Maamulka Sare ee Shabakada Warbaahinta Saadaal Media wuxuu raali galin ka bixinayaa war maanta si khaldan ugu soo baxan Boggan kaasoo sheegayay Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland inay eedaysay Ciidamadda Kenya isla markaana ay u qaxday meel duleedka ka ah Kismaayo.
Hadaba Xiriiro kala duwan oo la samaynay dad kala duwan ayaa noo cadaatay in Warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Maamulka Guud ee Saadaal Media wuxuu raali galin buuxda ka bixinayaa Qoraalkii iyo Codkii lagu soo daabacay Boggan.
Saadaal Media waa warbaahin Madax banaan isla markaana warka usoo gudbisa si dhex dhexaad ah.
Maamulka Sare ee Saadaal Media
Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Moderator: Moderators
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
-
xaliye123
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
Saadaal waa wargaisyada somalida kuwa ugu fiican runtii.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
So you are saying mama somali ah is lying???xaliye123 wrote:Maamulka Sare ee Shabakada Warbaahinta Saadaal Media wuxuu raali galin ka bixinayaa war maanta si khaldan ugu soo baxan Boggan kaasoo sheegayay Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland inay eedaysay Ciidamadda Kenya isla markaana ay u qaxday meel duleedka ka ah Kismaayo.
Hadaba Xiriiro kala duwan oo la samaynay dad kala duwan ayaa noo cadaatay in Warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Maamulka Guud ee Saadaal Media wuxuu raali galin buuxda ka bixinayaa Qoraalkii iyo Codkii lagu soo daabacay Boggan.
Saadaal Media waa warbaahin Madax banaan isla markaana warka usoo gudbisa si dhex dhexaad ah.
Maamulka Sare ee Saadaal Media
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Beeni haday fakato Runbaa soo qabata.
No you idiot, he is saying that the website was spreading lies and now giving an apology to the shacab.Somali-Transporter wrote:So you are saying mama somali ah is lying???xaliye123 wrote:Maamulka Sare ee Shabakada Warbaahinta Saadaal Media wuxuu raali galin ka bixinayaa war maanta si khaldan ugu soo baxan Boggan kaasoo sheegayay Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland inay eedaysay Ciidamadda Kenya isla markaana ay u qaxday meel duleedka ka ah Kismaayo.
Hadaba Xiriiro kala duwan oo la samaynay dad kala duwan ayaa noo cadaatay in Warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.
Maamulka Guud ee Saadaal Media wuxuu raali galin buuxda ka bixinayaa Qoraalkii iyo Codkii lagu soo daabacay Boggan.
Saadaal Media waa warbaahin Madax banaan isla markaana warka usoo gudbisa si dhex dhexaad ah.
Maamulka Sare ee Saadaal Media
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 534 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 29 Replies
- 1521 Views
-
Last post by Asraa
-
- 2 Replies
- 421 Views
-
Last post by Ina-Geel_Wase
-
- 11 Replies
- 1850 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 19 Replies
- 1356 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 1 Replies
- 538 Views
-
Last post by Digdahab
-
- 12 Replies
- 1275 Views
-
Last post by mahoka
-
- 1 Replies
- 293 Views
-
Last post by kambuli
-
- 2 Replies
- 586 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 23 Replies
- 1381 Views
-
Last post by Shirib