Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underway..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underway..

Post by Somalian_Boqor »

Efforts to incorporate Galmudug into Puntland State are underway.

Cabdi Qeybdiid Oo Gaarey Magaalada Garowe Ee Caasimada Puntland

Image

Garowe (RBC Radio):- Wafdi uu hogaaminayo G, Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa soo gaarey magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

Gen, Qeybdiid iyo wafdiga uu horkacayo ayaa la sheegay in ay Garowe u yimaadeen si ay ula kulmaan mas’uuliyiinta sare ee dowladda Puntland, iyagoo doonaya in ay kala hadlaan arimaha maamulka Galmudug ee deriska la ah dowlada Puntland.
Wararka laga helayo xubno ka mid ah wafdiga waxaa ay sheegayaan in wafdiga uu horkacayo Cabdi Qeybdiid ay Garowe joogi doonaan maalmo kooban, iyagoo doonaya in ay kulamo gooni gooni ah la yeeshaan mas’uuliyiinta Puntland.

Arimaha Gobolka Mudug ayaa la filayaa in ay ka wada hadlaan wafdiga Galmudug ka tagey ee uu hoggaaminayo Cabdi Qeybdiid iyo dowladda Puntland, waxaana wararku intaa ku darayaan in ay ka hadli doonaan xaaladaha amaan darro ee gobolka Mudug ka jira iyo colaadihii kal hore dhexmaray beelaha degan gobolka oo aan ilaa iyo iminka heshiis buuxa laga gaarin.

Waa markii ugu horeysay ee wafdi ka socda maamulka Galmudug ay booqasho ku tagaan caasimada dowladda Puntland ee Garowe, waxaana la filayaa in ay kulamada dhexmara labada dhinac ka soo baxaan qodoba muhiim ah oo xoojiya wada shaqeynta labada maamul ee deriska ah.

RBC Radio.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by The_Emperior5 »

kulamada dhexmara labada dhinac ka soo baxaan qodoba muhiim ah oo xoojiya wada shaqeynta labada maamul ee deriska ah.
Maxaad beenta ku falaysa he is just there for a visit,,, galmudug wa mamuul jira and inshallah ximan iyo xeeb will join galmudug and hobyo port will be the commercial capital of Galmudug state of Somalia. a state from galkacyo to Hobyo to dhuuso maraeeb larger habargedir state :up:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Somalian_Boqor »

The_Emperior5 wrote:

No one just visits the capital city of Somalia, Garowe without political surrender. 8-)

New Political alliances are being formed, and Puntland will expand North and South. Emperior you iidoors continue to be isolated in your triangle you will be dealt with, when all big business deals are done with. Until then you orphans continue to beg for recognition from SSC. :lol:
melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by melo »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ galmudug joining puntland. War get off the fking qaat boqor. The fact that the butcher of MJ is a guest in puntland is an embarrassment to all self respecting mj.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Somalian_Boqor »

melo wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ galmudug joining puntland. War get off the fking qaat boqor. The fact that the butcher of MJ is a guest in puntland is an embarrassment to all self respecting mj.
Cabdi Qeybdiid today works for Puntland. He was a wild animal back in the 90s but got tamed by A/Y. :mrgreen:

Cabdi Qeybdiid is in Garowe to take orders, and to do what he is asked by his masters. 8-)
melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by melo »

Somalian_Boqor wrote:

:lol: :lol: :lol: :lol:

Cabdiqeybdiid is bringing down puntland from within. He butchered you guys from outside, and is now going to demolish you from the inside. You guys have no shame.

melo wrote:

I know the truth hurts but go deal with reality naaya. :mrgreen:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Kukri »

You have to admirer Somalian_Boqor's optimism. Sacab buu timo ka raadinaya.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Somalian_Boqor »

Kukri wrote:You have to admirer Somalian_Boqor's optimism. Sacab buu timo ka raadinaya.
We brought back donkey abgaal back into politics, they acting up marka it's about time Habar Gidir are uplifted once again to Politically karbash his Donkey cousin. Politics is an art in Puntland adiga just enjoy the show. :mrgreen:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Addoow »

There are clans that cant basically trust eachother and will never do that.Isaaq will never trust majerten and vice versa,rahanweyn will never trust mareexaan or habargidir and there is no way abgaal trusts habrgdir.it is better for these clans not to intermingle too much and that every clan rebuilds his own degaans.No specific beel benefits from government and i dont think somalia need any central government...only a clan based federal state is possible if not then every one should go his seperate ways and become mini-republics. :clap: :clap: :clap: :clap:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Addoow »

Somalian_Boqor wrote:
Kukri wrote:You have to admirer Somalian_Boqor's optimism. Sacab buu timo ka raadinaya.
We brought back donkey abgaal back into politics, they acting up marka it's about time Habar Gidir are uplifted once again to Politically karbash his Donkey cousin. Politics is an art in Puntland adiga just enjoy the show. :mrgreen:
Abgaal dominated politics since the time immemorial.every one needs us and we need none. :lol:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Somalian_Boqor »

Addoow wrote:

Yeah that's why you were abused and Karbashed by Habar Gidir in your own deegaan for over 15 years so ma aha? :lol:

We caged Habar Gidir for you and now we are going to release him back to Mogadishu to put the donkeys back in their place. :mrgreen:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Somalian_Boqor »

Garoowe:Madaxweyne kuxigeenka Galmudug,Wasiiro Galmudug ah & Jen.Qeybdiid oo Garoowe gaaray….(Warbixin).

Garoowe:(Allpuntland)-Wafti kasocda maamul goboleedka Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta duhurnimadii gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen qaarkamid ah xubnaha maamulka gobolka Nugaal & kan degmada Garoowe iyadoo markii danbena loo gudbiyey aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe oo ay isku arkeen qaarkamid ah madaxda dawlada Puntland.

Waftigan kasocda maamul goboleedka Galmudug oo uu horkacayey Madaxweyne kuxigeenka Maamulkaas ayna la socdeen Wasiirada Maaliyada & dib u heshiisiinta ee maamulkaas & Gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa sidoo kale waxaa waftigan qeyb ka ahaa Jen.Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid) wasiirkii hore ee Macdanta & Biyaha Soomaaliya oo imika dhanka habaynta maamulka ka taageera Galmudug iyadoo sidoo kalena uu waftigan kamid ahaa Cali Xaashi Dhoore oo kamid ah waxgaradka maamulka Galmudug.

Waftiga Galmudug ayaa Aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula kulmay Madaxweynaha Puntland & xubno kamid ah golaha Wasiirada ee Puntland iyadoo kulankan oo ay albaabadu u xirnaayeen lagu lafaguray xiriirka labada dhinac iyadoo islamarkaasna gudi ka koobnaa Afar Xubnood oo labada dhinac ah kuwaas oo kala ahaa Gudoomyihii hore ee gobolka Mudug ee dhanka Galmudug & Cali Xaashi Dhoore Iyo Wasiirada Shaqada & Tastuurka Puntland oo kasoo jeeda gobolka Mudug loo xilsaaray diyaarinta qodobada ay labadadhinac kawada hadlayaan maalmaha soo socda,waxaana waftigan markii danbe loo gudbiyey xarun ay degaan oo horey loogu sii diyaariyey.

Saraakiisha kasocota maamul goboleedka Galmudug & Wasiirkii hore ee Macdanta Soomaaliya Jen,Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka gaabsaday imaanshahooda waqtiga ee caasimada dawlada Puntland,waxaana ay sheegeen inay maalmaha soosocda warbaahinta uga warami doonaan Imaanshooda & qorshaha ay waqtigan ku yimaadeen Puntland.

Waa waftigii ugu heerka sareeyey ee kasocda Galmudug ee abid gaara Caasimada Puntland,waxaana ka sokow hadalheynta Waftigan imaanshahooda Garoowe oo ah mid si kadis ah lagu macneeyey sidoo kale siweyn loo hadal hayaan xiliga ay kusoo beegmeen oo ah waqti uu xumaaday xiriirka Puntland & Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya,waxaana uu imaanshoodu u egyahay mid wax ka badali karaa xiriir xumada Puntland & Galmudug oo sanadkii hore ay shucuubta labada dhinac gaar ahaan kuwa Waqooyiga & koonfurta gobolka Mudug dagaalo culusi dhexmareen.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by Addoow »

We brought back donkey abgaal back into politics, they acting up marka it's about time Habar Gidir are uplifted once again to Politically karbash his Donkey cousin. Politics is an art in Puntland adiga just enjoy the show.

Abgaal dominated politics since the time immemorial.every one needs us and we need none. :lol:
Yeah that's why you were abused and Karbashed by Habar Gidir in your own deegaan for over 15 years so ma aha? :lol:

We caged Habar Gidir for you and now we are going to release him back to Mogadishu to put the donkeys back in their place. :mrgreen:[/quote]

Lol,You are talking out of your ass ninyahow,Majerten dgaal waxba kama oga ee orod oo sidii naagaha la faanfaan,adiga iyo iljeexdaba waan idin rapegareyn.lol :lol: :lol:
melo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2483
Joined: Mon Nov 29, 2010 4:27 pm

Re: Efforts To Incorporate Galmudug into Puntland Are Underw

Post by melo »

BOQOR= PUNTLAND'S OWN BAGHADAD BOB

Image

:lol: :lol: :lol:

"Puntland has caged HG" meanwhile some reer hilowle men on qaat throw some explosives across the border, and faroole starts crying, thinking that the 90s might repeat itself again
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”