Taliyaha Jabhada SNM Nuux taani ( BM Baa Nalala Dhacay, SSC baa na laysay) Halkan Ka (Dhagayso).
Monday, 07 February 2011 18:25
Hargaysa:(Jidbaale):-Taliyaha Jabhada SNM Nuux Taani ayaa maanta saxaafada warar iska hor imanaya ka sheegay . Taliyaha oo amar ka haysta Hogaamiyaha Jabhada SNM Siilaanyo ayaa saaka weerar gaadmo ah ku qaaday Xoogaga Ciidanka Quwada Weyn Ee Buuhoodleoo iska caabin xoog badan tusay dhabarkana ka jabiyay Maleeshiayda Jabhada SNM. Halkan Ka Dhagayso
Taliyaha Maleeshiayda SNM ayaa marba meel u qaaday Ciidankii lixaadka saaray isaga oo ku tilmaamay Al- Shabaab ugu dambayntiina wuxuu qirtay in Shacabka Iyo Maamulkooda SSC ay awood ku muquuniyeen Maleeshiyadiisa SNM.
Nuux taani ( BM Baa Nalala Dhacay, SSC baa na laysay)
Moderator: Moderators
- EastAfrica
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1371
- Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
- Location: Las Anod, SSC-SOMALIA
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 586 Views
-
Last post by damu
-
- 4 Replies
- 664 Views
-
Last post by tightrope
-
- 21 Replies
- 3181 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 15 Replies
- 1475 Views
-
Last post by bashe19
-
- 36 Replies
- 3556 Views
-
Last post by Voltage
-
- 6 Replies
- 1035 Views
-
Last post by kaliil
-
- 5 Replies
- 959 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 4 Replies
- 1033 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 29 Replies
- 2732 Views
-
Last post by LeonidaS