BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by BosasoShaam »


LATEST TOP NEWS:- Xiisad u dhaxaysa Galmudug & Ahlusuna, Cadaado oo wado muhiim ah laga xiray.

TOP NEWS:- Xiisad u dhaxaysa Galmudug & Ahlusuna, Cadaado oo wado muhiim ah laga xiray.
July 8, 2016 - Written by Chief Editor - Edited by Chief Editor

Waxaa sii xoogaysanaya xiisada u dhaxaysa Ahlusuna iyo Galmudug, waxaana taasi ay sababtay in ciidamo ka amar qaata Ahlusuna ay xiraan waddadii xariirin jirtay Cadaado iyo Guri ceel ee Gobolka Galguduud.

Deegaanka Dhuumoodle oo xariirsha labada degmo aya Ahlusuna la wareegtay, wxaaana laga cabsi qabaa in weerar ay ku qaadana Cadaado, iyadoona wararka aan ka helayno cadaado ay sheegayaan in Galmudug ay wado dhaqdhaqaaq ciidan.

Ahlusuna ayaa Maamulkeedu ka arrimiyaa inta badan Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya, iyadoona ay sheegeen in Madaxwaynahooda uu yahay Shiikh Axmed Shaakir kaas oo lagu doortay doorasho ka dhacday magaakada dhuusomareeb ee xarunta Gobolka Galguduud.

La soco wixii kusoo kordha
PuntlandOne.com
Dhuusomareeb.
User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

Re: BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by BosasoShaam »

:eat: :dj: :stylin: :clap: :clap:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by FarhanYare »

:lost:
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by mahoka »

Why are you so happy? Typical of your people
User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

Re: BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by BosasoShaam »

Xiisada u Dhaxeysa Galmudug iyo Ahlu-suna oo ka Taagan Deegaanada Xanan buuro iyo Caro Tuurka,,
Jul 8, 2016 - jawaab


Wararka ka imaanaya Deegaanada u Dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu-suna ayaa sheegaya in Xiisad u Dhaxeyso Labada Dhinac,

Xiisada Ayaa Hada Ka Taagan Deegaanka Xanan Buuro Halkaasi oo labada Dhinac ay isku Horfadhiyaan,

Sidoo kale Waxaa Xiisadaasi Ay ka Jirtaa Deegaanka Caro Tuurka Halkaasi oo labada Dhinac isku Horfadhiyaan Waxana ka Jirta Cabsi Xoogan,

Sida Wararka Tilmaamayaan Ciidan Ahlu-Sunah ka Tirsan ayaa ka Tagay Degmada Dhusamareeb kuwaasi oo Gaaray Degaanka Xiisada ka Taagantahay.

Mudug24
Cadaado
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by Geeljire252 »

Stinky dabayaco.
:lost: :lost:

Ahlu Sunnah and Galmudug will never fight.
User avatar
BosasoShaam
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 689
Joined: Mon Mar 21, 2016 9:30 pm

Re: BREAKING NEWS: New Civil War in Galgaduud between AhluSunnah and Galmudug has begin

Post by BosasoShaam »

Geeljire252 wrote:Boqorka Majeerteen.


Ahlu Sunnah and Galmudug will forever fight.


:eat: :dj: :stylin: :clap: :clap:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”