Fuutole Against the Peace agreement!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Fuutole Against the Peace agreement!
Gaalkacyo (RBC Radio):- Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise aya sheegay in caqabad weyn ay soo wajahdey heshiis dhowaantan la kala dhex dhigay beelo walaalo ah oo horey ugu diriray deegaanka Cagaare ee u dhaxeeya gobolada Mudug iyo Sool.
Amiirka waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed (Faroole) uu shaaca ka qaadey in wax heshiis ah oo laga gaarey dirirtii deegaanka Cagaare aysan jirin, taasi oo Amiir Maxamuud uu sheegay in ay tahay dhaawac weyn oo waxyeeleynaya heshiiskii beelahaasi ay ku gaareen deegaanka Meygaagle dhamaadkii sanadkii 2010-ka.
“Dowladda Ismaamulka kililka shanaad ayaa gogol nabadeed dhigtey deegaanka Meygaagle, waxaa halkaasi lagu heshiisiiyey beelihii ku diriray deegaanka Cagaare ee ka soo kala jeeday gobolada Mudug iyo Sool, waxaana halkaasi lagu kala gaarey heshiisyo lagu kala qaatey duug iyo xaal, waxana loo balamay in marka labaad diyada la kala qaato, marka waxaan ka xumahay in arintaasi oo lagu guuleystay in Madaxweynuhu yiraahdo wax heshiis ah oo la gaaray ma jirto” ayuu yiri Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise.
Ugu dambeyn Amiir Maxamuud oo ka tirsan Issimada Gobolka Mudug waxaa uu tilmaamey in haddii beelahaasi dhibaato soo noqota ay markale ka dhex dhalato ay dambigeeda dusha saaran doonto cid kasta oo sameysay fal ama arin dhibaato ku noqon karta heshiiskii la kala dhex dhigay labadaasi beelood, sida hadalka haatan ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland oo kale.
RBC Radio.
http://www.raxanreeb.com/?p=79443

Re: Fuutole Against the Peace agreement!
Fuutada maarka Xaabad laga galiyo he will see why there was a need for peace. 
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
There is so much talk about futo from lady BabyGirl

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
if xabasdii the biggest bitch dulbahantii was in shiir beliid we dont want it ....faroole good job

-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
why would futooleh refuse the peace agreement between beelaha? muxuu rabaa inuu shir beeleedka u bedalo mid siyaasi miyaa?Babygirl- wrote:Fuutada maarka Xaabad laga galiyo he will see why there was a need for peace.
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
udun wrote:There is so much talk about futo from lady BabyGirl![]()
![]()
This guy claims to be Dhulbahante yet his only concern in this controversial issue is fuutadi faroole. Is this how deep you hate dhullos? Not even a senior PIS official loves Faroole as much as you do.
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
Executive wrote:udun wrote:There is so much talk about futo from lady BabyGirl![]()

the worst thing a man can do is go against his own tribe for another tribe.................................without getting paid
udun you said that Faroole was beefing with Shariif, what do you think of his latest attack on Farmaajo ?

What happened to you sizzing up to SLers? We have even seen your poem in English that you were sending to Emperor
Where is the controversy? Ok educate me the granddaughter of Gurguurte, the man who contributed his fare share to the killings of so many Daaroods and we have here his granddaughter defending those massacres of innocent men, women, and children. You grand-daughter of Gurguurte must be very sick
Yes, it is very controversial and tasteless to talk about another man's dabo constantly
Last edited by udun on Fri Jan 21, 2011 2:46 pm, edited 2 times in total.
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
The problem I see every time one talks about Shariif and TFG, here we have ibrahimcw bringing PM Farmaajo in the middle. I don't understand why? Listen, I am not aware of any differences between PM Farmaajo and President Faroole. Fyi, I support both statesmen.ibrahimcw wrote:Executive wrote:udun wrote:There is so much talk about futo from lady BabyGirl![]()
![]()
This guy claims to be Dhulbahante yet his only concern in this controversial issue is fuutadi faroole. Is this how deep you hate dhullos? Not even a senior PIS official loves Faroole as much as you do.![]()
the worst thing a man can do is go against his own tribe for another tribe.................................without getting paid
udun you said that Faroole was beefing with Shariif, what do you think of his latest attack on Farmaajo ?
I am a realist and not emotional. I don't follow hearsay and therefore not value certain cantarabaqash from some people. I hope you know what I mean
Btw, I am PLer so I support the decisions made in PL. All that President Faroole is challenging is the next Somali Presidential election and the development funding that is wasted in 4 KM government and looks like Shariif Axmed and company are nervous about it. Loooooooooooooooooooooooooool
I give you a hint, my geuss is Faroole is our next Somali president, so every body should be ready for it. The world will not accept a government that live in 4 KMs and spends all of the developement funding in 4 KMs.
Unlike you mr ibrahimcw, I don't hate certain Daarood clans
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
now i cant blame majerteenia for supporting him after all he is their blood and their making, but i know where i stand, and it is with my people, and with anyone who conducts themselves as proper daarood.
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
Daarood waxay yirahdan ilahay ayaa noo soo diray inanu all Somalis xukuno waligood... ilaa iyo qiyaamaha - by controlling every life and all of lives.
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
Faroole knows who started the war and who refused peace, bahararsame ilaa la karbaasho ma harayno, inviting iidoor lakiin fighting reer xirsi-cumar maxamuud wax macquul ah mahan
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
baharsame should bring them to justice first one be xabasdii heatabdalla11 wrote:Faroole knows who started the war and who refused peace, bahararsame ilaa la karbaasho ma harayno, inviting iidoor lakiin fighting reer xirsi-cumar maxamuud wax macquul ah mahan
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
Fool Faroole is a dumb and monkey, he knows nothing, those who started the and refused the peace are xirsi-cumar maxamuud, Majeeteen, and SSDF/PL subclan faction led by fool faroole. Soomaalida oo dhan waa inay karbaashaan Munafiqiinta SSDF.abdalla11 wrote:Faroole knows who started the war and who refused peace, bahararsame ilaa la karbaasho ma harayno, inviting iidoor lakiin fighting reer xirsi-cumar maxamuud wax macquul ah mahan
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
Re: Fuutole Against the Peace agreement!
Majeeteen should bring to justice first, the worst somali triator in somali history Warlord Abdulahi Yusuf Amxaar for killing thousands of innocent somalis in southern somalia and inviting the enemy xabashi troops inside Somalia.FBISOMALIA wrote:baharsame should bring them to justice first one be xabasdii heatabdalla11 wrote:Faroole knows who started the war and who refused peace, bahararsame ilaa la karbaasho ma harayno, inviting iidoor lakiin fighting reer xirsi-cumar maxamuud wax macquul ah mahan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1149 Views
-
Last post by Kees70
-
- 5 Replies
- 953 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 17 Replies
- 2448 Views
-
Last post by original dervish
-
- 27 Replies
- 3192 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 1 Replies
- 815 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 895 Views
-
Last post by sahal80
-
- 5 Replies
- 15929 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 9 Replies
- 1202 Views
-
Last post by Gedo_Boy