C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Post by KingWaslawi »

Am I missing something? Ninku iminka Gaalkacyo ma dhaafo ama hadduu maalin ama laba cisho ka maqan yahay iyaduu kusoo noqdaa, sidee wax u jiraan Markaa???
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Post by Halmog »

Shaqo culus buu ujooga gobolka mudug
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Post by TheLoFather »

Political Billiliqo maneuverings ayuu ka baqanaayaa #TeamHagHaveLearned2MasterChess
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Post by THE_TRUTH1 »

Garowe puntland is in Mess Faroole Militias have taken over , Gaas was booted out


Garowe Actobar 2015– Ciidamo gadoodsan oo ka cabanayay mushaar la’aan ayaa saaka xoog kula wareegay kantaroolka galbeed ee magaalada Garowe, waxaana hakad ku yimid gaadiidkii isaga gudbi jiray gobolada Puntland.


Image
Gudoomiyaha BaarlamaankaIscasilay Saciid Xasan Shire
Cinqilaab baa dhacay”.Ciidamo fara badan la geeyay Xarunta Baarlamaanka iyo Gurigiisa taas oo uu u arko Cinqilaab laga soo shaqeeyay.
“Waxaan ku gaaray mar haddii halkaas arrintu marayso inaan badbaadiyo sharaftayda maadaama Hoolkii baarlamaanka la igala wareegay oo aan mooshin la ii keenin, Waan iscasilay, hadday xubin tahay iyo Hadday Guddoomiye tahay” ayuu yiri Siciid Xassan Shire.
User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Post by Halmog »

:lol: :-@ :arrow:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: C/WELI GAAS Gaalkacyo miyuu usoo guuray?

Post by AbdiWahab252 »

It's true
GAAS has been booted out my the People's President Faroole.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”