Dr Galaydh: Dagaalku wuxuu la istaagay kooxaha wax iska caabinta oo qaabka wax ka bedelay
Posted to the Web Apr 30, 13:06
Aayaha.com, Isniin, 30 April 2007 - Dr Cali Khaliif Galaydh oo horey u soo qaabtay xaafiiska Ra`iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Teleefinska Aljazeera barnaamijkiisa Muntasiful-yowm waxaa uu ku sheegay in dagaalka Muqdisho ee istaagay aysan macnaheeda aheyn muqaawamadii ayaa dhamaatay, wuxuuna ku tilmaamay dagaalka mid ay kooxihii muqaawadu u joojiyeen sababo la xiriira ayagoo doonaya inay qaabkii dagaalku ku socdey wax ka badalaan lana yimaadaan tab cusub.
Dr Cali Khaliif ayaa ku sheegay in kooxaha Muqaawamadu ay ka shaqeynayaan istiraatijiyad ka duwan midii ay hadda ku dagaalamayeen kana wax tar badan oo ay ku xanuujinayaan cadowgoooda, asagoo meesha ka saaray in muqaawamadu ku eg tahay Muqidisho oo kaliya, hase ahaatee wuxuu ku sheegay wax iska caaibta looga soo horjeedo joogi taanka Itooobiya inay tahay mid gobolo iyo deegano badan gaarsiisan siina socon doonta inta ay joogaan ciidamada Itoobiya gudaha Soomaaliya.
Haddalkaan kasoo yeeray siyaasiga Dr Cali Khaliif oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee sida weyn uga soo horjeeda ciidamada Itoobiya ee xoogga ku haysta Soomaaliya, ayaa waxaa qaba dad badan oo xog-ogaal u ah sababihii ay kooxihii Muqaawamadu ujoojiyeen dagaalka, waxama soo baxaya warar tibaaxaya in kooxihii wax iska caabinta ee xaq u dirirku ay mar dhaw bilaabi doon nooc dagaal oo ka duwan midkii dhawaanahan socdey.
Ayaaha.com
Dr Galaydh: Dagaalku wuxuu la istaagay kooxaha wax iska caab
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 475 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 5 Replies
- 958 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 247 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 9 Replies
- 2251 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 784 Views
-
Last post by ina Warfaa
-
- 0 Replies
- 191 Views
-
Last post by Addoow
-
- 1 Replies
- 314 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 14 Replies
- 1154 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 209 Views
-
Last post by Hiiraan boy