Hadafka Qofka Muslimka ah
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1233
- Joined: Fri Oct 21, 2011 12:36 pm
- Location: Rainy Mood
Re: Hadafka Qofka Muslimka ah
Maashallah, wacdi fiican buu ahaa, Ilaahay khayr iyo ajar ha kaa siiyo, sis for posting it. Shiikh Mustafana illaahay ha ka abaal mariyo oo ha barakeeyo, muxaadarooyinkiisa aad baan u xiiseeya.
Funny note: Yaraantaydii aad baan u qadarin iyo ixtiraami jiray shiikhan, waayo waxaan u malayn jiray in uu ahaa nabigeena Maxamed SCW. I actually still believed that till I turned 10.
Waa runtiis, waxaa inaga luntay tilmaamtii iyo hadafkii adunkan loo joogay, ee Ilaahay kuligeen ha inaga wada dhigo kuwii ka faa'iidaystaa oo uu ku anfaco, aamiin. Tusaalihii uu ka soo qaaday markabka camiran ee dadna fuula la yidhi, meel allaaliyo meesha uu u socdaana la garan maayo, made me laugh so hard. Waa runtiis, cibaado la'aan waa duli-nimo.
I'll watch the other one, markaan soo casheeyo, inshallah. Looking forward to it, because I really need to work on my confidence.

- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: Hadafka Qofka Muslimka ah
I'll watch the other one, markaan soo casheeyo, inshallah. Looking forward to it, because I really need to work on my confidence.[/quote]
I will watch too as soo as I can.

I will watch too as soo as I can.
- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: Hadafka Qofka Muslimka ah
Maasha Allah salool cadeey waa ku mahadsantahay muxadarada qayimka ah aad inoo soo gudbisay, weliba sifiican ayaan ugu raaxaystay.
Sheikha qosolkuu iga dhammeeyey, markuu dhahay Aduunyada iyo Aakhirada waa laba naag oo la isla qabo oo kale, marnaba ma heshiiyaan.

Sheikha qosolkuu iga dhammeeyey, markuu dhahay Aduunyada iyo Aakhirada waa laba naag oo la isla qabo oo kale, marnaba ma heshiiyaan.

- salool
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: Hadafka Qofka Muslimka ah
^^Adaa mudan walaal.
Shiekh mustafe ilaahy ha ka abaal mariye, cajaladaha laga so duubo wacdigiiso aad bey oo fiican yehiin.
Labada naagood mid uun ba dooran aakhirka, wa runtii.I'm truly amazed by the stories of the profet csw and his simple life.
Shiekh mustafe ilaahy ha ka abaal mariye, cajaladaha laga so duubo wacdigiiso aad bey oo fiican yehiin.

Labada naagood mid uun ba dooran aakhirka, wa runtii.I'm truly amazed by the stories of the profet csw and his simple life.
- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: Hadafka Qofka Muslimka ah
Waxaan maalin dhawayd laba mar dhagaystay Hadafka Qofka Muslimka sidaan ugu bogay ma malaysan kartid.
Fii mizaanil xassanaat yowmul qiyaamah insha Allah(yowmu laa yanfacu maalun walaa banuun illaa man ataLaaha bi qalbin saliiim)
Fii mizaanil xassanaat yowmul qiyaamah insha Allah(yowmu laa yanfacu maalun walaa banuun illaa man ataLaaha bi qalbin saliiim)
- salool
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: Hadafka Qofka Muslimka ah
^^Aamin

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1583 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 1 Replies
- 1270 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 0 Replies
- 1311 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 3 Replies
- 1951 Views
-
Last post by Maandhow
-
- 23 Replies
- 3502 Views
-
Last post by Libix
-
- 7 Replies
- 2551 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 47 Replies
- 8854 Views
-
Last post by Spursman