Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by The`Republic »

I see a lot of family members and relatives. :)
Kulan ay isugu ymaadeen Jaaliyadda beesha reer Siyaad Ugaas ee UK oo ay kaasoo baxeen go’aamo wax ku ool ah (Sawiro)

Print here| By: allgedo.com: Tuesday, May 22, 2012 // 2 Jawaabood
Related Articles

Birmingham, UK (AOL) – Kulan si heer sare loo soo qaban-qaabiyay oo ay isagu yimaadeen jaaliyadda wadanka ingiriiska ee Beesha reer Siyaad Ugaas ayaa taariikhdu markay aheyd Axad, May 20, 2012, abbaarihii 4 galabnimo ka dhacay magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska.

Kulankaan oo lagu gorfeynayay ama looga munaaqashoonayay sidii wax looga qaban lahaa burburka ku habsadey deegaanada ay beeshaanu ka soo jeedo, kaasoo saameyn xoog leh ku yeeshay adeegyada aasaaska u ah nolasha bulashada sida Waxbarashada, Caafimaadka iyo Amniga, ayaa waxaa kasoo baxay natiijooyin wax ku ool ah, hase yeeshee inta aanan u guda gelin go’aamadii kasoo baxay kulankaas, bal marka hore aan guud mar gaaban ka bixiyo qaabka uu uu dhacay kulankan.

Waxaa ugu horeytiiba Maxamed Muxumed Aadan oo xiriirinayay kulankaan uu kusoo dhaweeyay cod-baahiyaha Sheekh Axmed Sheekh Cilmi oo halkaas kasoo jeediyay wacdi diini ah, kaasoo dhamaanteenba nagu beeray qushuuc. Waxaa uu Sheekhu jaaliyadda ugu baaqay in dariiqa kaliya ee lagu gaari karo liibaan adduun iyo mid aakhiraba ay tahay in xarigga alle la qabsado, ilaahayna talo la saarto. Intaas kadib waxaa furitaanka shirka lagu maamuusay Wakiilka Nabaddoonka Beesha Reer Siyaad Ugaas ee UK Maxamuud Nuur Shareeco (Cadde), waxaana uu halkaas ka yiri hadal gaaban oo ku wajahan furitaanka shirka.

Xasan Maxamed Faarax (Xassan Congaab ) oo ka mid ahaa aqoon-yahanada Jaaliyadda Beesha reer Siyaad ayaa halkaas kusoo bandhigay warbixin aad u dheer oo xambaarsan Sawiro iyo muuqaalo ka turjumaya baahida waxbarasho ee ka jirta deegaanada Garbahaareey iyo Balanbal.

Waxaa kale oo kulankaan goob-jooge ka ahaa Idil Cabdi Cismaan oo ahayd Saxaafiyadda Caanka ee ka hadli jirtay Idaacadda V.O.A laanteeda Afka Soomaaliga, waxaana ay Saxaafiyaddu halkaas ku soo bandhigtay Filim Documentry ah oo ay kasoo duubtay Gobalka Gedo oo ay dhawaan booqasho saxaafadeed ku tagtey. Filimkaan ay gabadhu soo bandhigtay ayaa ka turjumayay baahida iyo macaluusha ka taagan goobihii ay booqatey. Intii uu filimkaan socday waxaa dadka qaar indhahooda buuxiyay ilmo. Waxaanna Filimkaan uu ku baxayay luqadda Afka Ingiriiska, intii uu socdayna waxa ay Idil ka bixineysay turjumid heer-sare ah maadaama uu ku baxay luqadda afka ingiriiska.

Iyadoo aan qoraal lagu soo wada koobi Karin waxyaabihii halkaas ka dhacay iyo dadkii fikradahooda ka cabiray kulankaan ayaa waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qaar kamid ergaddii ka qaybgashey kulankaan oo afkaartooda halkaas ku soo bandhigay:

1. Col. Cabdi Cismaan Nuur
2. Cabdulaahi maxamed Goonweyn
3. Col. Maxamed Tahliil Biixi
4. Prof. Cabdiqaadir Cabdille Gaandaa
5. Dr. Cabulaahi Maxamed Cali (Giigiile)
6. Dr. Cabdixakiin Axmed Xasan (Carrabeey)
7. Sheekh Xasan Macalin Cabdi (Jucfe)
8. Cumar Cabdi Balal
9. Barre Cabdi Xirsi
10. Maxamed Cabdullaahi (Maxamed Afdheere)
11. Maxamed Cabdi Aadan (Kunnaa)
12. Maxamed Cabdullahi Lugyar
13. Eng. Bedel Faarax Ducaale
14. Xabiibo Cali Dharaar.

Geba-gabaddii kulankaan ayaa waxaa halkaas looga dhawaaqay hay’ad Samafal oo magaceeda la yiraahdo “HIMILO TRUST”, taasoo wax qaban doonto dhammaan baahiyaha aasaaska u ah adeegyada bulshada sida Waxbarashada, Caafimaadka, Amniga iyo dhammaan kaabayaasha ilaha dhaqaalaha.

Waxaa sidoo kale halkaas laga aqriyay go’aamidii ka soo baxay kulankaan, waxaanna ergaddii ka qayb gashey kulankaan dhamaantood ay qalinka ku duugeen in sida ay tahay looga mira dhaliyo natiijooyinka ama go’aamada kasoo baxay kulankaan waxaanna ay kala yihiin sidatan:-

1. In la mideeyo dhammaan qurba-joogta ku abtirsato beesha reer Siyaad laguna xiro kuwooda ku nool gudaha Soomaaliya.
2. In furo Sanduuq dhaqaale oo joogta ah, kaasoo wax looga qabanayo baahiyaha aasaasiga ah ee jira.

Ugu dambeyntii waxaa ay beeshu baaq u dirtaysaa dhammaan beelaha Sade, kaasoo ku wajahan sidii looga hortagi lahaa bara-kicinta lagu hayo shacabka ku nool goobo ka mid ah Gobolka Gedo, gaar ahaanna magaalo madaxada gobolka ee Garbahaareey, waxaana ay beeshu baaqeeda ku muujisey sida ay uga xun yihiin in ciidamada Dowladda ay ka dhex dagaalaan goobaha ay shacabku ku nool yihiin, isla markaana waxa ay beeshu baaqeeda ku codsanayaan in ciidamada laga saaro goobahaas, lana geeyo meelo ka baxsan degaanada ay shacabku ku nool yihiin. Waxaa sidoo kale beeshu baaqeeda ku codsadeen in dhammaan Beelaha Sade meel kasta oo ay joogaan ay wadar ah u ilaaliyaan midnimadooda.

http://www.allgedo.com/2012/05/22/kulan ... ah-sawiro/
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by CaliBurco »

Marexaan people look normal? I thought they had a different look?
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by The`Republic »

On average, I think they look better than your people to be honest. :)

But I digress, let's keep this civil. These are a preeminent people.

Image
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by CaliBurco »

Well, that's your opinion. Let me know when you want to start the picture competition.
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by CaliBurco »

And where shall we start, men or women?
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by The`Republic »

:lol: :lol: :lol: Rageedi :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by CoolPoisons »

Mad_Dog

qalanjadaan yaa dhalay?

Image

gabadha dheer in the left middle
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

:-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@ :-@
Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by Conqueror »

CoolPoisons wrote:Mad_Dog

qalanjadaan yaa dhalay?

Image

gabadha dheer in the left middle
That's an "Qalanjo" for you? :lol: :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by Advo »

She's very beautiful mashallah.

Reer Siyaad Diini came out :clap:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by The`Republic »

Naagti Smile probably had a heart attack :lol:
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by Shankaroon_614 »

Mashallah!!!!!! :up: :som: :rose:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

The`Republic wrote:Naagti Smile probably had a heart attack :lol:
Why would Smile have a heart attack over odayaal iyo islaamo is aruursaday :?
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by CoolPoisons »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:
The`Republic wrote:Naagti Smile probably had a heart attack :lol:
Why would Smile have a heart attack over odayaal iyo islaamo is aruursaday :?
^^ :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Reer Siyaad Diini conference in Birmingham

Post by qoraxeey »

CaliBurco wrote:Marexaan people look normal? I thought they had a different look?

:lol: ............ cali gaboooooooow nolooow
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”