Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Post by FarhanYare »

https://vt.tiktok.com/ZS6kpetTT/
The concept of taking ownership of your mess is foreign to people in mudug. If you cant continue a war why start in the first place? war anagaa wax aragnay and then goes on to blame dowlada
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Post by kaliil »

Puntland ayaa ka danbaysa dagaalka mudug oo iyagaa kolba laangaab idinkusoo hubaynaysa oo hubka iyo dhaqaalaha siinaysa.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Post by FarhanYare »

kaliil wrote: Puntland ayaa ka danbaysa dagaalka mudug oo iyagaa kolba laangaab idinkusoo hubaynaysa oo hubka iyo dhaqaalaha siinaysa.
:dead: nimankaan sacad waa dhibanyihin. Faan igama aha walahi lakiin if cayr naighboured the darood in mudug waa hore baa la maran lahaa rerkaan aan ka dhashay waa manaxeyaal. This is why mareexaan and cayr get along well in galgaduud only mar mar dhiif uun mooye and also maba isla dagno. Lakiin sacad lives with the harti so its a never ending drama.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Post by kaliil »

[quote=FarhanYare
[/quote]

Majeerteen Ayaa sacad si dadban ula dagaalamaya. Majeerteen waa fulay naf jecel oo ma dagaalamaan laakiin dadka kale ayay adeegsaadaan oo shaqaale iyo hub siiyaan si ula dagaalamaan kolba cidii iyagu cadow u arkaan. Anagaba qaar laangaab ah oo warsangeli iyo dhulbahante la yidhaahdo ayay kolba nagusoo diraan oo anaguna xasuuqnaa.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Post by FarhanYare »

lelkase iyo hawiye ee maree sheekada according to this guy below:
https://vt.tiktok.com/ZS6kcgTgA/
All the tribes of hawiye including my sub laf yamanta are fighting lelkase :dead:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Dowlada federalka oo lagu eedeeyay dagaalka mudug

Post by kaliil »

FarhanYare wrote: Sun Dec 29, 2024 12:25 pm lelkase iyo hawiye ee maree sheekada according to this guy below:
https://vt.tiktok.com/ZS6kcgTgA/
All the tribes of hawiye including my sub laf yamanta are fighting lelkase :dead:

Niyada ayay waxaa ku dhistaan daaroodku. Meel walba waxay ka leeyihiin hawiye iyo leelkase ayaa dagaalamaya laakiin waanu ognahay cida dagaalamaysaa inay yihiin jufo sacad ah iyo leelkase oo Puntland hub iyo shaqaale siinayso
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”