1-asagoo ka shidaal qaadanaya isku dhicii pmyadii hore wuxuu soo xushey PMka ooysan saameyn ku laheen PL waliba uu ka soo jeedo ururka Al Islaax iyo UPD tan waxay meesha ka saartey isku dhac asaga iyo PMka cusub inkastoo siyaasada wax walbe laga fisho
2- Wasiirada la soo xulayo oo ka imaanaya Xassan Sh, Pm Xamze(mostly Daarood) iyo speaker madoobe(Mosly D&M) waxaa meesha laga saaray dawrka FMSka waa talaabo weyn oo Deni ka xanaajisay.
3-Xafiiska raysulwasaaraha oo shaqadiisa loo madaxbaneeyay oo u badan beeshiisa waxaa ku jirta xaaskii wasiir jamaal marka laga reebo amniga oo dabcan Xamar ku saabsan loona magacaabay kamal Gutale oo HG iyo afhayeenka xukuumada oo waligiis local ahaa maadama uu hotel fadhinayn oo bulshada Xamar dhex galayo oo loo magacaabay Farxaan jimcaale tifatiraha BBC Somali oo ka soo jeeda XL
3- not antagonizing HAG clans and siyaasiyiin oo xukuumada lagu soo wada darayo(ending local mucaarad)
4- UAE oo dekada Kismaayo lagu wareejinayo halka Turkeyga ay tan Muqdishu hayaan
Kenya oo Ganacsiga loo fasaxayo
Eritrea oo lala mucaamilayo maadama ay isku xiran yihiin itoobiya sidoo kale aysan siyaasada gudaha u soo farogashan iyo 5000 ee ciidan ay taba bartey si aysan u qashqashaadin(ciidankaan ayaa u badan marginalized hawiye clans, D&M iyo Daarood oo Fahad iyo biixi qoreen. Hiiraan gaaljecel ay ka qoreen!
waxaa jirey qorshe ah in 20,000 la gaarsiiyo oo gadaal loogu diro itoobiya iyo eritrea hadii la soo weeraro!!
Qatar oo lala mucaamilayo laakiin aan saaxiib aheen si dhaqaalaha u sii socdo
Sacuudi, Masar iyo UAE oo la soo dhaweysanayo
war siyaasadaan ayaa aduunka lagula dhaqmaa hal dhinac la iskuma tuuro way ku adoonsanayaan. this is the real madaxbanaani not subordinate part of Ethiopia like it was under mr 59 cod
Somali heshiis Ah dunidana la heshiis ah indead!
Farmaajo oo itoobiya u shaqeyn jiray bank masar yu diiday ayaa hada loo igolaadey inay furtaan...
Egypt
https://fb.watch/e1ytbaxqGC/
UAE Kismayo port
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0482911474
Looks like Hassan sheikh has learned from his past
Moderator: Moderators
Re: Looks like Hassan sheikh has learned from his past
Isku dhac PM marka stop wuu dhici karaa, kheyre iyo Farmaajo ba waa isku dhaceen. It’s too early to predict.
Re: Looks like Hassan sheikh has learned from his past
farmajo had a good run wit kheyre. was sad what happened with roble n farmajo. hope gurgurte n his cagder pm work together. sland just wanna deal wit a competent central government in the ex italian colony. niggas who can negotiate final status relations between sland n somalia
Re: Looks like Hassan sheikh has learned from his past
Farmaajo iyo Kheyre waxaa isku hayay seedinimo. murusadaha waa hogaanka dhaqan iyo diineed ee hawiye sida Xaad iyo Yuusuf Ceynte wey taageereen nimankii Cabdullahi yuusuf la dagaalamay. Hawiye Farmaajo waxay u midoobeen under HG Rooble qaladkii noloshiisa ee uu sameeyay waliba sacad oo xiriir la leh OG. Shaqaalaha hoose ee xukuumada oo hada la qoroyo dhan waa sacad.juelz wrote: Sun Jul 03, 2022 8:24 pm Isku dhac PM marka stop wuu dhici karaa, kheyre iyo Farmaajo ba waa isku dhaceen. It’s too early to predict.
Xamze iyo xassan waxaa ka dhexeeya urur siyaasadeed ka soo farcamay Al islaax ayagaa isku heen. Xamse wuxuu bilaabay inuu aruursado Daaroodka mucaaradka ku ah Deni sida xaaska ex wasiir Jamaal Dr Hodan Osman. waa inuu kasbado beesha daarood taas bas ayaa keeni karta inay meesha ka saarto haduu heli waayo taageeradooda. hada wuxuu ku bilaabay inuu soo dhaweysto anti-Deni siyaasiyiin ee PL, wasiirka mj inuu mideeye ka imaado baa dhici karta.
JL OG wuu heestaa atleast. Mxka xoogaa xariguu u danmbcinayaa iyo inay doortaan gudoomiyaha Gedo oo xogaa xoriyad helaan. madoobe dib looma dooranayo laakiin inuu l mudokorarsi sameeyo waa dhici kartaa waxay keeni kartaa in mxka la heshiyaan hogaan cusub oo OG ah xamse wuxuu rabaa inuu meesha ka saaro "maamulka jabhada" oo dhiso maamul furfuran oo sharaako balaaran leh. sanad baa madoobe u harey.
Re: Looks like Hassan sheikh has learned from his past
If Hassan sheikhs advisors misguide he will fall into the same trap as Farmaajo. There is zero gain fighting with manual goboleed this early in the game. I think it’s best to wait for Ahmed madoobe and Deni’s time to end and then endorse a candidate he is backing. He needs to do that in all 5 federal states. If he forgets laftagareen and qoorqoor they are still nabad and nolol loyalist. HSM would be making a grave mistake if he starts the fight with Deni without getting ready of laftagareen iyo qoorqoor.
Re: Looks like Hassan sheikh has learned from his past
⌃ my nigga juelz on a roll. 100. you know hsm crawl into hirshabele tribes turning on each other. not only gurgurte crawl into an attack on magertenland. this gurgurte nigga might be so stupid he takes on qorqor before he nominates a replacement for laftagaren
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 8029 Views
-
Last post by Executive
-
- 10 Replies
- 2948 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 3331 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 1 Replies
- 85 Views
-
Last post by ElfRuler
-
- 19 Replies
- 20690 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 13 Replies
- 2250 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 32 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 1191 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 34 Replies
- 3232 Views
-
Last post by original dervish
-
- 22 Replies
- 3245 Views
-
Last post by original dervish

