Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Muqdisho : (Sh.M.Network)- Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Beeraha, Xanaanada, Xoolaha, dhirta iyo daaqa, kadib wareegto maanta ka soo baxday xafiiskiisa. Wareegtadan oo Lambarkeedu ahaa 086 kuna taariikheysneyd 28/03/2012 cinwaankeeduna ahaa Xil Ka Qaadis Wasiir ayaa lagu yiri:- Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3 dii juun 1962 kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo). Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20-ka Maarso 2012-ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Asagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin. Wuxuu Soo Saarayaa Xeerkan:-
Qodobka 1aad
Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa.
Qodobka Labaad
Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dowladda. Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga sababta Madaxweynaha uu xil ka qaadista ugu sameeyay marka laga soo tago eedeynta howlgudasho la'aaneed e Madaxweynuhu uu ku eedeeyay wasiirka, waxaana wareegtadaani lagu daabacay warbaahinta dowladda KMG

Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
I would like to see the Qaldaan one fired too. 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
The whole TFG is ending 4 and a half months
i don't think he minds the corrupted TFG offical koley lacag meel wa sii dhigtay
WTF though Humpty Dumpty the dhabayaco is being sidelined again Sharif is firing His cabinet this is just getting sad

WTF though Humpty Dumpty the dhabayaco is being sidelined again Sharif is firing His cabinet this is just getting sad

Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Uunsi boy Afka dadka & qabilada sharaafta leeh kaa jedi. 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Yaan cayey BabygirlBabygirl- wrote:Uunsi boy Afka dadka & qabilada sharaafta leeh kaa jedi.

Adigu wasiirka yar eeh digil iyo xururfle maxaad ku maagtay
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
stop hijacking! when u trying to diss a fellow Darood infront of another maxa ka qaldaaan? mise marqaan & sarqanimo isku darsateey?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Insulting What i said Abdi weli was sidlined by Sharif again he is the head of goverment he should fire the TFG minister but apparantly sharif is just undermining his jobBabygirl- wrote:stop hijacking! when u trying to diss a fellow Darood infront of another maxa ka qaldaaan? mise marqaan & sarqanimo isku darsateey?

- AgentOfChaos
- SomaliNet Super
- Posts: 10113
- Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
"Loose"?! What exactly are we talking about here?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
The poor Digil and xururfle guy lost his jobAgentOfChaos wrote:"Loose"?! What exactly are we talking about here?

-
- SomaliNetizen
- Posts: 335
- Joined: Fri Feb 24, 2012 7:20 am
- Location: President Sheikh Sharif 2012
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
4 months or whatever, it does not matter, he was fired!!khalid ali wrote:The whole TFG is ending 4 and a half monthsi don't think he minds the corrupted TFG offical koley lacag meel wa sii dhigtay
WTF though Humpty Dumpty the dhabayaco is being sidelined again Sharif is firing His cabinet this is just getting sad
This is the guy who made sure he got fired...A close friend of Sh Sharif

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Serves him right, I hope the Idoor one is next... 

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Very good decision.. firing this incompetent minister and all the other incompetent officials is must. the defense minister is one of them he has to go.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Monday i don't think the defense minister of the TFG Arab ciise is incompetent he is very capable of doing his job he visited all the liberated places from Alshabaab he mobilized the TFG troops he is an excellent Minister knows his job very well he concluded a meeting with the turkish top general even they assist now. He as the defense Minister made the TFG really go forward his last achievement is daynille is free from Shabaab just yesterday.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
^^Show me concrete evidence.... 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mess with Khaatumo N U LOOSE! 1st TFG Minister Fired!
Ina Carab ciise with the Kenyan President Mwai kibaki

Xuseyn Carab ciise with top Turkish generals

Xuseyn Carab ciise in beledweyne hiiraan

Xuseyn Carab ciise press conference

Xuseyn Carab ciise in Mogadisho with the armed forces

Xuseyn carab witht he ugandan defense minsiter

Hussein Arab ciise in Hiiraan

Hussein Arab ciise in gedo garabaharay

As you see he is very capable of doing his job he will finish till this govt ends in a few months time its ending anyways.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 657 Views
-
Last post by gurey25
-
- 3 Replies
- 665 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 8 Replies
- 833 Views
-
Last post by kkk47
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 10 Replies
- 1027 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 38 Replies
- 4210 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 613 Views
-
Last post by Jimbie
-
- 6 Replies
- 1097 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 48 Replies
- 3342 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 14 Replies
- 2901 Views
-
Last post by Ben Dover