Alshabab defects to Gedo authorities

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Alshabab defects to Gedo authorities

Post by Substance »

Wararka Nagasoo gaaraya Gobolka Gedo ayaa shegaya in Gobolkaas ay iska Dhibeen Ciidamo Katirsan Al-shabaab.

Ilaa iyo 11 Askaro oo ka soo Goostay Al-shabaab ayaa ku biiray Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo.


Diyaad Cabdi Kaliil oo ka oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaalia ee Goblka Gedo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamaadi ay isi soo dhiibeen islamarkaana ay Filayaan in kuwo kale ay sidaan oo kale ay isku soo dhiibaan.


waxaa uu gu baaqay Ciidamada Al-shabaab in ay isku soo dhiibaan Ciidamada Dowladda Soomaalia ee Gobolka Gedo.
http://saadaalnews.com/2014/01/14/dhaga ... olka-gedo/
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Alshabab defects to Gedo authorities

Post by The_Patriot »

wax goostey majiro the chicken came to roost.
Bare Hiraale is under their immunity,Shararka uun ba laiksa badala.
Kaliil,Filoow wa dameerkis iyo labadheedha dagoodh.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”