New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Moderator: Moderators
New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Dagaalkii la isku reebilahaa ee Farmaajo iyo Rooble ayaa qarxay iyo Madoobe iyo Deni oo ka faaideystay. Guudlaawe oo Rooble ku biiray iyo QoorQoor oo Qalqal wajahaya. NCC loo badanyahay iyo Rooble oo goaamo culus gaari raba
sida muuqata Speakerka iyo gudoonka dhan ayaa la dooran doonaa ayadoo Farmaajo doorashaba u diyaar aheen. Farmaajo markuu arkey guuldaradii uu kala kulmay Hirshabelle, Galmudug, waqooyi iyo banaadir wuxuu goaansadey inuu marka arbushaad bilaabo waxaa lagoaansadey inaan loojoojin marmarsiyihiisa cusub.

- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Fahad's seat is not in dispute. You are obsessed with this guy.
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
SultanOrder wrote: Thu Mar 31, 2022 10:45 am Fahad's seat is not in dispute. You are obsessed with this guy.
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Hirshabelle 28 aqalka hoose. FEIT 27sahal80 wrote: Thu Mar 31, 2022 12:31 pmSultanOrder wrote: Thu Mar 31, 2022 10:45 am Fahad's seat is not in dispute. You are obsessed with this guy.have you been living under a rock? he is not recognized by FEIT also Guudlaawe may flip-flop on him once he arrives Jowhar only two Gaaljecel seats remained.
Fahad and three guys from KG are missing
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
14ka april waxaa la dhaarinayaa xildhibaanada oo dhan inta dooran kadib waxay dooranayaan gudoomiye ku meel gaar ah oo loo saadaalinayo odey HG ah oo ugu da weyn
waxaa ku xigta doorashada Gudoonka baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen kuma jiro fahad waxaa qabsan gudoonka iyo ku xigeenadiisa mucaarad oo dhaceysa isla april
waxaa socota qalabeynta hoolka teendhada afisyoone oo bisha may ka dhaceyso doorashada madaxweynaha ciidul fitriga kadib inshallah
waa process Farmaajo iyo Fahad kaalin ku laheyn.mana u maleynayo inay gali doonaan ayagoon heesan xildhibaano!

Last edited by sahal80 on Thu Mar 31, 2022 4:17 pm, edited 2 times in total.
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
iska qosol i see you finally woke up from your mentor's conspiracy theory but still processing like Chris Rock said
20 kursi oo G16 ka mid tahay iyo kursuga Fahad iyo 3da KG tahay doorashada speakerka kuma jiraan per Rooble plan si speakerka mucaaradka uga imaado waana Adan madoobe! Finally Rooble is not playing Good cop/bad cop game with MM and FMS

Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Gudoomiyaha guddiga Doorashooyinka heer Federal “Dhamaan xildhibaanada waa in ay sida ugu dhaqsiyaha badan usoo doontaan shahaadooyinka xildhibaanimo laga billaabo berrito"
https://fb.watch/c5VFXj2pKg/
https://fb.watch/c5VFXj2pKg/
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
ileeygaan yaa u sheega in xooghayaha uu gudoonka u shaqeeyo oo uu magacaabay gudoomiyaha maaha xubin la doortey waa la magacaabay waana labadali doonaa
Beesha caalamka oo taageeri doonta liiska FEIT
Rooble oo taageerey FEIT oo sheegay inay 30 kursi dhinantahay halka ay ka dhineed 26 10 Hirshabelle ah iyo 16 Gedo ah taas macnaheeda waa fahad iyi sadexda KG lama dooran!
badalaada eelaayga loading
Beesha caalamka oo taageeri doonta liiska FEIT
Rooble oo taageerey FEIT oo sheegay inay 30 kursi dhinantahay halka ay ka dhineed 26 10 Hirshabelle ah iyo 16 Gedo ah taas macnaheeda waa fahad iyi sadexda KG lama dooran!
badalaada eelaayga loading
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Mar hadi dadka qaar qaab Hawiye nimo xabadka u qaracayan wa in qabiilada kale ka fejignadan oo 16 kursi Gedo la'aantod wa inan horay lo socon
Waana nasiib xumo madax ku sheega ay khusayso 16 ka xursi inayan go'aan ka gaarin Mar hadi wixi xisaab noqotay oo kursi walba lagu xisaab tamayo
Waana nasiib xumo madax ku sheega ay khusayso 16 ka xursi inayan go'aan ka gaarin Mar hadi wixi xisaab noqotay oo kursi walba lagu xisaab tamayo
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
"badalaada eelaayga loading"sahal80 wrote: Thu Mar 31, 2022 10:46 pm ileeygaan yaa u sheega in xooghayaha uu gudoonka u shaqeeyo oo uu magacaabay gudoomiyaha maaha xubin la doortey waa la magacaabay waana labadali doonaa
Beesha caalamka oo taageeri doonta liiska FEIT
Rooble oo taageerey FEIT oo sheegay inay 30 kursi dhinantahay halka ay ka dhineed 26 10 Hirshabelle ah iyo 16 Gedo ah taas macnaheeda waa fahad iyi sadexda KG lama dooran!
badalaada eelaayga loading
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
FEIT iyo Xooghaynta baarlamaanka hadaad isku heesatid maxaa dhiman?
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
Farqi u dhaxeeya marka beeshaada ku doorato iyo Marka guudlaawe("Xaqsoor") kursi kuu xiro.
Xildhibaanadii Gugundhabe oo mucaaradka ahaa laakiin saaxiib la guudlaawe(Sheekadii waa igarab istaageen sida qoorqoor ayagoo hiiraan sheeganaya inay matalaan funny waxay deganaayeen guryaha saraakiisha XL oo sanbaloolshe ahd abdirizaq umar deganaayeen ma tigin xaafada ay sheegtaan
) lama arkin kuwii Xawaadlana oo imaadeen. Hirshahelle oo Fahad taageersan baa ka hortimid Muuse geele ilaa shalay Guudlaawe CBB golfyare iyo deeyoo ma soo dhigin 10 saac baa ka soo wareegtey markey wax soo dhigeen
fiiri Gurbiye oo baadicade ah wuu ka saarey markey ku qeyliyeen malaha almiina kuwa XL kasaar ayagana wuxuu sheegay inay ka baqeen guudlaawe oo maxbuus u ah Fahad
howshu waa socotaa
CBBda Guudlaawe ee Fahad Iyo Farmaajo diidanaa, Guudlaawe tageersan aaway? Sorry yaah! Maxbuuska Fahad wuu iska celin waaye!
Hello Abdiaziz Golfyare Mohammed Deeyoo Garaad Nasta Nor Haji Ahmed Aduunyo Abdulkadir Lucky Jamaal Sharmarke Haji Xoog
.
Xildhibaanadii Gugundhabe oo mucaaradka ahaa laakiin saaxiib la guudlaawe(Sheekadii waa igarab istaageen sida qoorqoor ayagoo hiiraan sheeganaya inay matalaan funny waxay deganaayeen guryaha saraakiisha XL oo sanbaloolshe ahd abdirizaq umar deganaayeen ma tigin xaafada ay sheegtaan
fiiri Gurbiye oo baadicade ah wuu ka saarey markey ku qeyliyeen malaha almiina kuwa XL kasaar ayagana wuxuu sheegay inay ka baqeen guudlaawe oo maxbuus u ah Fahad
howshu waa socotaa
CBBda Guudlaawe ee Fahad Iyo Farmaajo diidanaa, Guudlaawe tageersan aaway? Sorry yaah! Maxbuuska Fahad wuu iska celin waaye!
Hello Abdiaziz Golfyare Mohammed Deeyoo Garaad Nasta Nor Haji Ahmed Aduunyo Abdulkadir Lucky Jamaal Sharmarke Haji Xoog
.
Re: New Parliament is ready and FEIT to declare the new mps without Fahad!
just Hawadle
10 saac kadib uu soo hadley Golfyare waa iska indhatiray Hirshabelle iyo maxbuus Guudlaawe. waxaan sugnaa waa asoo sheeganaya guusha nin ka soo horjeeda guudlaawe Buraale hop 59

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1066 Views
-
Last post by Nubis
-
- 14 Replies
- 2181 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 2 Replies
- 419 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 7 Replies
- 1285 Views
-
Last post by sahal80
-
- 16 Replies
- 2493 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 1 Replies
- 13 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 15 Replies
- 1308 Views
-
Last post by damu
-
- 1 Replies
- 1420 Views
-
Last post by sahal80