WARYAA RULRALMAN COULD YOU PLEASE TAKE UR ARMY OUT OF AWDAL!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

WARYAA RULRALMAN COULD YOU PLEASE TAKE UR ARMY OUT OF AWDAL!

Post by djibsomali »

Apparently the army is a reer adaan yoniis majority from jigjigaa and kilinkaa 5 !
the general is an ethiopian (could be oromo, tigree or amxaraa)
the colonel is a jibril yonis and most of the army are made up of aden yonis and some jibril yoniis.
therefore ruralman what are you doing with you xabashii division in somaliland??

xalkaan somalinet ayaad qaatii lagaga joogaa dhulkinaa maa kuu soo dulaysaa???





Hargeysa (Harowo) - Afhayeenka duqa degmada Seylac Md. Rooble Maxamed Ceelaabe, ayaa xaqiijiyey in maanta 12-kii duhurnimo ay degaanka soo gaareen ciidan ka tirsan saraakiisha meleteriga federaalka Itoobiya oo ku hubaysan hub culus, sheegayna inay u socdaan inay daraasad kasoo diyaariyaan degaanada xeebta galbeed ee Soomaaliland oo runtii bay yiraahdeen dayacan,cadowguna adeegsan karo.

Afhayeenku wuxuu sheegay inay xidhiidh la sameeyeen caasimadda balse loo sheegay inaan xukuumaddu wax war ahba ka hayn imaanshaha ciidamadaas,taas oo shaki iyo werwer ku abuurtay shacabka iyo hawlwadeenada degaanka.

Saraakiishani waxay toos uga soo kicitameen caasimadda dalka Itoobiya ee Addis ababa,waxana wehelinayey saraakiil ciidan iyo sirdoonka Itoobiya oo fadhigoodu yahay degaanada gobolka Shinniile ee ismaamulka degaanka soomaalida.

Saraakiishani ujeedada socodkooda intaas wax dhaafsiisan noomay sheegin, balse waxa ayaamahan soo baxayey xogo ku saabsan inaanay isku halayn karin xukuumadda cusub ee Soomaaliland oo looga shakisan yahay inay wada shaqayn la lahaayeen argagixisadii dhowaan degaankaas kasoo degtay, taas bedelkeedana ay xukuumadda federaalka ee Itoobiya ay baarlamaankooda u gudbin doonaan kalfadhiga soo socda sidii ciidamo suga danta iyo amniga Itoobiya loogu rari lahaa gudaha Soomaliland, taas oo macneheedu noqon doono weji cusub oo siyaasdeed iyo nabadgelyo la’aan oo shacabka reer Soomaaliland u bilaabmi doona.

Su’aasha meesha taalla ayaa waxay tahay koonfurta Soomaaliya Itoobiya waxay dagaal toos ah iyo mid dadbanba ay kula jirtay 20-kii sano ee ugu dambeeyey, ilaa haddana uma suurto gelin inay si buuxda gacanta ugu dhigto iyadoo ay u saamixi weydey shacabka degaamadaas oo u midooba iska caabbinta cadowgooda, balse intee in le’eg ayay ku qaadan kartaa in ciidamada Itoobiya fadhiisimo ugaga samaystaan gudaha Soomaaliland gaar ahaan xilligan oo shacabka ay ka muuqato kala qaybsanaan qabiileed iyo kala shaki la kala dhex dhigay beelihii 15-kii sano ee ugu danbeeyey nabadda ku wada caano maalayey??

Soomaaliland waxay gashay weji cusub oo shaki geliyey 90% muwaadiniinta,kadib markii xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ay ilaa hadda kaga mashquushay hawlihii ay umadda u qaban lahayd eryidda shaqaalihii xukuumaddii hore iyo qancinta iyo sadbursiga qabiilo gaar ah.
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: WARYAA RULRALMAN COULD YOU PLEASE TAKE UR ARMY OUT OF AW

Post by RuralMan08 »

War waawareeyyyyyy :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Waryaa djib bal dee waa nimankii ka daaley beeraha oo la yidhi bal kaaley oo badda bal eeg :mrgreen: :mrgreen:

Djib we are taking over Awdal region, you and the reer nuur have never invited us even once :mrgreen:

waa good news I support it, bal aden yuunis iska ilow waa jilibkeyagii hassan aden oo xabashida wata :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”