any time to waste with you you should be worrying about the AIDS rate in ethiopia instead of somalis :lol:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by paidmonk »

Damn, so many cimaamads in one place. :lol:
User avatar
Berke
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1499
Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
Location: Saluda al campeón

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by Berke »

I believe Hotel Hared is owned by Hared Yaroow.
union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by union »

Looks tacky.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: AL shabab developepment New Hotel in Kismayo inside look

Post by S-D-M »

Sheekh Axmed Sheekh Cali (Axmed Waawareey) :lol: :lol: :lol: Sheikhu awoogii baa dadka dhaci jiray.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”