Atomites kill many puntland soldiers

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Atomites kill many puntland soldiers

Post by AhlulbaytSoldier »

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo xalay ka dhacay deegaanka Sugure oo qiyaasti 50-KM dhinaca koofureed kaga beegan magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, halkaasoo saldhig Ciidamada Puntland ku lahaayeen ay weerareen dagaalyahano ka tirsan Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhinteen in ka badan 10-ruux oo isugu jiray dhinacyadii dagaalamay, waxaana dagaalyahanada Shabaab ee weeraray deegaankaas u suura gashay inay la wareegeen saldhigii Ciidamada Puntland ku lahaayeen deegaanka Sugure.

Gurmad saaka waabarigii Puntland u dirtay deegaankaas ayaa intii ay jidka ku sii socdeen waxaa lala eegtay Miino qabsatay mid ka mid ah gaadiidkii dagaalka waxaana ku dhintay ilaa 12-askari ka tirsan Puntland.

Meydadka Askarta ayaa la geeyay isbitaal ku yaal magaalada Boosaaso, waxaana la sheegayaa inuu ku jiro Sarkaalkii ugu sareeyay Ciidamada Puntland ee joogay deegaanka Sugure oo magaciisa lagu soo koobay Dhega-weyne.

Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay in dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay soo weerareen saldhig Ciidamada Puntland, isagoo xaqiijiyay in dhankooda ay kaga dhinteen in ka badan 10-askari, halka Shabaabkana ka dileen ilaa 7-askari.

Weerarkan ayaa ku soo aaday iyadoo magaalada Boosaaso uu booqasho ku joogo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole, iyadoo uu noqonayo qasaarihii ugu badnaa ee askar ka tirsan Puntland ka soo gaaro dagaalo ay la galeen Xoogaga taabacsan Shabaab ee saldhigooda yahay buuraleyda Gal-gala.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by BlackRain »

Man these hit and run tactics :pacspit:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by grandpakhalif »

Imam Atam and his mujahids kill 12 gaalkaalkaal ashaado la dirir soldiers.

BOSSASO (Sh.M.Network)— At least 12 soldiers were killed and 15 sustained sever wounds in an attack targeted forces under Somalia’s semi-autonomous region of Puntland, reports said on Wednesday.

Witnesses said a roadside bomb tore through a convoy carrying Puntland forces in Sugure area, 50 Km away from Bossaso city, north east Somalia. 12 combatants lost their lives while 15 hurt in the attack. the army were going to evacuate a wounded officer in the area at the time of the blast.

Pro-Shebab websites claimed responsibility for the attack, saying that more 30 Puntland soldiers have been killed in the blast.

The latest news story say the situation in the bomb explosion site is said to be tense as many troops were visible cordoned off the scene and carrying out manhunt operations.

For more, send your comments to webmaster@shabelle.net
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by SahanGalbeed »

Waa "vicious" , nacdal ku dhacday-du .
Good luck Puntland in capturing or eliminating these rats
Meel bay weerareen , intaaney xabada ku furin meesha ay weerarayaan ayay jidkii ku xidhna minooyin sii dhigeen . ya?
Last edited by SahanGalbeed on Wed Dec 05, 2012 12:34 pm, edited 1 time in total.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by BlackRain »

Grandphakhalif, you do know that calling a muslim gaal is one of the big sins?
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by original dervish »

These terrorists are working with s/l.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by grandpakhalif »

BlackRain wrote:Grandphakhalif, you do know that calling a muslim gaal is one of the big sins?
Futrtoole soldiers work for PIS and And Ethiopia not Islam.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by BlackRain »

grandpakhalif wrote:
BlackRain wrote:Grandphakhalif, you do know that calling a muslim gaal is one of the big sins?
Futrtoole soldiers work for PIS and And Ethiopia not Islam.
:snoop:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by original dervish »

:lol: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by garoweboy »

:lol:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by AhlulbaytSoldier »

Fagaroole has failed :mindblown:
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by Gantaal05 »

Apostate cowards and eating Hyena meat legalisers

will have no place in Puntland, we will fight them to the bitter end. USA just pledged 100 million dollars to Puntland.
RIP mujaahidintii ciidanka daraawishta Puntland :rose: RIP
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by garoweboy »

HutuKing01 wrote:Fagaroole has failed :mindblown:
Says the moryaan from Dhusamareeb. :pacspit:
User avatar
Transformer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 704
Joined: Sat Feb 17, 2007 1:11 am
Location: Lost in Mars since 1969...

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by Transformer »

Glad to see the Atomites are still alive, and here I was worried Puntland eliminated a big source of revenue, the fight on Muslim terrorists.

Image
User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Re: Atomites kill many puntland soldiers

Post by Cunaaye25 »

cowards Alshabab fulayiintaatihiin wasa ............

halkaan ka daawo xabadaha sida loogu rashaasheeyey .......sidaan ayaa udanbeeya :clap: :clap: :clap: :clap: :up:

http://www.raxanreeb.com/2012/12/puntla ... odhagayso/
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”