
Wasaare horre ee DKMG Mudane Farmaajo Ayaa Waxaa la Filayaa inuu Soo Gaaro magaaladda Stocholm 26ka bishaan oo ku beegan Maalinta Qamiista ah Asagga iyo Wafdi uu Hogaaminayo.
Farmaajo Ayaa la xaqiijiyay inuu marti qaad balaaran ka helay jaaliyada Soomaliyeed ee Reer Stocholm iyo Guud Ahaan Reer Sweden.
Ayaan Shire Jaamac oo kamid ah Dadka ugu Caansan isla markaana in mudda ah ka dhex muuqatay Soomalidda Sweden iyo Guud ahaan Scandenianka Qurba joogta ku dhaqan ayaa ii xaqiijisay in si wayn loogu Diyaar Garoobay soo dhawaynta Mudane farmaajo Ayadoo Carabka ku dhufatay in Dhamaan Umaadda Soomaliyeed inta jecel Hormarka iyo Wanaagga Soomaliya Aay u madax banaan yihiin inaay kasoo qayb galaan Shirkaan Isla markaana aay Si toos ah Suaalo Ula Wadaagaan farmaajo iyo Wafdigiisa.
Hadaba Waa Goorma Waana Xagee Meesha Shirku ka dhacayo Waxaad ka daawan Kartaa flyerka.



