Explosion rocks Berbera, Somaliland
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Explosion rocks Berbera, Somaliland
Xaaladda Amaan ee magaalada Barbara ee gobolka waqooyi galbeed Somaliya ayaa faraha kasii baxaysa kadib markii ay weeraro lagu qaaday xarumaha maamulka Somaliland.
Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ayaa sheegaya in xalay halkaasi qarax xoogan laga maqlay waxaana jira khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray ciidamada Booliska magaalada Berbera.
Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha marsada magaalada oo xiligaasi ay ku sugnaayeen mas'uuliyiin katirsan maamulka Somaliland.
Saraakiil Somaliland katirsan ayaa xaqiijiyay in qaraxii xalay ay ku dhaawacmeen 3 Askari iyo taliyihii Booliska Marsada Hargaysa, maamulka gaalada u adeega ee Somaliland faah faahin intaasi ka dheer kama bixin mashaqada Berbera ka dhacday.
Dhanka kale xiisad colaadeed oo u dhexeysa Somaliland iyo Puntland ayaa lagasoo sheegayaa deegaano katirsan Somaliland iyo Puntland,dagaal kooban oo shalay ka dhacay deegaanka Taleex ayaa sababay in maamulka Faroole uu gaadiid dagaal kala wareego Somaliland waxaana maanta socda dhaq dhaqaaqyo dagaal oo dhanka Somaliland laga filayo.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
I am not sure when did this happen in berbera
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Acudubillahi
Most definetly Political motivated, my guess is SSC releated. Whoever did this i hope they get exposed and gets the death sentence

Most definetly Political motivated, my guess is SSC releated. Whoever did this i hope they get exposed and gets the death sentence
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Here i got the story this happened two days ago ,, some Gangs throwed an explosive against Xarunta degmada Berbera no one got Killed 3 Soldiers got wounded , the and the terrorist were taken to Jail read the full story here
http://www.berberanews.com/2011/08/11/b ... -weeraray/

Last edited by The_Emperior5 on Thu Aug 11, 2011 11:40 am, edited 1 time in total.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Yes its breaking news:
Berbera(Qaran news)-Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Ilaallada Dekedda Berbera, Md. Raage Jaamac iyo
Shan Askari oo iyana ka tirsan Ciidanka Ilaallada Dekedda, ayaa shalay dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen Bambo-gacmeed (F1) uu iskaga caabbiyey Askari ka tirsan Ciidanka xerada Tawaangida ee duleedka Waqooyi ee Magaallada Berbera.
Dhaawaca Sarkaalka iyo Ciidammada, ayaa sida wararku sheegayaan waxa markiiba la geeyey Cisbitaalka guud ee magaalada Berbera, waxaana halkaa lagaga daaweynaya dhaawacyadii ka soo gaadhay qaraxa bambadaas, sidoo kale waxa dadka dhaawacyadu ka soo gaadhay qaraxaas ka mid ahaa qof shiciba oo sida wararku sheegayaan ka agdhowaa goobta qaraxa bambadu ka dhacay.
Sababta qaraxa bambada kelleftay ayaa waxa ka soo baxaya warar is-khilaafsan, kuwaasoo ay qaarkood sheegayaan in ninka qaraxa bambada sameeyey uu ka tirsanaa Ciidanka Tawaangida oo iyagu degan duleedka Waqooyiga magaalada Berbera, waxaana wararku intaa ku darayaan in sababta ku kelliftay qaraxa bambadu ay ahayd, kadib markii uu ka warhelay in saraakiisha iyo ciidammada ay wataan ay ku socdeen biro fur-fur ah oo goobtu qaraxu ka dhacay meel ku dhow ku urursanaa, kuwaasoo sida wararkaasi tilmaameen ay goobta dhigteen askar ka tirsan Ciidanka Xerada Tawaangida.
Askartaasoo uu ninka falka geystay uu ka mid ahaa, hasa yeeshee waxa wararkaasi tibaaxeen in ninka falka geystay ay u jeeddadiisu ahayd inuu ku difaacdo biraha fur-furka ah ee ay meesha dhigteen si ay u qaadin Saraakiisha iyo Askarta kale ee qaraxu la kulmay.
Geesta kale, wararka qaar ayaa sheegaya in dhacdadaasi ka unkantay isku-day Saraakiisha iyo Ciidammadoodu ay ku damacsanaayeen inay goobta qaraxu ka dhacay meel u dhow ka rartaan furfur biro yaala, kuwaasoo sida wararka qaarkood xuseen ay meesha dhigteen dad shiciba, sidaas darteedna ninka qaraxa geystay uu ka mid ahaa dadkii shicibka ahaa ee biralaha lahaa.
Dhanka kale, wararka qaar ayaa sheegaya in ninka qaraxa geystay oo shicib ah, isla markaana ku dhaawacmay qaraxa bambadii uu sitay uu isaga laftiisu ahaa nin aan waxba ku lahayn biraha, balse damacsanaa uu gurto, sidaa awgeedna ay koox ciidan ah oo ka kala tirsan Ilaallada Dekedda iyo kuwa aqalka Madaxtooyada ee Berbera oo ay weheliyaan Ciidammada Saldhigga Dhexe ee Berbera ay halkaa u tageen sidii ay ninkaa uga horjoogsan lahaayeen biro iskaraabka oo doonayey inuu gurto, hase ahaatee markii ciidammadu la hadleen uu ninkaasi la soo baxay bambo gacmeed, isagoo waqtigaa joogay goobta ay biruhu yaaleen oo ah meel aan ka fogeyn aqalka Madaxtooyada ee Berbera.
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
GK,and those that post about bad happening in other places.Does it make you happy
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Wallahi sxb, I am not happy these a trouble making gangs who are a threat to peace, just reporting news ma garatay.seemeyer wrote:GK,and those that post about bad happening in other places.Does it make you happy
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
grandpakhalif wrote:Wallahi sxb, I am not happy these a trouble making gangs who are a threat to peace, just reporting news ma garatay.seemeyer wrote:GK,and those that post about bad happening in other places.Does it make you happy
Gartey,laakiin you do know it would be better to post positive news don't you
"Tafail Khair tu Jidu" Think positive and it will turn positive
you get me
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Holly sh-t, these people have started looting "biro iskaraabka"grandpakhalif wrote:Yes its breaking news:
Berbera(Qaran news)-Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Ilaallada Dekedda Berbera, Md. Raage Jaamac iyo
Shan Askari oo iyana ka tirsan Ciidanka Ilaallada Dekedda, ayaa shalay dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen Bambo-gacmeed (F1) uu iskaga caabbiyey Askari ka tirsan Ciidanka xerada Tawaangida ee duleedka Waqooyi ee Magaallada Berbera.
Dhaawaca Sarkaalka iyo Ciidammada, ayaa sida wararku sheegayaan waxa markiiba la geeyey Cisbitaalka guud ee magaalada Berbera, waxaana halkaa lagaga daaweynaya dhaawacyadii ka soo gaadhay qaraxa bambadaas, sidoo kale waxa dadka dhaawacyadu ka soo gaadhay qaraxaas ka mid ahaa qof shiciba oo sida wararku sheegayaan ka agdhowaa goobta qaraxa bambadu ka dhacay.
Sababta qaraxa bambada kelleftay ayaa waxa ka soo baxaya warar is-khilaafsan, kuwaasoo ay qaarkood sheegayaan in ninka qaraxa bambada sameeyey uu ka tirsanaa Ciidanka Tawaangida oo iyagu degan duleedka Waqooyiga magaalada Berbera, waxaana wararku intaa ku darayaan in sababta ku kelliftay qaraxa bambadu ay ahayd, kadib markii uu ka warhelay in saraakiisha iyo ciidammada ay wataan ay ku socdeen biro fur-fur ah oo goobtu qaraxu ka dhacay meel ku dhow ku urursanaa, kuwaasoo sida wararkaasi tilmaameen ay goobta dhigteen askar ka tirsan Ciidanka Xerada Tawaangida.
Askartaasoo uu ninka falka geystay uu ka mid ahaa, hasa yeeshee waxa wararkaasi tibaaxeen in ninka falka geystay ay u jeeddadiisu ahayd inuu ku difaacdo biraha fur-furka ah ee ay meesha dhigteen si ay u qaadin Saraakiisha iyo Askarta kale ee qaraxu la kulmay.
Geesta kale, wararka qaar ayaa sheegaya in dhacdadaasi ka unkantay isku-day Saraakiisha iyo Ciidammadoodu ay ku damacsanaayeen inay goobta qaraxu ka dhacay meel u dhow ka rartaan furfur biro yaala, kuwaasoo sida wararka qaarkood xuseen ay meesha dhigteen dad shiciba, sidaas darteedna ninka qaraxa geystay uu ka mid ahaa dadkii shicibka ahaa ee biralaha lahaa.
Dhanka kale, wararka qaar ayaa sheegaya in ninka qaraxa geystay oo shicib ah, isla markaana ku dhaawacmay qaraxa bambadii uu sitay uu isaga laftiisu ahaa nin aan waxba ku lahayn biraha, balse damacsanaa uu gurto, sidaa awgeedna ay koox ciidan ah oo ka kala tirsan Ilaallada Dekedda iyo kuwa aqalka Madaxtooyada ee Berbera oo ay weheliyaan Ciidammada Saldhigga Dhexe ee Berbera ay halkaa u tageen sidii ay ninkaa uga horjoogsan lahaayeen biro iskaraabka oo doonayey inuu gurto, hase ahaatee markii ciidammadu la hadleen uu ninkaasi la soo baxay bambo gacmeed, isagoo waqtigaa joogay goobta ay biruhu yaaleen oo ah meel aan ka fogeyn aqalka Madaxtooyada ee Berbera.
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
More like don't post bad info about my home regionseemeyer wrote:grandpakhalif wrote:Wallahi sxb, I am not happy these a trouble making gangs who are a threat to peace, just reporting news ma garatay.seemeyer wrote:GK,and those that post about bad happening in other places.Does it make you happy
Gartey,laakiin you do know it would be better to post positive news don't you
"Tafail Khair tu Jidu" Think positive and it will turn positive
you get me
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Coeus wrote:Acudubillahi![]()
Most definetly Political motivated, my guess is SSC releated. Whoever did this i hope they get exposed and gets the death sentence![]()
You are desperately trying to be accepted as an Isaaq correct?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
udun wrote:Coeus wrote:Acudubillahi![]()
Most definetly Political motivated, my guess is SSC releated. Whoever did this i hope they get exposed and gets the death sentence![]()
You are desperately trying to be accepted as an Isaaq correct?![]()
Boy, you could not make the dinstinction between Reer Yoonis and Muusa Obokor. When you were asked what is your subclan after HJ -> Reer Yoonis, you went in circus and posted Obokor Muusa. That was how you busted your cover ounk kid
![]()
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
Qudhun;prove me wrong or fuck offudun wrote: More like don't post bad info about my home region![]()
What a hypocrisy!
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super

- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Explosion rocks Berbera, Somaliland
udun wrote:Holly sh-t, these people have started looting "biro iskaraabka"grandpakhalif wrote:Yes its breaking news:
Berbera(Qaran news)-Taliye-ku-xigeenkii Ciidanka Ilaallada Dekedda Berbera, Md. Raage Jaamac iyo
Shan Askari oo iyana ka tirsan Ciidanka Ilaallada Dekedda, ayaa shalay dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen Bambo-gacmeed (F1) uu iskaga caabbiyey Askari ka tirsan Ciidanka xerada Tawaangida ee duleedka Waqooyi ee Magaallada Berbera.
Dhaawaca Sarkaalka iyo Ciidammada, ayaa sida wararku sheegayaan waxa markiiba la geeyey Cisbitaalka guud ee magaalada Berbera, waxaana halkaa lagaga daaweynaya dhaawacyadii ka soo gaadhay qaraxa bambadaas, sidoo kale waxa dadka dhaawacyadu ka soo gaadhay qaraxaas ka mid ahaa qof shiciba oo sida wararku sheegayaan ka agdhowaa goobta qaraxa bambadu ka dhacay.
Sababta qaraxa bambada kelleftay ayaa waxa ka soo baxaya warar is-khilaafsan, kuwaasoo ay qaarkood sheegayaan in ninka qaraxa bambada sameeyey uu ka tirsanaa Ciidanka Tawaangida oo iyagu degan duleedka Waqooyiga magaalada Berbera, waxaana wararku intaa ku darayaan in sababta ku kelliftay qaraxa bambadu ay ahayd, kadib markii uu ka warhelay in saraakiisha iyo ciidammada ay wataan ay ku socdeen biro fur-fur ah oo goobtu qaraxu ka dhacay meel ku dhow ku urursanaa, kuwaasoo sida wararkaasi tilmaameen ay goobta dhigteen askar ka tirsan Ciidanka Xerada Tawaangida.
Askartaasoo uu ninka falka geystay uu ka mid ahaa, hasa yeeshee waxa wararkaasi tibaaxeen in ninka falka geystay ay u jeeddadiisu ahayd inuu ku difaacdo biraha fur-furka ah ee ay meesha dhigteen si ay u qaadin Saraakiisha iyo Askarta kale ee qaraxu la kulmay.
Geesta kale, wararka qaar ayaa sheegaya in dhacdadaasi ka unkantay isku-day Saraakiisha iyo Ciidammadoodu ay ku damacsanaayeen inay goobta qaraxu ka dhacay meel u dhow ka rartaan furfur biro yaala, kuwaasoo sida wararka qaarkood xuseen ay meesha dhigteen dad shiciba, sidaas darteedna ninka qaraxa geystay uu ka mid ahaa dadkii shicibka ahaa ee biralaha lahaa.
Dhanka kale, wararka qaar ayaa sheegaya in ninka qaraxa geystay oo shicib ah, isla markaana ku dhaawacmay qaraxa bambadii uu sitay uu isaga laftiisu ahaa nin aan waxba ku lahayn biraha, balse damacsanaa uu gurto, sidaa awgeedna ay koox ciidan ah oo ka kala tirsan Ilaallada Dekedda iyo kuwa aqalka Madaxtooyada ee Berbera oo ay weheliyaan Ciidammada Saldhigga Dhexe ee Berbera ay halkaa u tageen sidii ay ninkaa uga horjoogsan lahaayeen biro iskaraabka oo doonayey inuu gurto, hase ahaatee markii ciidammadu la hadleen uu ninkaasi la soo baxay bambo gacmeed, isagoo waqtigaa joogay goobta ay biruhu yaaleen oo ah meel aan ka fogeyn aqalka Madaxtooyada ee Berbera.
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62WTF, the last time people were collecting "biro iskaraab ah" in th rest of Somalia was 1991
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 115 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 2 Replies
- 560 Views
-
Last post by quark
-
- 2 Replies
- 1252 Views
-
Last post by Basra-
-
- 2 Replies
- 483 Views
-
Last post by Adan*5
-
- 27 Replies
- 2255 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 9 Replies
- 1548 Views
-
Last post by Dudaaye
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 5 Replies
- 762 Views
-
Last post by theyuusuf143