site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa reer c/cadde iyo c/guduud eh

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Yaa reer c/cadde iyo c/guduud eh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 12:38 pm
alla jecliyaa labadaa magaalo
ilove that 2city

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACMA GOYE

Monday, January 29, 2001 - 11:58 am
WAANKU SALAAMAY WAXAASE FILAYAA INAAD TAHAY

REER GARAAD,SOO SIDAA MAAHAN NIN RAG DHEH MEESHAADA KASII WAD WAXAAN KAA SOO SALAAMAY
CARO GALGADUUD WALAALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMIYARE

Monday, January 29, 2001 - 12:34 pm
TO GACMA COOYE SAAXIIB WAAKU SALAAMA SALAAN KADID XAALKA SIDAAD UFAHANTAY KABA DHIG HOWSHANA SIDAA KUWAD THANK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Monday, January 29, 2001 - 01:12 pm
WAAWAREY C/CADDE IYO C/GUDUUD YAA IXASUUSIYAY I LOVE THERE VERY MUGH WAXAAN MAGAALOOYIN KAAS JOOGAY 91 92 GI ALLANOLOL WACANAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALMAR

Monday, January 29, 2001 - 03:50 pm
WALAAL ANIGA AYAA R/C/CADDE IYO C/GUDUUD AH HADII AAN KAAGA WARAMO CARADII WAA LAGU FIICNAA WAXAANA KA IMID 99 KII BISHII LIXAAD INOO WADA HOWSHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayanle

Monday, January 29, 2001 - 04:25 pm
carada meeshaad tagtabo cindiga c/cadde ku hay walaal miyaadan maqal qaaciddadaas maku dhaqantaase ?say yes . yes walaal aad yaan oogu boga markii aad iri waxaan kaimid wadankii saaxiib iiwaran caradii seelagu ahaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX SANKATAABTE

Tuesday, January 30, 2001 - 03:26 pm
R/C/CADDE IYO C/ GUDUUD WAA IDIN SALAAMAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMIYARE

Monday, February 05, 2001 - 03:54 pm
to libaax san kataabte walaal salaantii waa lagaa qaada salaan kadib waligaa biyaha c/cad ito c/gu/d macabta ??
XAGIIBAAD LIBAAXA SANKIISA KUTAABATAY ??MISE WAABOOTO IYO CABSIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Monday, February 05, 2001 - 09:33 pm
waan idin salaamay dhamaan dhalinyarada iskugu
timid halkakan c/cade iyo c/gaduud,waxaana kaloo
rabaa inaan ogaado labadaa magaalo dadka kayimid
waxaay ka qabaan ama mooqif kooda waxa uu yahay
arimaha kataagan maanta gedo fadlan,waxaan kaloo
idinka codsanayaa in halkakan loogu hadlin arimaha
beesha dhexdeeda,ee isasiiya e-mail

anigu kayga waa, caabudwaq@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Thursday, February 08, 2001 - 06:04 pm
TO HANAD WALAAL WAA KAA QAADNAY SALAANTA SALAAN KADIB WALAAL WAA WANAAG SANTAHAY IN AAD NAWAYDIISO WAXA AAN KAQABNO WALAAL HADII AAD DOONAYSO JAWAABTEEDA LASOO XARIIR E MAIL KAYGA OOAH SIDAAN SARARE55@YAHOO.COM HAL KAA IIGU SOO AADI SU AALAHA IYO WIXII FIKIRAD WANAAGSAN OOD HAYSO MAHADSANID WALAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAAD

Thursday, February 08, 2001 - 06:07 pm
TO HANAD WALAAL WAA KAA QAADNAY SALAANTA SALAAN KADIB WALAAL WAA WANAAG SANTAHAY IN AAD NAWAYDIISO WAXA AAN KAQABNO WALAAL HADII AAD DOONAYSO JAWAABTEEDA LASOO XARIIR E MAIL KAYGA OOAH SIDAAN SARAWE55@YAHOO.COM HAL KAA IIGU SOO AADI SU AALAHA IYO WIXII FIKIRAD WANAAGSAN OOD HAYSO MAHADSANID WALAAL WALAL WAAN KAXUMAHAY E MAILKA HORE QALAD KAN DANBE YAA SAX AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax sankataabte

Tuesday, February 20, 2001 - 05:36 pm
to cilmiyare walaala waa kusalaamay lalaan kadib hadii aan kaaga jawaabo su,aalihi aad iwaydiisay walaal waan cabay biyaha c/cade c/guduud c/cade way biyo macaantahay c/guduudna way biyo dhanaantahay waxayna isku jiraan 10KM taaas waad garatay sooma aha .
tan kale walaala waxaan libaaxa sanka kaga taabtay haddii aad garanaysid baambo xaliimo hara mandheeraa qawaaf hameen ayuu gaari nooga hallaabay meeshaas ayaa waaa nasoo weeraray libaax kadibna waa aniga sanka kataabtay haddii aad been moodaysid waydii aaden jibriil iyo ugaas cumar anigoobo dili lahaa ayay iga soo gaareen oo waxay badbaadiyen libaaxii waxaa kale oo yimid goobtaas mr qawaaf iyo cabeey riiriye dhicisoow iyo baxar buulle iyo walibo cali boowdo iyo rag kale oobadan waa kaa illoobay waxaa isagana yimid goob taan libaaxa sankiisa kutaabtay oo la,oranjiray duq arwaad iyoina aadan muuse
saaxiib makaqanacday jawaabihii oodhan
raggeedii baa tahay aan ku iri ya, have a nice day wada shee keeysi wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilbayciiro

Thursday, February 22, 2001 - 10:11 am
waxaan halkaan kasalaamayaa reer buraa qofkii garanaayo jaamacada bayciiro waa halka xudunda u ah gobolka gado xoolaha, beeraha, ceelasha biyaha waxayna isku xirtaa baardheere, buurdhuubo, ceelwaaq,garbahaarey iyo dhowr tuulo oo yar yar sida ceelgaduud, ceelcade iyo kuwo kaleba war aaway dadkii bayciiro aan kukulano halkaan si aan ooga wadahadalno arimaha jaamacada bayciiro wadashaqayn wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abwaan kayimid labada ceel iyo jaamacada

Thursday, February 22, 2001 - 02:31 pm
to wiil bayciiro saaxiib waaku salaamay bal ii sheeg waxaad kataqaano jaamacad bay ciiro iisheeg macalimiin teeda ardadeeda meesha laga xukumo waxa lagu barto ?????????answer all that quetion
if you knoe about jaamacada bay ciiro .mida kale hadii aad rabtid in aad jaamacad ka hadashid waxaad ufurtaa bog looga hadlo halkaan waxaa loga hadlaa arimaha quseeya labada ceel ee ilaahay caanka kayeelay caradoodhan lagayaqaana ,car yaa been yiraahdo ..... bay ciiro iyo buraa fardhanaan barbarkeeda tun waraabe buurtay dhahaan laamiga barbarkiisa until garbahaareey hadii la isla gaaro wallaan laiiga badinayne billaa laga joog war hooy kajoog ..aan ku weydii yee kaayaneey buurtee oogu dheer ??????????????????allow barakee allthatland including jaamacada and labada ceel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbinuur

Thursday, February 22, 2001 - 02:42 pm
ku all bro,s saaxiibayaal waa cajiib sida aad ugaranaysaan wadanka saaxiiba yaal maa waxnaga bartaan wadanka allready waxbanaabo kabartay laakiin waxaan rabi lahaa wax ii SII FAAFAAHIYO HAWSHA INOO wada aan idinka faa iideesnee
by qalbinuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil cedo

Tuesday, February 27, 2001 - 02:43 pm
to all br walaalayaal maxaa laga sheegay magaaladii waayahaan danbe oogu caansanayd gobolka gedo oo magaceedu ahaa c/cade iyo tuuladii udhowayd oo ahayd c/guduud ?? mida kale miyaysan ahayn jaamacada mid laga xukumo magaalada c/cade ?? jawaabtu waa haa cidna ma orankarto maye sababtoo ah jaamacadu magaalo maxukunto laakiin magaalo ayaa laga xukumaa jaamacada c/cade waa meesha laga xukumo all gobolka gedo magaalooyinkiisa iyo jaamacadihiisa tuulooyinkiisa iyo baadiyihiisa my brothers you have to know that because it is rite

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiyo ceelgaduud

Tuesday, March 06, 2001 - 07:47 am
cariga meelaad taktabo cindiga cumarow kuhay ala jecliyaa ceel/cade iyo ceel/gaduud kareebin tuula goosay hadana raaci burar bahalo ilaa dhiiqaale iyo laanta dheer dhaso iyo harakoobo wayn iyo warta xaareey ku taala tuulada ceel/cade aniga magacayga waa cabdiyo ceel/daguud qofkii rabo inaan ufaa'iideeyo orabo inuu kala barto agagaarka labada ceel ha ila soo xiriiro halkaa ka sii wada howsha by cabdiyo ceel/gaduud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmiyare

Wednesday, March 07, 2001 - 04:05 pm
to cabdiyo c/guduud abaayo waa kusalaamay salaan kadib abaayo waxaan aad ula cajabay markii aad tire carad meeshaad tagtabo cindiga cumaroow kuhaay !!!!!!!! waankula qabaa arinkaas gabadhii hadalkaas tiri waxay ahay mid katagtay hadal taariiqle cindigaygu way kujitaa cumaroow iyo c/c/iyo c/g/ laakiin abaayo waxaad qaladay magaca warta c/cade waxaa layiraahdaa war cadeey waa laga badalay magacaad sheegtay abaayo inooga siiwad xaajad meeshaas mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel cade waa magaaladaydi.

Wednesday, March 21, 2001 - 12:58 am
salaamu calaykum.
ceelcade waa magaalo islaam waxaana dago dad islaam ah.
waana magaaladaydii oo waan jeclahay.
wasalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sade

Tuesday, March 27, 2001 - 07:55 pm
I am really happy to hear my brothers and sisters from c/cade cuz I lived their once and I think is the greatest place in gedo. I thank the garaad tribe for welcoming me to their home. They r very generous people but don't get them mad cuz 10 of their man can take almost 300 man and i seen it in my own eyes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marla arag

Friday, April 13, 2001 - 06:18 pm
to all brothers ,thouse gothared to gether here and i love to hear from you good toppic that we can discose infron of the world and agree with you that a/ ade is the most important city in gedo and piece erea that you can stay with no wory to any body . thanks by bay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.