Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by Substance »

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by bashe19 »

c. Ali Diini, tough general, :up: Dhibka Gureceel waa dhibka Balambal, Xeraale iyo Abudwaq, there for we have to tackle as soon as pble. :D :up:
User avatar
axmed89
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 373
Joined: Sat Feb 21, 2015 12:31 pm

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by axmed89 »

The pretend defence minister. Anisom manages southern somalia. Because somalis in mogadishu and southern somalia cannot manage themselves :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by XimanJaale »

Hopefully the situation in Guriceel will be peacefully resolved.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by TheblueNwhite »

General Diini is one of the coolest top army officials in Somalia. Waa yaqaan sida banooniga loo ciyaaro.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by FarhanYare »

Culusoow & his government :lost: :lost: nacalaa idhingu yaal. Mean while, howl baa dayacsaan:

Madaafiic aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa maanta kusoo dhacay gudaha xarunta madaxtooyada Somalia, iyadoo uu ku dhintay hal qof mid kalena waxaa kasoo gaaray dhaawac fudud, sida ay sheegeen saraakiisha amniga DFS.

Qaar ka mid ah hoobiyeyaasha ayaa madaxtooyada gudaha u galay, sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan, iyagoo ku dhacay goobo gaadiidka la dhigto oo ku yaalla gudaha xarunta madax-tooyada Soomaaliya.

Ciidamada amniga ayaa xiray waddooyinka laga galo xarunta madaxtooyada Soomaaliya, kuwaasoo dadka u diidaya inay gudaha u galaan madaxtooyada iyo guryaha ku dhow.

“Ugu yaraan afar madfac ayaa kusoo dhacay goob gaadiidka la dhigto oo ku taalla gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ku geeriyooday ruux ilaalo ahaa oo halkaas ku sugnaa,” ayuu AFP u sheegay C/raxmaan Maxamed oo ka mid ah saraakiisha amniga Soomaaliya.



Goobjooge ku sugnaa gudaha madaxtooyada oo lagu magacacaabo, Maxamed Xasan ayaa isna u sheegay in duqeyntu ay dhaawacyo xooggan u geysteen baabuurtii goobtaas yaallay, kuwaasoo qaarkood muraayaduhu ay ka burbureen.

"Firirka madaafiicda ayaa waxay burbur u geysteen muraayadaha gaadiidkii goobtaas la dhigtay, waxaan kaloo arkay ruux uu dhaawac fudud kasoo gaaray fikirka," ayuu intaas ku daray Maxamed Xasan oo la hadlayay AFP.

Sidoo kale, waxaa hoobiyeyaal ay ku dhaceen agagaarka safaaradda Jabuuti oo u dhaxeysa madaxtooyada iyo tiyaatarka Qaranka, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ay illaa hadda geysteen madaafiicdaas.

Weerarkan duqeynta ah ee lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya ayaa mas'uuliyaddiisa waxaa sheegatay Xarakada Al-shabaab, iyadoo afhayeenkooda howlgallada Sh. C/csiis Abuu-Muscab uu sheegay inay iyagu ka dambeeyeen hoobiyeyaasha lagu duqeeyay Villa Somalia.

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Feb/wa ... ESeml.dpuf
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by libaaxyare »

FarhanYare wrote:Culusoow & his government :lost: :lost: nacalaa idhingu yaal. Mean while, howl baa dayacsaan:

Madaafiic aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa maanta kusoo dhacay gudaha xarunta madaxtooyada Somalia, iyadoo uu ku dhintay hal qof mid kalena waxaa kasoo gaaray dhaawac fudud, sida ay sheegeen saraakiisha amniga DFS.

Qaar ka mid ah hoobiyeyaasha ayaa madaxtooyada gudaha u galay, sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan, iyagoo ku dhacay goobo gaadiidka la dhigto oo ku yaalla gudaha xarunta madax-tooyada Soomaaliya.

Ciidamada amniga ayaa xiray waddooyinka laga galo xarunta madaxtooyada Soomaaliya, kuwaasoo dadka u diidaya inay gudaha u galaan madaxtooyada iyo guryaha ku dhow.

“Ugu yaraan afar madfac ayaa kusoo dhacay goob gaadiidka la dhigto oo ku taalla gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ku geeriyooday ruux ilaalo ahaa oo halkaas ku sugnaa,” ayuu AFP u sheegay C/raxmaan Maxamed oo ka mid ah saraakiisha amniga Soomaaliya.



Goobjooge ku sugnaa gudaha madaxtooyada oo lagu magacacaabo, Maxamed Xasan ayaa isna u sheegay in duqeyntu ay dhaawacyo xooggan u geysteen baabuurtii goobtaas yaallay, kuwaasoo qaarkood muraayaduhu ay ka burbureen.

"Firirka madaafiicda ayaa waxay burbur u geysteen muraayadaha gaadiidkii goobtaas la dhigtay, waxaan kaloo arkay ruux uu dhaawac fudud kasoo gaaray fikirka," ayuu intaas ku daray Maxamed Xasan oo la hadlayay AFP.

Sidoo kale, waxaa hoobiyeyaal ay ku dhaceen agagaarka safaaradda Jabuuti oo u dhaxeysa madaxtooyada iyo tiyaatarka Qaranka, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ay illaa hadda geysteen madaafiicdaas.

Weerarkan duqeynta ah ee lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya ayaa mas'uuliyaddiisa waxaa sheegatay Xarakada Al-shabaab, iyadoo afhayeenkooda howlgallada Sh. C/csiis Abuu-Muscab uu sheegay inay iyagu ka dambeeyeen hoobiyeyaasha lagu duqeeyay Villa Somalia.

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Feb/wa ... ESeml.dpuf
Farhan yare told hadaan nahay caqligu ha shaqeeyo.
Ayaanle Ceyr inkastoo laga gardaran yahay magaaladoodii guriceel ay Ceyr Kale oo magac dowlad huwan ku soo duulay, ayna difaacdeen ileen waa dad dhulkoodii iyo dadkoodii dhex joogee hadana ayaanle waa in loo sheegaa in ay Shaarkaan Ahlusuna iska siibaan, magaca ahlusuna hada ceyr ayaanle ayuu iskugu soo aruuray meeshana waxa ka socdaa waa in xoogii iyo lafahii ceyr la is ku baabi'iyo. Umad kaloo shisheeye ahi ayaa ka dhex faaiideysanaya
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by FarhanYare »

Try telling that to culusoow. Meesha waxa dagalaayo waa the army (made up of heterogeneous clans) against the sufi cants.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by AbkoowDhiblaawe »

Substance wrote: Image
LOOOOOOOOL. :russ:

Diini: Kiss the ring

ceyr oday: Yes sir.

Ceyroow sharafta niiga dhacay walle. :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by FarhanYare »

^
they could be related? no?
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by bashe19 »

@Farhan

Bro namiimka iska ilaali, deris walaala si fiican isu marxabeeya. Qofka ujeedkiisa fahan.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by AbkoowDhiblaawe »

FarhanYare wrote:Try telling that to culusoow. Meesha waxa dagalaayo waa the army (made up of heterogeneous clans) against the sufi cants.
kkkkkkkkkkkkkkkk. Son heterogeneous kulaha. Cayr dhexdooda is cunaayo. Thats what you get for not knowing dantaada. :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by Khalid Ali »

Warsheekh wrote:
Substance wrote: Image
LOOOOOOOOL. :russ:

Diini: Kiss the ring

ceyr oday: Yes sir.

Ceyroow sharafta niiga dhacay walle. :lol:

What happened to the cayr they used to own the Marexaan in the 1990s the cayr were reduced to Kiss Darood hands shameful :oops: :down:

Cayr and HG have no where to stand on today the land in lower shabelle is now under DM galkacyo is under Majeerteen a war in guriceel and Kissing darood hands. Cayr Hawiye way ceebeyeeen.

Where is that Religious zealot Hutuking :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by FarhanYare »

Bashi,
I dn't know what u on about nigger

Khalid ali,
One self hating negro accounts 4 a whole qabil i like ur logic :eat:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Post by FarhanYare »

I need a concrete evidence that puts me to quite confirming labada qoolo is heesato is indeed galgaduudians. Somehow i refuse to believe cidaanka dowlada equates to cidaanka cayr :lol: . Libaaxyaare iyo the rest your uncle qalaadkiisa haku sixina you should be vehemently speaking out against :stylin: ok logging off am at work people getting suspecious
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”