Ciidamada Xarakada Al Shabaab Oo Caawa Dagaallo Culus ku qaaday magaalada Muqdisho.
amiirnuur.comCiidamada mujaahidiinta XSHM ayaa caawa dagaal culus uga jira magaalada muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Dagaallo u muuqda kuwa saf ballaaran ah ayaa ka holcaya wadada dheer ee isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye sidoo kale dagaaladu waxay ka socdaan xaafado badan oo katirsan degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir.
Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Mujaahidiinta ayaa baahisay in dagaalka ay si toos ah uga qeyb qaadanayaan gaadiidka dagaalka ee xoogaga Islaamiyiinta.
Dagaalkan wuxuu kusoo aadayaa xilli amaanka magaalada Muqdisho ay maanta adkeeyeen ciidamo shisheeye iyo kuwa Soomaali ah.
Dagaalo culus oo dib uga qarxay Muqdisho
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 959 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 171 Views
-
Last post by Hydra
-
- 3 Replies
- 340 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 723 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 4 Replies
- 536 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 94 Replies
- 10644 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 55 Replies
- 3633 Views
-
Last post by udun
-
- 2 Replies
- 528 Views
-
Last post by Karbaash_killa