Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Mondey »

Xawaalada Amoud Express Oo Xarumo Cusub Ka Furatey Dalalka Sweden iyo Norway

Xawaalada Amoud Express oo ka mid ah xawaaladaha Soomaaliyeed ayaa xarumo cusub ka furatey dalalka Sweden iyo Norway, furitaanka xarumahan cusub oo loo sameeyey xaflado ballaadhan ayaa waxaa ka soo qeyb galley xubno muhiim ah oo ka tirsan bulshoweynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamadaas.

Kulamadaas ayaa lagu furey aayado quraanka kariimka ka mid ah waxaana halkaas ka hadley qaar ka tirsan maamulka iyo shaqaalaha Xawaalada Amoud Express laanta ay ku leeyihiin wadanka Britain gaar ahaan magaalada London, kuwaasi oo sheegey in xawaalada Amoud Express tahay shirkad Soomaaliyeed oo leh sumcad iyo amaano isla markaana u balan qaadeysa dhammaan macaamiisheeda adeeg hufan oo ku dhisan deg deg iyo amaano.

Waxaa kale oo ay masuuliyiintaas carabka ku dhufteen in ay gacan weyn ka geysanayaan lacagaha taakulada ah ee ku socda dadka abaaruhu ku habsadeen iyo dhammaan mashaariicda horumarineed ee laga hirgalinayo wadanka Hooyo, sidoo kale wax ay iftiimiyeen in Amoud Express diyaar u tahay in ay macaamiisheeda kula dhaqanto soo dhaweyn diiran iyo adeeg hufan, si kastaba ha ahaatee xawaalada Amoud Express oo si rasmi ah ugga hawl gasha meel baddan oo dunad ah ayaa waxa uu maamulka xawaaladu diryaar u yahay oo qorshahooda ku jira in xarumo iyo xafiisyo cusub ka furan doonaan wadamada kale ee aaney immika xawaaladu ku lahayn xarumo.

Hadaba haddii aad ku nooshahay wadamada Sweden amma Norway kala xidhiidh Xawaalada Amoud Express wakiilada magacyadoodu hoos ku qoran yihiin kuwaasi oo lacagaha aad Amoud Express ka dirsaneysaan ee aad ehladiina iyo qaraabadiina u marineysaan idiin balan qaadaya in ay sidda ugu deg dega baddan kuugu gaadhsiin doonaan meesha aad doonto.

1- Wakiilka Waddanka Sweden Ee Xawaalada Amoud Express:
Cabdillaahi Aw Aadan Raabi (Cabdillaahi ARDA)
2- Wakiilka Waddanka Norway Ee Xawaalada Amoud Express:
Faysal Daahir Aabadiid (Farsal Dacawo)
Last edited by Mondey on Sun Oct 09, 2011 12:40 am, edited 1 time in total.
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Mondey »

Image

Image

Image

Image
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Lamagoodle »

I was thinking Amoud University was opening offices!
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Mondey »

Lamgoodle wrote:I was thinking Amoud University was opening offices!
oh no we don't sign Swedish students this time of the year :D

this is about money.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Lamagoodle »

Mondey wrote:
Lamgoodle wrote:I was thinking Amoud University was opening offices!
oh no we don't sign Swedish students this time of the year :D

this is about money.

Gartay seedi waxaan u rajeeynayaa GUUL ileen Jaamacadda Camuud iyo dhammaan dadka ka yimaado camuud waa dad gob ah.

Baki baan doonayaa inaan dego markaan hawlgab noqdo;
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Hyperactive »

Lamgoodle wrote:I was thinking Amoud University was opening offices!

:lol: :lol: wallah i thought the same. wahan diyarinayey inan daho;mashallah, Amoud university international bey noqotay :lol:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Amoud Express new branches in Norway and Sweden

Post by Mondey »

Lamgoodle wrote:
Mondey wrote:
Lamgoodle wrote:I was thinking Amoud University was opening offices!
oh no we don't sign Swedish students this time of the year :D

this is about money.

Gartay seedi waxaan u rajeeynayaa GUUL ileen Jaamacadda Camuud iyo dhammaan dadka ka yimaado camuud waa dad gob ah.

Baki baan doonayaa inaan dego markaan hawlgab noqdo;
ku so dhawow sxb dalku waa dalkaagii.

but why exactly Baki.. u been there before ?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”