Former President rayaale to arrive back home on sunday

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by The_Emperior5 »

Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Oo La Filayo Inuu Dhawaan Hargeysa Soo Gaadho Iyo Garabada UDUB Oo Ku Muransan Cida Magacaabaysa Guddida Qaban-qaabada Soo Dhawayntiisa

Hargeysa (Ramaas) Jan 28, 2012 – Madaxwaynihii hore ee Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Daahir Rayaale Kaahin oo la filayo inuu maalmaha soo socda dalka ku soo laabto ayaa muran ka taagan yahay cidii soo dhawayn lahayd.

Labadan garab ee uu xisbiga UDUB u kala qayb-san yahay oo ay kala hogaamiyaan Guddoomiye ku xigeenka xisbigaasi Md Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa ku muransan cida xaq u leh inay diyaariso guddida qaban-qaabada soo dhawaynta Daahir Rayaale Kaahin.

Murankan oo ku salaysan cida xulaysa guddida qaban-qaabada ee abaabulaysa dadka soo dhawaynaha Madaxwaynihii hore Daahir Rayaale Kaahin ayaa bilaabmay ka dib markii garabka Cali Maxamed Waran-cadde ay warbaahinta ku baahiyeen magacyada guddi ay u xuleen soo dhawaynta Guddoomiyaha UDUB, taasi oo ay ka biyo diideen garabka Axmed Yuusuf Yaasiin, waxayna sheegeen in ku simaha guddoomiyaha xisbigu xaq u leeyahay inuu isagu xulo guddidaasi.

Maxamuud Cabdi Faarax (Malow) oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee UDUB isla-markaana ah xubnaha taabacsan Axmed Yuusuf Yaasiin, magaciisana lagu daray guddida garabka kale magacaabay ayaa sheegay in Guddoomiye ku xigeenka UDUB, ahna ku simaha Guddoomiyuhu xaq u leeyahay “ Iyadoo soo dhawaynta guddoomiyaha UDUB diyaar loo yahay oo si weyn loo soo dhowayn doono, haddana waxaan leeyahay guddidan la shaaciyey cid magacawday ma garanayno, markaa si loo ilaaliyo nidaamka iyo kala dambaynta xisbiga UDUB magacaabista guddida qabanqaabada waxa xaq u leh ku-simaha guddoomiyaha xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin” ayuu yidhi Mr Mallow uu Jamhuuriya u waramay, waxaanu intaa ku daray in ku simaha Guddoomiyuhu magacaabi doono “Haddii Ilaahay yidhaana si dhaqso ah ayuu ku-simaha guddoomiyuhu u magacaabi doonaa guddida qabanqaabada oo guddida fulinta ayaa guddidaas laga soo xuli doonaa”

Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda dalka ku soo laabto isaga oo ka soo kicitami doona dalka faransiiska oo uu deggan yahay, balse labada garab ee xisbigiisa ayaa isku haysta cida magacaabaysa guddida qaban-qaabada ee abaabulaysa dadka soo dhawaynaya.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by The_Emperior5 »

reer udub are not sure how to welcome him and who is going to welcome him jamaal ali hussein and Axmed yuusf yasin or ina warancade and sulub :lol:
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by NewHargeisaGirl »

^^ Stop mentioning Rayaale's name & do something with your miserable life you ol' dirty bag :evil:

Rayaale :heart: :rose:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by The_Emperior5 »

Newhargeisagirl wrote:^^ Stop mentioning Rayaale's name & do something with your miserable life you ol' dirty bag :evil:

Rayaale :heart: :rose:
newhargeysa girl why do you care about rayaale are you not against Somaliland are you nuts or something rayaale was my president not yours

stop the cay by the way
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by Mondey »

they got love for him :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by Saraxnow »

The_Emperior5 wrote:reer udub are not sure how to welcome him and who is going to welcome him jamaal ali hussein and Axmed yuusf yasin or ina warancade and sulub :lol:
:lol: :lol:
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by samatar133 »

UDUB have a lot of retarded so called serior members. Axmed Y Yasin, Sulub, Axmed keyse list goes on, they are jokes.
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by NewHargeisaGirl »

The_Emperior5 wrote:
Newhargeisagirl wrote:^^ Stop mentioning Rayaale's name & do something with your miserable life you ol' dirty bag :evil:

Rayaale :heart: :rose:
newhargeysa girl why do you care about rayaale are you not against Somaliland are you nuts or something rayaale was my president not yours

stop the cay by the way
Emperior you are a double faced troll ! sorry macaanto :mrgreen:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Former President rayaale to arrive back home on sunday

Post by MujahidAishah »

Raayale :clap: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”