site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I love you gedo

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: I love you gedo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Sunday, December 17, 2000 - 11:25 pm
dhamaan bulshada ku dhaqan dhulwaynaha gado waxaan u rajaynayaa ramadaan wanaagsan.
ramadaan kariim ppl.

gedo peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Monday, December 18, 2000 - 04:14 am
Wacxaan Halkaan kasalaamayaa dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan reer Gedo,dhawaan waxaan kasoo laabtay Gedo runtii waan kahelay xaalada Gobolka iyadoo hada ay kasocdaan dhaqdhaaq wayn oo dhan walbo leh ha,ahaato Ganacsi,nabadgelyo iyo wadankii oo dhismo wayn lagu sameeyay oo umadii gobolka udhalatay oo aad u dhisanayso.taasna waa guul usoo hoyatay gobolka gedo oo runtii hadii la dhisto dhaafayso gobolda kale oo dhan marka waxaan dhalinyarada gobolka udhalatay u sheegayaa inay gobolka xaalada uu hada kusocdo lagiu wado,si aan uga dhigno Gedo meesha loosoo dalxiis tago mustaqbalka

sidaas iyo nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Monday, December 18, 2000 - 09:33 pm
s/c
samatar sxb ramadaan wanaagsan. goormaa kasoo laabatay sxb gado mudo intee ahna yaadsoo joogtay.

magaalooyinka oo dhan ma tagtay.aad baan u xiisaynayay in aan la kulmo qof mardhow gobolka ka yimid. @mail me hadaad waqti heshid.
malin wanaagsan..

guledyarre@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 21, 2000 - 02:40 am
Samatar
Soon wanaagsan.hadal aan aad oogu riyaaqay ayaad halakan ku sheegtay Samatarow in dadka la guubabiyona waa loobaahan yahay,sida aad soo sheegteyna gobolkii waa inuu noqdaa gobol loo shaqeeyey oo la tartama gobolada kale isla markaana qayb wayn ka ah dhaqaalaha iyo horumarka Soomaaliya waana in aynu muujino taa hadii ilaah idmo.Samantar ii yara balaari warka gedo waa sidee dhaqdhaqaaqa Gedo
CUSMAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Thursday, December 21, 2000 - 06:55 am
ramadaan wanaagsan.

walaalayaal waad salaaman tihiin dhamaantiin.
waxaan ku faraxsanahay in dhalin yaradii gobolka ay aad u dareensan yihiin maanta howsha u taal iyo in gobolkii ayaga sukaayo..

waxaan u dadaaleyno waa danteena iyo horumarinta deegaankeena..

waa walaashiin sucaad oo idin leh.
barasho wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Saturday, December 23, 2000 - 03:58 am
Guledyare,cismaan sucaad dhamaan waad salaaman tihiin,ramadaan wanaagsana intaas kadib waxaan aad ugu faraxsanahay inaan halkaan isku wareesano oo aana wax kala faaidaysano,runtii waa anaga wuxuu gobolka sugayaa ee ogaada dad kale cirka ilaahay ugama soo ridayo,Guledyare saaxib anaa email kusoo dirayo.Cusmaan saaxib hadaan suaashaada isku dayo inaan kajawaabo gobolka dhaqdhaqaaqiisa waxaa kamid ah in dadka dibada joogay ay wadankii wax un latagaan ha ubadnaadeen reer mareekan iyo holland waxyaabaha ay gobolka uqabteen waxaa kamid ah in ay matooro geeyeen kuwaasoo ah private iyo puplicka,intaas waxaa sii dheer shirkad telefoono oo gobolka lageeyay oo hada ka shaqo gasho magaalooyin dhawr ah oo ay kamid tahay magaalada Beledxaawo iyo qaar kale,intaas waxaa sii dheer Guryo badan oo gobolka laga dhistay oo ah runtii bilicdii magaalada waxbadan kabadelay mideeda kale mar dhaw magaalooyinka Beledxaawo iyo bardhere waxaa lagelinayaa nalal joogto ah,aniga Gobolka badankiis waan tagay magaalooyinka aan tagay waxaa kamid ah Bardhere, Luuq ,beledxaawo,Garbahaareey,ceelwaaq,iyo doolow waxyaabaha aan ku arkay runtii waxay igalieen hidadiilo Gaar ahaan beledxaawo,Bardheere iyo luuq,dadkiina waxay usoo jeedaan inay wax qabsadaan oo xumaantii dhexdooda meesha way kasaareen,weey jirtaa farogelin dibada looga hayo laakin inay waxkabadali karto ilama ahan arintaas.
marka dhalinyaro waxaa inoo balan ah Horumarinta gobolka hada dhalinyaro aan kamid ahay waxaan rabnaa inaan cusbitaal wayn gobolka kafurno laakin waxay qaadanaysaa mudo welina go,aan lagama gaarin magaalada laga furayo.walaalayaal Gobolka hada waxa kaliya uu u baahanyahay waa waxyaabaha ay dowlad qaban jirtay sida jidadka oo dibuhabayn lagu sameeyo,iyo airport caalami ah.
walaalayaal wixii suaal ah waad iisoo gudbin kartaan waxaana idinka codsanayaa inaad iisoo sheegtaan meelahaad kala joogtaan
sidaas iyo ramadaan wanaagsan

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHUGRI

Tuesday, December 26, 2000 - 05:29 am
CIID WANAAGSAN:
WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN DHALIN YARADA HALKAAN KU QORAN:SAMATER, GUULEEDYARE ,SUCAAD. WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY INAAN HELO MEEL AMA PLACE I CAN CALL HOME (GEDO IS MY HOME) WALAALAYAAL WAXAAN IDIINKA AMHAD CELINAYAA SAAD UGU BARAARUGTEEN WAX KA QABADKA RUNTII GEDO WAA GOBOLKEENI ANAGA AYAANA LOO BAAHAN YAHAY INAAN WAXKA QABANO BARASHO WANAAGSAN DHAMAAN.
KEEP UP THE GOOD JOB...
SHUGRI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDALLA

Thursday, December 28, 2000 - 06:12 am
dhamaantiin waad salaamantihiin waxaana idin leeyahay CIID WANAAGSAN.SAMATAROW afkaaga caano lagu qabay sida aad noo faraxgalisay la adligeed anigu waxaan jooga europe qaasatan dk waxaana aan rabaa dhawaan inaan soo booqdo dhul aan ka gatay BAARDHEERE si aan usoo indha indheeyo wixii aan ka abuuri lahaa iyo weliba wixii kale ee aan isleeyahay waad qaban kartaa anigoo raba inaan shaqo badan u abuuro dad farabadan oo dhulka u dhashay dhamaantiin waxaan idin abaarujinayaa sidaa uu walaalkeen nagu baraarujiyay ee ah aanu dadaalno dhulakan wax ka qabano iskuduubnaatuna waa shayga kaliya ee aanu ku badbaadi karto
CIID WANAAGSAN DHMN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. Bardheere

Tuesday, January 02, 2001 - 05:38 am
Waad salaamantihiin dhammaan ilka yarta halkan isugu timi. Waxaan idin waydiin yaa boonta Gedo la dega?

Mr. Bardheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Friday, January 05, 2001 - 10:04 am
Mr Baardeere horta inaan kuu jawaabo uma qalantid sababtoo ah waxaa tahay ayaa iska yar magacaasna mardambe hala bixin rag baa leh ee wecelada looma ogola inay iskugu yeeraan,horta waxaan kuu arkaa inaad tahay nimaan qabiil lahayn oo kaxun dadkaan wada dhashay oo halkaan kukala faaidaysanayo marka waxaan kuoran lahaa kuqaabili mayno ee waqti yuusan kaaga dhumin hooyadaa haday nooshahay waydii qofkii kudhalay ciduu kadhashay si aad qabiil uhesho anaa kanaxayo,marka bleave me waad guulaysan doontaa,peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabudwaq

Saturday, January 06, 2001 - 12:12 pm
walaalayaal waadsalaaman tihiin dhamaantii waxaana
idinleeyahay sanadwanagsan walaalayaal aniga aad
baan ugu faraxsanahay horumarka laga sheegayo,
gobolka gedo waana loo baahan yahay waana arin,
muqadis ah oo looga baahan yahay qofwalba oo
u dhashay gedo,walaalayaal runtii aniga ma arag,
gedo waxaan kasoo jeedaa ceelkii,[cabudwaq]isla
markaa waxan diyaar u ahay wax ale iyo wixii karan
kayga ah waxaana ku noolahay carabta/kuwait.
waxaana jeclahay inaan dhowaan booqdo gobalka
oo ah markii iigu horeysay,walaalayaal intaa iyo
wixii dheeraad.e mailka waa faraxsiyad@hotmail.com
sidaa iyo xiriir wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Sunday, January 07, 2001 - 11:10 pm
waad salaaman tihiin dhamaan dhalinyaro. waxaan idin leeyahay dhalinyarada cusub oo nagu soo biiray welcome.

mr baardheere sida samatar kuugu sheegay magaca mardambe yaan lagugu arag.
mida kale waxaan kuu raaci nayaa way dhamaatay waqtigii aan aruurin jirnay wecelada iyo waalid laa wa yaasha.
dadkale yaa ka mas uul ah lafoole hade ee la xiriir.

goobtaana waaka mamnuun adiga iyo inta kula midka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaasi mareexaan

Monday, January 08, 2001 - 10:37 pm
bahda mareexaan maxaa idiin talo ah sheeko waa is badashay dagaal iyo duulaan baa soo socoda waxa
la rabaa in shaati guduud uu qabsado baardheere
waana sheektay.
,
kismaayo waxaa ku soo socoda ciidan
xoogan oo saddex hogaan wata,warar hoose waxa ay sheegayaan in cayr oo ahayd quwadii na taageeraysay ay iminka dib ugu noqonyaan xamar si ay difaac uga galaan haddii dagaalku siisocodo ilaa xamar,war xaqiiqa qaxaa la soo sheegay itoobiya maal iyo hub ciidan taakulayn ay siinayso
shaati guduud,morgan,libaax sankataabte,gabyo,buraale,arintaas waa xaqiiqo ialaa hada waxaa xuduud la soo dhooby ciidankii .
hadaba mareexaanow aan tashano maxaa dan inoo ah ma dagaal mase nabad galyo`haddii dagaalkan xumaado waa adagtahay inaan caabino cudud intaa leg.

talo keena waa siyaasi mareexaan oo idin leh tashada sheeko waa kharaaratay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALALOOS

Tuesday, January 09, 2001 - 08:35 pm
ANIGA WAXAY ILA TAHAY IN AAN DAGAALANO OO AAN WAX ISKA CELINO,HADII LANAGA ADKAADANA AAN BARI WEERARO OO BOOSASO QABSANO HADII KISMAAYO LANAGA SAARO,,,,,OO MAJEERTEEN MALINA NABAD KU SEEXAN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Wednesday, January 10, 2001 - 08:52 am
Ninka isku sheegay inuu yahay siyaasi mareexaan,marka hore sheekada weey kaa xumaatay yaad noo malaysay inaan nahay saaxib nama qaldi kartid,mid aan kuu sheego mareexaan cidaan ilaahay uma baahno ee hadaad tiri cayr xamareey kunoqdeen,mawaxay kula tahay inuu mareexaan isku filnayn,intaad sheegtay oo dhan kismaayo iyo Gedo waxbo kaqaadi mayaan ragii markii hore kasaaray ayaa joogo ee taas kuseexo duqa,mideeda kale Buraale meel ha,uga dhicin waa siyaasi mareexaan hana isku dayin inaad mareexaan isku dirto it will never work.saaxib Dalalaloos ninkaan yuusan kusirin,mideeda kale dhalinyaradii golaha maxaa kudhacay hada waad maqasheen inay odayaal laga watay Beledxaawo,oo aan lagaraneenin meel lageeyay
marka aan waxyaabahaas iska wareesano ee qof walbo wuxuu hayo hasoo daayo aana kala faaidaysano
sidaas iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, January 11, 2001 - 10:30 am
malin wanaagsan dhalinyaro.

sxb yaal waad salaaman tihiin. horta laba arimood marna yaysan iska keen dhex galin siyaasada iyo qabiilka.
gobolka wuu u baahan yahay dhalinyaro u kacdo meel kastana u istaagto. siyaasad iyo dhaqaalaba lakiin marka aanka hadlayno dhinaca arinta dowlada kumeelgaarka ma ahan in markiiba dagaal iyo difaac maskaxdiina u gudubto.
mareexaan qori iyo dagaal dambe uma baahno intii hore ha ugu ekaato.
dowladana waa wixii horay nookala reebay qabiil umana shaqayso inuu difaacana xaq uma lahan.

hadii amxaaro ay kismaanyo u socoto dowlada yay dhabar jabin ku tahay ayada ciidan ha keento ma ahan in anaka wiilasheena ay nooga dhamaadan..

dhulkeena cid naga qaadi karto ma jirto. cid aan uga baqaynana ma jirto lakiin in aan wax aan dhinac kale iska tusi karno aan dagaal u galo aniga uma arko.

amxaaradana waa cadawga kaliya ee soomaaliya waligoodna waxay diyaar u yihiin inay dhabar jab ku ridaan horumarka soomaaliya.

marka cidii nasoo wajahdo iyo waxay la yimaadaan waan arkaynaa lakiin anaga oo difaacayno dowlada cusub ula dagaali mayno itoobiya.
amxaarana xiniinyo ayku gaarto kismanyo ma lahan.

qolooyinka kalana haday kismaanyo gaaraan shalay kama aysan tageen.

malin wanaagsan dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS

Thursday, January 11, 2001 - 08:08 pm
SAMATAR WALAALKIIS WAX WAR AH KAMA HAYO ANIGU REER C/WAAQ BAAN AHAY GEDO QOF KAMA AQAAN LAKIIN RAG AAN SAXIIB NAHAY AYAAN KA WARAYSAN WIXII CUSUB WAAN KULA SOO SOCODSIIN,INSHA ALAAH QER ILAAHAY HA NOOGA DHIGO CADOWGEENANA ILAAHAY HA NAGA KOR MARIYO AAMINNN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faraxsiyad

Saturday, January 13, 2001 - 02:19 pm
walaalayaal waan idin salaamayaa dhamaantiina
waxaana aad ugu faraxsanahay xiriirkakan,anigu
warkamahayo oo aanan ahayn cidaacadaha,waxaana
ogahay waxkasto oo isbiirsada inaysan waxba naga
qaadikarayn balaayana alaha naga hereera mariyo
walaal dalaloos waanku salaamay anigu waxaan ahay
reer caabudwaaq barasha wanaagsan,maxaaka haysaa
wax war ah ceelkii,anigu mudo maanan arag,

sidaa iyo wadda xiriir wacan tolkaygoo
niyadiina qayr u sheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caseey

Saturday, January 13, 2001 - 05:56 pm
Walaalayaal aan taageerno col.BIIXI hogaamiyaha cusub ee SNF ileyn waa halyeey Mareexaan. viva bixi,I support you and I hope you too.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS

Monday, January 15, 2001 - 09:27 pm
caseey,walaalkiis aniga kuguma diidani lakiin hada cumar xaaji iyo ganaral ahmed warsame ayaa arin gacanta kula jira ee intay ka dhameenayaan anigu ma qabo in nin cusub la doorto,markaan arinta ay hayaan dhameeno ayaan qabaa hadii wax la dooranayo in la doorto.waa hadii aad reerka aad sheegayso tahay hadii kale waa sheeko kuu taal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caseey

Saturday, January 20, 2001 - 08:29 pm
Horey baan u ogaa in cumar iyo axmed waxba inoo soo wadin waataa axmed raacay ceer cumarna uu ku gacan seeray oo waata baydhabo joogo maantadaan sida aan u arko waxaa weeye col.BIIXI oo ah new face sidii uu ugu hortegi lahaa Gudoomiyanimadiisa war maanta xagee ayaan mareynaa let us support col. Biixi as our new chairman of SNF aanuna l heshiino beelaha deriska sida kuwa RRA iyo cowlyahan Ogaadeen. viva Biixi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 21, 2001 - 04:43 pm
To Dalaloos

walaal anigu fikradahaaga iyo hadalkaaga midna uma bogin si baad u duul duulayasaa, waxaase ciil igu sii dilay sidaad u garan wayday macnaha ninka la baxay siyaasi mareexaan oo aad ugu jawaabtay sida daacadnimada leh marka adoo iga raali ah waad dhiiban kartaa fikradaada laakiin magacaas iska soo badal oo magac kale la soo bax waad na ceebaysaye, alla ku ceebeeye ama si fiican u soo hadal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Monday, January 22, 2001 - 04:10 am
Salaan kaddib, waxaan dhammaantiin idinka cudsanayaa inaad si habsami iyo xushmadi ku jirto isula hadashaan. Taas kaddib, ma jiraan wax war rasmi ah ka haya xasuuqii shalay axaddii 21.01.01 ka dhacay Beled Xaawo? Sidoo kale wax war rasmi ah ka haya waftigii ka socday dowladda ku meelgaarka ah ee isagana Garbahaarreey shalay lagu sheegay. Dad baa leh waftigu ilaa Beled Xaawo ha socdo, meesha qaar kale qabaan in ammaankoodu khatar ku jiro oo ay habboon tahay in aanay Garbahaarreey dhaafin.

Ugu danbayntii: Ragga wax Reer Burguduud ama Reer Tuulo Gordo ama Reer Kaalaydaa ama Reer Warcillaan iyo intaasba caasimadda lagu xukumo oo ah Beledka Tuulo Barwaaqo ka yimid ma ku jiraan???

Mahadsanidiin
Cabdirisaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aminah

Monday, January 22, 2001 - 09:48 pm
Ma maqasheen goobilow ciyaarta laga dheelo gedo oo la dhaho goobilow.
war gooobiley goobiley
alow yaa gedo martaga bardheerow yaa ku gala ayago oo gugu ku helay ayaa gobolow ku daga gudoon yaa kaa kordha.
Soo daawada geela dhalay tarxiye sare yaa ka dhaca gudoon ku soo noqdana ayaa gobolow ku daga yaah......
ma maqasheen mana aragteen ciyaartaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Tuesday, January 23, 2001 - 06:02 am
malin wanaagsan.

waad salaaman tihiin dhamaantiin.

aminah qofyahay qatar aa tahay. waaka helay sida macaan ee heesta aad u qaaday, nagruuma xataa adaa uga qatarsan lol.

caseey duqa ma waxaad rabtaa 4teena meesha magaca isugu nimid inaad siyaasad ahaan nookala fogayso oo (biixi. cumar xaaji. golaha dowlada iwm.)aan kala taageerno hadhoowna ku kala tagno..

ina adeerow ka joog oo naga daa..

gobolka iyo wixii horumarkiisa wado waan rabnaa waana jecelnahay..

qofwalbana wuu arkaa waxa noodan ah. ee bal waxyar noo tartiibi.

cabdirisaaq duqa intaad sheegtay kuwo badan oo marwalba dhagta iiga dhoco waan u ciil qabay inaan marsoo arko..

meesha makusoo kortay mase waa tagtay..
dhamase, garsaal. dhaso. diif iyo magaalada laga xukumo ceelwaaq aan tagay inta kale waan u kululahay inaan soo arko..

ha idiin macaato dhalin yarro..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Tuesday, January 23, 2001 - 01:47 pm
Guuleed Yare:

Halkaas ayaan ku soo koray saaxiib. Waxaan oran karaa carrigaasi waa carri aad u fiican oo barwaaqo badnaan jiray inkastoo dunidu hadda is beddeshay. Tusaale haddaan u soo qaato. Dadka taariikhda ku dheereeya waxay xaqijiyeen in magaalada Tuulo Barwaaqo berigii hore la oran jirey Tubaallo Badan. Tubaal = raadka lo'da. Magaaladu waxay caan ku hayd lo' badnida. Laakiin dhulka aad sheegtay ee Dahamso iyo Garsaal ama Diirharaba ayaa ka sii daran oo waxaa dega ragga beesha ugu geela iyo hantida badan. Kolley haddaad halkaas ka soo jeeddo adiga laftigaaga ayaanba yaraysane ii sheeg geela reerkiinnu kun ma gaaraa?

Cabdirisaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirisaaq

Tuesday, January 23, 2001 - 01:49 pm
Go Aminah GO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Wednesday, January 24, 2001 - 03:17 am
to. cabdirisaaq

sxb waanku salaamay. duqa dhulka si fiican aad u kala taqaan..
walee meel barwaaqo waadku dhalatay.


sxb qixii aan soomaray. dhamase yaan 6bilood daganayn. ceel_waaq iyo inta ay xukuntana waan arkay. marka jano aan walee dadku wada ogayn waaye sxb..
anoo inaan balad xaawo iyo baardheere iyo luuq soo arko rabo aankasoo guurnay.

walee meel barwaaqo waadku dhalatay. hadaad gado uur wayn ku dhalatay..

madax timo riman mareexaana gado riman..

malin wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/saaq

Wednesday, January 24, 2001 - 12:37 pm
To. Guuleed Yare.

Guuleed makhaayadda Qawaac oo oodkaca iyo canjeerada looga quraacda ee C/waaq iyo Ceel cadde u dhexaysa ma aragtay?

C/saaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/saaq

Thursday, January 25, 2001 - 03:07 am
Qawaaf weeye magaca saxda ah ee ninka makhaayadda leh.

C/saaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, January 25, 2001 - 10:30 pm
to.cabdirisaaq

sxb ha isoo xasuusin waan jariiracoonaa.
aduunka meel nolol saas u qabow taalo way yartahay..

oodkac iyo kurusgeel oo fresh ah meel aad ka heli kartid maqaayadaha..

caanaha geela gadana daawaaba u malaysaa lol.
duqa kuligeen anagoo qaras naga wada buuxdaan nimid caafimaadba meeshaa noogu horaysay nooh..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Saturday, January 27, 2001 - 05:12 am
Akhyaarta waa la idin salalamey.

ani Gedo ma ka imaan maku dhalan, xamar aan ka imaadey laakiin waa arkey. inkastoo wax badan aan ka xauusan waa iddiin soo noqohaa oo idiin shaagaa

gulledyare

ii warran maxaa sheegtey walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABEEY

Saturday, January 27, 2001 - 04:32 pm
REER GADOOD WAAIDIN SALAAMAY SALAAN KADIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Saturday, January 27, 2001 - 04:53 pm
SAAXIIBAYAAL
WAAIDINSALAAMAY SALAAN KADIB WAXAAN AAD OOGU FARAX SANAHAY AKHYAARTA MEESHA KUSHEEKAYASANAYSO OO IWAYDIINAYSO QAWAAF IYO DHASO IYO GARSAAL IYO WIXII LALLE KUDARO MAKII BIDIR LA,AADO OOLAMARO FAAN WAYN DAAR MACALIN BACK TO CARRA CASE IYO TUULO BARWAAQO GO TO C/CADDE IYO C/GUDUUD UNTILL SOUTH OF GEDO WERE THEY FAAFAX DHUUN AND BOWSAAR YAARABO HILIB KURUS OODKAC KALAANKAL LA ISKUSHIILAY CAANO AYYU NOOC SUUSAC DHAY GAROOR WADA FIREESH AH ALLAH AYAA MEESHAAS DHIGAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABEEY

Saturday, January 27, 2001 - 04:56 pm
REER GADOOD WAAIDIN SALAAMAY SALAAN KADIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Monday, January 29, 2001 - 05:55 am
malin wanaagsan.

dhalinyaro waa salaaman tihiin..

bilan waa lagaa qaaday walaashiis.

garaad rageedii duqa cashar aa nasiin kartaa dhulka qof nakala baro waa raadinaynay. biyihii fafaxdhuun hadaad soo cabtay enerji badan waa kugu jiraa.
waqtiga aa igu yar ha idiin macaato..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRODIIN.

Monday, January 29, 2001 - 12:12 pm
hi dhalinyaro gabdho iyo wiilalba.

waa markii iigu horey een soo booqdo gobalda sorry i missed all this.

Well iam proud of you all guys we need to discouses all the issues concerning and kept all our intrests. iam sorry I haven't never been to our homelands i have a great respect all the placess iam i can't wait to see or visit.

iam originally form cabdu-waaq. i wana visit one day my dear brothers and sisters did any one tell me if our youths over there get school as some regions do. is there any resousces going on there?

is there any aid orginizatons working over there?

if it's not do you have some clue they get our ppl ?

so far what we made us community ?


by have great time brothers and sisters.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Monday, January 29, 2001 - 12:25 pm
TO NASRODIID WALAAL WAA KUSALAAMAY SALAAN KADIDB WAAMAHADSANTAHAY .WULD YOU PLEASE WRITE YOUR MASSEGE SOMALI LANGUEGE BECOASE SOME PEOPLE THEY DOT UNDERSTAND ENGLISH VERY WELL THANK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Wednesday, January 31, 2001 - 11:06 pm
Dear nasrodiin nice to hear your wonderfully idea.
there is lot of organizations work there and many young are ready to start same yet. so far you interesting mail me we can discourse about it.

guledyarre@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 04, 2001 - 02:16 pm
to guladyare

i did i don't if you get or not please reply

this is your sister nasrodiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil sade

Sunday, February 04, 2001 - 04:15 pm
mareexaan wallle waxaa tihiin meeshaa ku qorteen. kun geeliinu ma gaaraa aa? badaw reer baadiye ah, adigoo kale ayaa dalka maamulkiisa qabiil loogu dhiibay. caydiid sow in uu xanaaqo xaq uma laha.
alla maxaa dalka iyo ummaddaa dembi lga galay.
sow kama garatid siday u carareen duulku.
odaygii ugu waynaa ayaa 4 saac ka dhigay afgooye iyo nairobi ee maxaa reer baadiyaha ka sugaysaa . orod!!!!! haweenkii mareexaan ayaa yaabay oo is waydiiyey waxu ma ragbaa mise waa bilcaan loo soo hoydo. hehehheheheh.

waxaa taa kuu caddaynaya kuwii ca cayrsaday filla somalia ayey isu diibeen oo cayr ayey qaxooti u yihiin. waxu miyeysan midgo waagii hore ahayn, sow kama garatid dhaqanka iyo sinjiga. hawraarsame iyo habar yaaquub, weesada ha iiiga gadin midgaano yahaw.

maandhow reer barigu waxay dhahaan qofkii sinjigiisu midgaan yahay. maandhow mareexaan ha is karaama tirin ee midgahaada maa tereebuunka soo saftid. hehehehehehehehehehehhow.

10nsano oo kelliya cayr midgaan ma ugu noqon karo haddii aan asal kaygu midgaan ahayn. yaa •••• iyo dabo macaan midgaan mareexaan. wuu lu qab-qabsanaa siilkoodu markaad wasaysid .waxu •••• yaraa, ma sagaaro gaadbaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Sunday, February 04, 2001 - 11:56 pm
to wil sade.

waxaan ka xumahay magaca aad naga isticmaashay. anaga adiga iyo inta sinjiga. caqliga. aqoonta. liidata waqti kuma dhumino. lakiin waxaan kaliya oon kuu sheegayaa laba arimood.

1. magaca sade inaad istic maasho mardambe ha u laaban.

2. meeshaan cidwalba looguma talagalin in ay iska timaado ee orod oo yaxaradii ku dhalay meesha ayku wada hadlaan aad..

aniga waa iga talo intaas dameer yohow cowska kasoo dhargay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Monday, February 05, 2001 - 03:32 pm
TO GULEDYARE
SAAXIIB WUXU WUUSOO DHEELALAABAYAAYE HA KU TIIGSAN E AAYAR TOOSE OO GURIGOODI U SHEEG TANKALE WAXAA JIRO DAD AAN QABIIL LAHAYN OORAADINAYA QABIIL AY SHEEGTAAN SAAXIIB WAA DADKAAS DHIBAA TAYSAN OO DHALASHA DOONKA,AH MAJEERTEENKI QAADANJIRAYNA WAY JOOJIYEEN SANADKAAN LAAKIIN EELIYDA AYAA QAADANAYSO DAD SO WAXAAN KULA TALIN LAHAA LAXARIIR EELIY .
SORY WE ARE NOT TEKING NO BODY BUT ELIY TRIPE NEED PEOPLE SO CONTECT THEM I HOPE THEY WILL TAKE YOU;GULEDYARE SAAXIIB SO KULA MA,AHAY IN AAN TILMAAN SIIYO NACASKA SOO HABAABAY CIDDII MIDGO U BAAHAN USHEEK RAG BADAN AYAY QOREEN OO AY KAMID YIHIIN JEN/MOORGAN IYO KUWA KALEOO BADANDAN UGU DANBAYNTII WAXAAN LEEYAHAY NINKAAGAN MAGACA SADE SHEEGTOW LAXARIIR B/DHABO SADE WAA QANI UMA BAAHNO SHEEGATO SEE YOY AND DON'T COME BACK AGAIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Monday, February 05, 2001 - 11:02 pm
to. garaad.

afkaaga caano lagu qabay garaad. bakoorad yaa kala daashay dameerka..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diini

Tuesday, February 06, 2001 - 07:28 am
to wiil sade
dhageyso horta waxaan ka xumahay inaan kuu jaawaabo ninka qaatay magacaan wiil sade marka labaad inta aad timaadid qeybtaan ay gedo ku qoran tahay hadana ha na aflagaadeyn waa adoo inta qof gurigiisa yimid hadana aflagaadeeyey
marka ka fiirso arintaas mida kale hadii aan anaga soo cararnay sheeg qabil soomaliyeed oo qabiil kale dagaal ugu faani karo maanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 10:36 am
Salaama

war baqtiga ha u jawaabinee maxaa noo dan ah. waxaan u baahanahey talo. gruop dhalinyaro ah oo dadkii wax u qabto. gulladyarre waa kula soo xiriiri doonaa.hadii alaah yiraah.
aawy xaaji iyo fariid.

bilan,
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Wednesday, February 07, 2001 - 11:01 pm
to bilan.

bilan walaashiis maxaa haysaa. xaaji @mailka leen isku naqaanaa lakiin fariid wuu fican yahay maadooyinkii yaaku batay marka jaamacadii uu wali la rafanayaa netka wuu isaga yaraaday aan u malaynaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diini

Thursday, February 08, 2001 - 04:19 am
TO GUULEED
SXB HAYE II WARAN ?
SXB WAAD FIICAN TAHAY SIDA WANAAGSAN OOD WARQADAHA GOBALKA U KALA XALINEYSID
GUULED MAN KEEP THE GOOD WORK AND SAY ALWAYS
GOD BLESS MAREEXAAN
Ps diini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasorodiin

Thursday, February 08, 2001 - 04:38 pm
HELLO.

Waa idiin salaamey dhalinyaro kulligiin.

marka xiga waxaan ku keenay announoums codsiga uu u yeeray fariid,xaaji waxaan rabaa inaan anigan raadiyo my feverite posted guys from mareehan i dn't where that brothers are now but these ara unforgetble guys i like their beutifull posted like Burgeesoole wow he was first, xaamud, fariid, brothers if you checed this please say to us hallo i use like your funnies, sometimes strong defence of the family issues.

akhayarta meekastood joogatan halkaas ka wado
i love you all ppl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Tuesday, February 13, 2001 - 03:38 am
to diini

sxb waankaa qaaday waadna ku mahadsan tahay salaanta qiimaha badan iyo rayiga wanaagsan eed marwalba kaa muuqda.

maxaa kaloo haysaa.

sxb inta aan dhalinyarada nahay howsha na saaran waa inaan kasoo baxno sooma ahan.
xiriirinta dadkeena iyo barashada bulshadeena qiimaha badan ee dunida geesihiisa ku nool.

to bilan.

walaashiis maxaa haysaa aniga iyo adiga waqti badan aa isugu kaaya laaban aan u malaynaa.

fiiri abaay news fiican aankuu hayaa mail iisoo dir ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Tuesday, February 13, 2001 - 07:45 am
TO GULED

WZ UP MAN?
SAAXIIB WAA KAA QAADAY SALAANTII SALAAN KA DIB.
NINYAHOW ANIGA XAALADA MAANTA WADANKA KA JIRTO BAAN ARKAA MARKAAS WAXAY ISUGU DHURATAY IN NIN WALBO MEESHII U ASAL AHAAN KA YIMI FAANSADO
WAA GARATAY BAAN FILAYAA SIDAAS DARAADEED ANIGA WAXAAN DADKA U SHEEGAYAA OO KALIYA IN TAARIIQDA SOOMALIYEED QORAN TAHAY HADEY AHAAN LAHEYD MAXAMED SIYAAD AMA AXMED GUREY(TAARIIQDU WAA MACALIN) GOD BLESS MAREEXAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Tuesday, February 13, 2001 - 08:23 am
to.diini

sxb waaruntaa waxaad moodaa markii dalkii burburay in ay tariiqdii burburtay oo kale cidwalba waxay doonto yay ku hadaaqday,

lakiin waasidaas aad u tiri taariiqdu way qoran tahay wixii jiray iyo waqtigii tagayba waa yaalaan waxoodii..

waxaan u malaynayaa hadaanaan somali anaga ka dhalan lahayn magac wadan iyo dowlad toona maysan yeesheen waligood..

taas waxaa noocaday naysoo taariiqda iyo waqtigii tagay..

sxb intee kunooshahay adiga,,

habeen wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Thursday, February 15, 2001 - 02:52 am
Waan idin salaamay dhamaan aqyaarta Saaxib Guuled yare waa maxay meesha halowday oo waxaa nagu soo batay dad jiran iyo dad sheegato ah waxaa iigu dambeesay meeshaan waa hore marka waxaan dhamaan dadka ujeedinayaa inaan kashaqeenayo danta guud ee reerka wixii dhexdeena ahna aan anaga email ahaan kuwada xiriirno,oo hanoqdaan sir intaas kadib uma jeedi mowduuc furan oo laga wada hadlayo dadku markeey isku yimaadaan waa inay wax un kala faaidaystaan marka dhalinyaroow aan ajando sameesano oo asbuucii aan kadoodno mowduuc
sidaas ayay ila tahay inaan hadafkeena kugaari karno.
waa walaakin samatar oo idin leh barwaaqo allah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, February 15, 2001 - 03:26 am
samatar sxb waxaad moodaa in dadku baadiyi kasoo wada luntay oo anaga naloosoo tilmaamay malin walba waxaad ugu imaanaysaa mid wareersan oo mowduuc qashin ah lakufayo.


lakiin ha u bixin waxaas ayagaa dhabahoodii ku laaban doono bidaha meesha kusoo qaldamay oodhan.

maxaa haysaa adi maxaa ku mashquuliyay adiga ayaantaan.

mase netkaa kaa horyimid..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 03:55 am
Guledyare
Waa kuu soo diraa walaalkiss inshaa alaah next week.

All

Waa salaaman tihiin

Bilan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.