
marka waxay ila tahay IP adress keeyga ayaa la Block gareeyey inuu websikan soo galo. marka waxaan ka codsanayaa DHOORAHA ADMINKA ah inuu block-ga ka qaado IP adresskeeyga. dhoore waaaxid

sida aan ku gartey inuu IP adresskeeyga la block gareeyey waa progmaan HIDE ama qarinaya IP adress ayaan soo download gareeysay wiif waa shaqeeyey as soon as aan star gareeyo prograamkaas ah( hide your ip)
marka dhooraha maamula websidkaaan waxaa dhahaayaa waraa iam old people on this forum dadkii ugu horeeyey meeshaan, marka BLOCK iga qaad dhoore.

