site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gurigii geesiyada xaruntii gobalkiyo garba haareey miyaysan ahayn??say .yes.

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Gurigii geesiyada xaruntii gobalkiyo garba haareey miyaysan ahayn??say .yes.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Sunday, January 28, 2001 - 03:02 pm
alla maxaan ruta sheegi ogiyaa waligeed nin biyaha garbahaarey cabay mabaqin car yaa been dhoho no one can say wrong .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil mudug

Thursday, February 01, 2001 - 07:19 am
anigoo ah wiilka geesinimada ku dhashay ayaan ku
leeyahay meel ha u ga dhicin geesinimadu waxa ay
tahay, (geesinimo waa tan mudug nabadeey)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Thursday, February 01, 2001 - 11:14 am
ma kuu sheegaan kii ugu dameeyey ee fulayga ahaa oo aduunkoo dhami ay la yaabeen fulaynimadiisa.

odaygii biiqa ahaa ee siyaad barre yaa ka fulay sanaa saaxiib maxaa beenta isugu sheegaysaan.
mareexaanse yaa ka fulaysan sowtay subax keli ay ka wada carareen filla somalia, oo uu ku dhintay qaxootinimo.

taa waxaa ka sii darnayd sowtay gedo oo dhan hadana ka sii carareen. faanka beebta ah waa is yasid ee ninbuu Ilaahay kaa dhigaye runta sheeg ama iska aamus. 10 sano kaliya ayaa ka soo wareegatay maxaa beenta kuugu wacan. bal ka waran hadday 70 sano kasoo wareegan lahayd. malaha waxaa dhihi lahayd caydiid nin mareexaan ah buu ahaa.LOL~~~LOL.

nin kasto wax waa dili karaa markuu awood isku hubo, dadka aad u malaysay in ay geesiyaal yihiin ma aha ee awood markay haysteen ayey dadka iska maagi jireen. markay runta tagtayna oo luuqyada ay arintu soo gaartayna waxaa xaasaska ugu sheekayseen caruurta ayaa meesha ka fogaynayaa ee waan soo noqonayaa. beenlow. yurub iyo ameerkia ayaa joogtaa hadda ee maad soo noqotid caruurtii meel waa gaysaye. faan badane.

ar igadaa lalabada waa la is yaqaane.
gabdhaha tolkiina ah oo masaakiinta ah oo aad raga tutihiin waxaas ku shkaansada. somalia markaan ka hadlana meela ku warwareeg. anigu war ma rabo iyo kibir micna daro ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Thursday, February 01, 2001 - 11:52 am
TO WIIL MUDUG DUQA MAXAAKUGUDHACAY taariikhda miyaadan garaneyn tan kale iknow r/ mudugu waa geesiyaal iimaanka la, but r/g/hareey waa geesiyaal iimaan qabo oo taariikh leh see you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Thursday, February 01, 2001 - 12:07 pm
to shaahid been duqa hakanixin magaca waarun eh waxaad sheegtay in uu siyaad barre fulay ahaa taasi adi ayaa qiray in ay been tahay teeda kale wax walbo meel ayay kudhamaadaan ilaahayna siyaad kalama ballamin somalia in uu madaxa kaga taagnaado waqtigaa inta ku ekaaye geesinimo wuu lahaa hadana marlabaad waa arki dootaa kolleybo aragtay gacan kulaylka geesinimo ee r/g/h lol lol kabaq oo qir waa run eh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Thursday, February 01, 2001 - 02:43 pm
runsheeg: saaxiib madaxa maa ciida ka ceshanaysaa
kistuu waa ka xishoonee miyaa adigoo reerka u dhashay inaad runta wax ka sheegtid.LOL~~~LOL

odaygii idiin waynaa aduunkoo dhan baa ogaa tan uu dhigay. sow ninkii 4saac ka dhigay maaha afgooye iyo nairobi, oo markii MOI iyo wariyayaashu waraysiga la yeesheen oo la waydiiyey qalabka sidaa u dheereeya oo uu saarnaa halka laga sameeyey, inta uu qoslay sowtuu ku jawaabay," QALABKA MA AHA WAXA SIDAA U DHEEREEYA EE WAA QABIILKA MAREEXAANKA"LOL~~~~~~~LOL

saxiib taariikhdu waa qoran tahay markaan oo lama joogo waqtigii jaahinimada oo inta la iska gabyo ama la dagaalamo qofba siduu rabo u warin jiray markay muddo ka soo wareegato. sawiradii iyo newspaper-adii ayaa maktabadaha ka buuxa.

kumanaan saraakiil baad la haydeene iskoriskii iyo reer baadiyihii ayaa filla somalia idinka soo cayrsaday oo ay ka dhacday war kabaha ha iga goynin.
marka ogow in aad xukunku dadka idiin cadaajin jiray. laakiin markay runta tag oo dawladii iyo xukunkii noqday nin walbow naftaada waa la ogoo waxa boor ka kacay wadada gedo aada iyo kismaayo.

wax kale ku faan laakiin tan waa la idinka qoray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MTarey

Thursday, February 01, 2001 - 02:48 pm
Waa wax laga yakh-yakhsoodo waxa aad ku hadlaysaan. Inkastoo aad dhul shisheeye timaadeen, oo aad aragteen sida loo nool yahay waad ka ooman tihiin ilbaxnimada, iyo guud ahaanba akhoonta. Majiro qabiil iyo gobol dadkiisu ay geesiyiin, fuliyo yihiin. waxa aad ka hadlaysaanna waa arrin qof uun ku xiran. waxaan ka wadaa qof geesi, fulay, deegsi, baqayl, fool xun, qurxan iyo wixii la mid ah waa la helaa waanaba buuxaan. Laakiin qabiil dhan oo sifooyinkaa leh ma jiro.

Dhinaca kale haddii aad dadkiinna la jeceshihiin fiicnaanta la qaybsada dhibaatada iyo horumarka. Schoolaad, biyo, caafimaad ayey u baahan yihiin. arrimahaasna intiinna garaadka leh waxbay ka qaban kartaa. haddii kale markaad dheregtaan waxaad doontaan ku hadla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Thursday, February 01, 2001 - 03:22 pm
mtray: saaxiib waxaa tahay nin fiican oo ku hadlaya figrad caafimaad qabta. waana ku mahad san tahay caqlicilintaas fiican.

laakiin saaxiibow aniguba sidaad meesha ula kulantay ayaan ula kulmay kadibna markaan akhriyey waa carooday waa waxaa la yiri "AY AYKALE KA GARDARAN MARKAAD ARAGTO SOW MA CAROOTID" waxaan ula jeeda dhibaatada jirta midka inta uu hilmaamo caqligiisa xun ku soo qora waxaan oo kale markaan arko ma cafiyo waxaan jeclahay in aan karbaash uga dhigo runta xaqiiqada ah .
hadaba ku waano qaadan maayaan arintaada ee nimanka ee daa aan iska karbaashee.

waxaan adigana kugula talin lahaa goobto waa goob ceebeed anaagaa najaasada faraha la galnaye adigu ka dherow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Thursday, February 01, 2001 - 04:47 pm
to shaahid beenaale duqa caqli gaab sanidaa maxaad waxaas oogu hadlaysaa waxaad tahay caqli lixsac because eey eey ka gardaran waa adoo kale haddii aan run sheegay maxaa keenay in aad imaagto awal baa horay loo yiri run sheeq dagaal waa uhalis waxaa weeye macneheeda caaqilku markuu runta sheego nacaska ayaa kadaba naac naac leeyo allow makugu daadiyay lol lol ~~~~~~~~~waak waaak ~~~~~~~kaxxx kaaxx lol lolhoraa loo yiri docka yeer iyo dameerbo daankaa lajashaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Friday, February 02, 2001 - 03:00 am
mareexaan tobigaan waa ididnka xumaaday aniguna idinkama qalaynaayo. geesi aa? oo baabahu ma cararin miyaa? oh no! xeel dagaal uu naigeria ugu gurtay. caruurtiisii ayuu xitaa ka cararay, waxa yaa la dagaalami jiray. Allow caydiidow aadan na soo aadin. champion kii siyaad ahaa iyo qabiilkuu ka dhashay wax ka orod badan oo ka fulaysan weli taariikhda kama dhicin. bal fiiri nimanka geesiyada ah markii lagu kaco way diriraan ee ma cararaan. ar wadada ceel waaq maxaa boor ka kacay.
tuka way ka fulaysan yihiin duulku.yaa booteeyey markay runta tagtana yaa caruur ku marmarsiyooday. ar igata bootadii aanba ka raysanay. wallaahi in aan ku xirahayo. haddaan todobo xabo kugu dhifan. maanta yaa kaa hor jooga . buq-buqle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awkoonbe

Saturday, February 03, 2001 - 06:48 am
anigoo ah ayaan waxaan kuleeyahay
saaxiib shaahid filinkaa gu waa qaraxsan yahay.
maxaa yeelay waxaad rabtaa in aad iska horkeen tid
beelaha heshiiyay mar hore waana ku fahmayaa oo
waxaad tahay (majeerteen) majeerteena waa kuwa ka
soo horjeeda nabada soo maaliyeed.taasi waataas
teeda kale waxaan bah wayn ta mareexaan usoo jeedinayaa in aynan wax uga sheegin qabaa ilka
hawiye wax magartahaan iska dhigaya hawiyaha.
waxaan kaloo halkaan ka cadaynayaa in aad marin
habow santahay,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jellino

Saturday, February 03, 2001 - 12:17 pm
to.ayaan, .walaal waanku salaamay waxaana tahay
ruux wax fahmaya waana runtaa qolooyinbaa jira
oo uun war doonaya oo sheeganaya qabiil ay ahayn
waana garatay,taa waa intaa,waana ku mahadsan tahay mida kale waxaan walaala hayga reer gedo,
ama reer mudug ba in ay halkaan ku faar faarin
arimaha beesha sawabtoo ah meeshu waa umadoo idil
eegaysa qoladii doonaysa inay kawada hadlaan,arimo
quseeya beesha fadlan ha isa siiyaan e-mail kooda
waana mahadsan tihiin. gedo waxaan urajeenayaa qayr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gantaa

Saturday, February 03, 2001 - 01:37 pm
shaahid adiga wax kuwaso ma rabtaa qaniiskii ku dhalay wase,wax aan ka adkahayba adigaa ka jira maxaase meesha ku keenay markaan codkaaga maqlay ayaaba laygu kacaye qaniis yhow qaniisku dhalay maa gobolkiina aadid oo wax ku qortid maxaa meeshan ku keenay wecel yahow wecelku dhalay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,oo bastardka ah codkiinanba aduunka ugu necbahay inaan maqlo wasaq yahow maxaa inta ku keenay bal ii sheeg?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Sunday, February 04, 2001 - 03:04 am
awkoombe sxb anigu uma dhalan majeerteen mana ihi.
anigu qofna ma caynin ujeedana ma lihi, ee maxaa idinku dhacay? waxaan ka jawaabayey oo kiliya tobiga. hawiye wax kama sheegin mareexaana m acaayin laakiin runta aan sheegay. sheekadu hadday idinku xuntahay oo aydaan ka jawaabi karin tobiga aad idinku bilawdeen dhibmaahano.

in ay mareexaan sidii xoolihii oo kale u yaaceen adigaaba og. odayguna in uu afgooye iyo nairobi 4saac ka dhigay aduunkaa og. marka aaway geesiyada aad ku faanaysid oo gedo ku dhashay. sxb faanka iska daa waagii hore lama joogo dadkaaga dhinaca ka raac. in aad tahay fulayn aqofkii kuu sheega ma caynee.


GANTAAL. maxaa cay taqaan iyo habaar. maxaa kugu dhacay sxb dhakhtar baad u baahan tahay. ma jeclid runta haye? waa ku dhibee miyaa? yaakhay isku kalsoo now oo jeclow tagtadaada(your past). sxb fulay aa tahay, waa lagu soo carsaday. somalidu waa labo kuwo la soo carsaday iyo kuwo iska soo cararay. mareexaanka xamar waa ka soo carareen GEDANA waa laga soo cayrsaday. waxu orod badnaa, yaa la diriri jiray. adeerow, alla adeerow , alla adeeroooooowwww sow kama dhicin. nac ama jeclow tan waa la idinka qoray. idinka ha nool iska dhaafe 10 jiil oo dame waa markii mareexaan la maqlo waa lagu maadsanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GANTAA

Sunday, February 04, 2001 - 09:14 pm
SHAAHID WAA MARKII IIGU KAA DANBAYSAY OO AAN MAR DANBE KUU SOO JAWAABO,SABABTOO AH ANIGA RUN AHAANTII MA FAANAYO LAKIIN WAA IGA DHAB MA JECLI INAAN DAD AAN 21SANO KORKA KA SARAA LA SHEEKAYSTO,OO IYAQAAN WAXAAN AHAA IYO INAADAN I JECLAYN WAAN KU OGAHAY SABABTOO AH WAXAAN AHAA IYO WAXAAD AHAYD MA KULA TAHAY ADIGOO KALE INAAN LA SHEEKAYSAN JIRAY 10SANO KA HOR JAWAABTU WAA MAYA,MA KULA TAHAY INAAN HILMAAMAYO TARIIKHDAYADA IYO WAXAAN AHAAN JIRAY,,,,MARKAAN KUU SHEEGO RUN AHAANTII MARKAAN SOOMALIYA JOOGAY BADA MARKAAN AADO MEEL AAN SOMAALI KU DABAALANAYNIN AYAAN RAADIN JIRAY WAXAAN KA BAQI JIRAY INAAN CUDURKA QAADO DADKA MASAANKIINTA AH EE AAN ISKU MEESHA KULA DABAASHO MARKA HADANA DOWLADII AYAA TAGTAY OO WAQTIGEEDII DHAMAADAY MOOYEE ANIGA MAREEXAN LEE AHAY KII AAD KASAYSAY OO KOOFIDA GUDUUDNAA OO MARKA LANDKURUUSERKEENA KOR LAGA ARKO AAD JIDKA ORODKA KU GOON JIRTAY MARKA JAALE INTAAD ISKA DAYSO WAXAAN NAHAY WAAN OGNAHAY WAXAAN NAHAYE ADIGA ILEEN MAREEXAN SHARAFTA IYO TARIIKHDA UU LEEYAHAY NIN BAA U SAMEEYEE ADIGABA ILAAH BAA NIN KAA DHIGAYE REERKIINAAN FAQRIGA AH TARIIKH IYO MAGAC IYO SHARAF U RAADI SIDA SIYAAD NOOGU YEELAY MID SIDAA IYO NABADGELYO TTEDA KALE QOF NA NECEB INAY HADA NOOGU HOREYSO MAA U MALAYSAY MISE INAAD ADIGA U HOREYSO,MISE INAAD ADIGU U DANBAYNAYSO MISE WAXAAD AFKAAGA URAAYO IYO CALOOSHADA JIRAN INAY WAX NAGA QAADAYSO MAA U MALAYSAY JAWAABTU WAA MAYA ILAAH UUNBAA WAX NAGA QAADI KARA ADIGA I DON'T THINK SOOOOOOOOOOO,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diini

Tuesday, February 06, 2001 - 07:46 am
to shaahid
shaahid horta macnahiisu WAA marqaati marka waxaan u maleynayaa inaad shaahid ka tahay meesha uu xaalku marayo taas oo ah inaad marqaati ka tahay in mareexaan uu yahay caaqil iyo deeqsiga qabiilada soomaliyeed taas oo macnaheeda yahay wixii na soo muto inaan marsiino waajibkooda mida kale anagu hadii aan mariixaan nahay soomaliya waxaan soo hogaamineynay 21sano waxay ahayd ba dhamaatay hada marka maxaa ka danbeeyey soow taariiqdu qori mayso?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Wednesday, February 07, 2001 - 02:28 am
sidee wax u fahantaan. tobigu waa geesiyada gedo.
yaan meelkale loo boodin mise waa idin dhibee oo kama hadli kartaan. anigu ma qorin tobiga idinka lee qortay ee maxaa uga bood-boodaysaan.

anigu shaahid waxaan ka ahay in mareexaan uu sidii xoolihii oo kale uu u cararay. duqii idiinku waynaa ayaana idiin bilaabay.

iskoris iyo reer baadiye ayaa fila somalia idinka soo bursaday. ka dibna mooryaantii ayaa gedo idinka sii bursatay. aaway geesiyada?

ar kabta ha iga goyn ma ka dhicino. adeerow naga harna ma idinka yeerino. arimhaas yaan ka hadlaynaa mise waa idinka qaleeyaa oo ma jeclidin in waqtigaas la soo xasuusto. geesi aa?

taba bar ayaa qabteen haye? garaado garab ah ma diriraan. aaway saraakiishii iyo isu jiibintii beenta? qosol aa igu disheen. markaan arko mareexaan waa qoslaa oo waxaan soo xasuusanaa siday fulayiin u yihiin oo hal mar u carareen waxaad u malaynaysaa in ay is ogaayeen. aan dagaalanno may ku heshiiyaan hadday geesiyo yihiin. ar faanka aan isku sasabaysaan oo aad caruurtiina ku sii dhuminaysaan igala hara waa la idin ogyahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awkoonbe

Wednesday, February 07, 2001 - 03:32 am
waryaara dhalinyaro wax maidii sheegaa saahid
waxaa lasheegay in uu yahay qaniis wadooyinka
istaaga marka baryahaan ayaan lawasin(. saaxiib
halkaan dadka aad raadinayso majoogaan ee fadlan
waxaad ka baadigoobtaa qaybta markacaday.)
waryaaya. dhalinyaro arintu waa sidaase ogaada oo
markale ha isku dayina in aad ujawaabtaan qaniiska
dada yar ee layiraahdo (shaahid)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Wednesday, February 07, 2001 - 12:47 pm
war caradaan iyo caydaan maxay aheyd. si kale oo u hadashaan ma ka saysiin miyaa? idinka lee warka furay markii laga jawaabana ma la iscaynaa. ee ma iska daysiinoo faanka beenta ah, maxaa u xanaaqaysiin haddii runta la sheego.


duqa aaba idin ka roonaay. waa cararay, caabtiisana faan beena ma ku darin. macalinkii meeshiis ku rooray idinkana aa kabada roorteen war maa jira aan cay ka ahayn. iska caytama ceebtiina waa qoran tahay.

oday biiq dad ma ka dhalan. dad ka orod badan uu ka dhashay.hehehehehe!!!!! maanta dadka idinkaa ugu fulaysan.

abgaal ka waran sxb. waxaa ka roorteen ay luuqyada kula dagaalamaayeen. raganimo ay muujiyeen iyo geesinimo.
xasha!!! geesi kaas aala dhahaa.

ma ogiye kabta ha iga goynin iyo adeerow iga har geesi maahan.


walaahi aniga abgaal ma u dhalan, marka ha caynin ummadaas aan waxba ku dhihin.


aniga hadaa rabto in aan kaa haro, waaba u jeedaa oo waa kaa cadahaye meeshaan ku qiro in aa fulayiin tihiin oo gedo geesi ka dhalan. haddii kale maahoo ma kaa qalaynaayi saan kuu koray lee waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-SADE

Wednesday, February 07, 2001 - 06:04 pm
shaahid maxaa rabtaa inaan kaaga jawaabno?ma inaan xamarka soobaxnay mise in kale yes xamar waan ka soo baxnay sababtaan uga soo baxnayna rag bbaa naga soosaaray mana soo cararin ee ayagoo indhahooda cad yihiin ayaan villa somaliya ka soo baxnay oo iyagaa qaadan waayay inaan baxayno oo lama filaan ku noqotay.marka saaxib ma anagaa noo xiistay mise wax baan kaa dhicin jiray oo inaan wax kaa dhicino ayaa doonaysaa bal waxa kaa maqan noo sheeg aniga qayladaada waaba yaabee?aniga inaan geesi ahay iyo inaan fulay ahay waxaa kuu sheegaayo inaan 21 sano ilaa saylac ilaa raasganboni aan ka talinaayay bal qabiil kale ha isku dayo inuu ilaa hargayso xukumo 21sano markaas ayaan qaadanayaa fulaynimada aa sheegayso hadii kale waa sida walaalkay sheegay meeshan ragaad raadinayso ma jooganaan inta ee meelkale ka raadi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Thursday, February 08, 2001 - 04:35 am
to shaahid
sxb horta aflagaado waa ceeb mida kale adigu hadaan geesinomo sheegnay miyeyna ku mareeyn ??+
waxaase marqaati ah taariiqda soomaliyeed ma xasuustaa intuu maxamed siyaad soomali wax u sheegay hadaan ku xasuusiyo bal qabso
BIYO SACABADAADA YAA LOOGA DHARGAA
MIYAAD GARANEYSAY WUXUU KA WADAY IYO MARKII LA WEYDIIYEY SUAASHII AHEYD MAXAMED SIYAAD INTII HEES LAGUU TIRIYEY MIDEED LA DHACDAY WUXUU KU JAWAABAY DADKAAGA DHINAC KA RAAC
MARKA MA ISU DIIDANAHAY HADII GEESI SIDA MAXAMED SIYAAD NAGA DHASHAY INUU MAR LABAAD AMASE SADAXAAD KA DHALAN DOONO MAREEXAN
MAN GIVE ME BREAK AND GO TO LAB AND READ SOME SOMALI HISTORRY IN MY MIND U NEED TO READ MORE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Thursday, February 08, 2001 - 05:28 am
sxbyaal ani weli warkiina ma kasin. suaal leyn idin waydii yey, idinka lee tobigana furay, mana rabtaan in aad ka jawaabtiin, marba meel aad ila aadaysan. "gedo waa beledkii geesiyada" bal micneeya,
anigu dood ma ka qabo in uu siyaad ahaa madaxwaynahii somalia 21sano, taas macnaheedo ma aha waa geesi. qof kasto oo ay soo marto fursad taliye nimo, waa talin karaa siiba dunida 3aad.
aqoon, cilmi, waayo aragnimo uma baahna ama geesinimo ama fulaynimo.
arintu waa ninkii taliskiisa ka cararay iyo deegaan kiisa ka cararay ma geesi dhihi karnaa.

horay waxaan usoo qaatay Abgaal dagaalkii ay Caydiid xamar kula galeen. iska daa in ay cararaane ugu damayntii waa tay dileen Caydiid.
maxaa dhahynaa waa fulayaal aa? maya, maya oo maya.

dagaalkaas oo kale mareexaanka ma qabsan oo waxay ka carareen mid ka sahlan oo weliba cadawnimadu intaa way ka qafiifsanayd.

aniga(I= somali)waxaan shaahid ka ahaa in arintaa ay marag ka tahay in gedo geesi ka dhalan. waa dhihi kartaa mudug mareexaanka dega. dagaal markay noqotana ayagaa dagaalama.

ha la soo boodin jawaabta ah kuwa mudug sow mareexaan ma aha. Haa waa mareexaan balse anigu waxaan ka hadlayaa tobiga oo ku saabsan GEDO.

sxbyaal tariikhda yaan laga been sheegin, faankuna waxuu ku fiican yahay meesha uu leeyahay in la saaro.

bal soo xasuusta oo ii sheega qabiil iyo hogaamiyahooda oo 5saac ka yar dalka looga saray reer gedo ka hor ama ka dib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Thursday, February 08, 2001 - 05:38 am
waxaan ugu soo noqday in aan u sheego : WIILSADA in aatahay nin u dhow in uu runta sheego, balse war yar ka madax taagaya oo aan afkiisa soo marin karin in ay fulay nimo tahay waxa ay waagaa sameeyeen oo ah sida sahlan oo ay u carareen.
sxb waa ku mahad santahay balse kelyo adeeg oo inta aad dhegaha fur wayn gashatid hal mar is dhaafi waxa yeysan ku diline.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Thursday, February 08, 2001 - 08:08 am
TO SHAAHID
SXB HORTA WAXAAD KA HADASHAY IN AY ABGAAL MOGADISHU SI FIICAN ULA DAGAALAMEEN CAYDIID UGU DANBEYSTIINA AYBA KU DILEEN LAAKIIN WAXAAD ILOWDAY MARKII CIIDAMADII CAYDIID AY GEDO YIMAADEEN 1992 WIXII KA QABSADAY HALKAAS LOOGANA DILAY NINKII CAYDIID CIIDAMADIISA HOGAAMINAYEY MARKA TAAS MA KU SHEEGNAA AYADANA GEESINO MISE ??
GEDO IYO MUDUGSE XAGEED U KALA WADAA DADKU SOW UUN DADKII MAHA DHIIG BAA ISU GALEY OGOW HADII AAD MUDUG GEESINIMO U QIRTAY GEDO HA KA REEBIN ILEEN WAA ISKU MAREEXAAN .......TO BE CONTINUE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diini

Thursday, February 08, 2001 - 08:12 am
oops shaahid
waxaan iloowbay inaan kuu sheego yaanana ka bixin topic gaan ku saabsan garbaharey gurigii geesiyaasha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-sade

Thursday, February 08, 2001 - 06:23 pm
shaahid waxaan u maleenayaa inaad tahay umadii somaliyeed iyo dadkii maatada ahaa oo dhiiga wiilasha mareexan ku seexan jiray oo hada hurdadii u gooysay marka saxiib aniga waxa yabihii aan xamar u ga soo baxanay waxaa ka mid ahaa inaan siyaad ka diidnay inaaan somali danbe daafacno oo ay arkaan waxaan ka hayno marka wax yaabaha aan xamar uga soo baxnay way badan yihiin lakiin hada adiga dantaada raaco mareexana hadii aad u malayso inuu fulay yahay booqo dhulkuu dego markaas ayaad ogaan doontaaye,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Friday, February 16, 2001 - 02:48 am
dhalinyaro waxaan raadinayaa nin aan nolosha la
qaybsado. hadii aan faalo iska bixiyana anigu
waxaan ahay GAY hana igula yaabina maxaa yeelay
waa wax aan ka helo wasmadu hadaba ninkii danaynay
in aanu xidiidh wada yeelano wuxuu igala soo
xiriiri karaa EMAIL ADDRESS,shahid123@hotmail.com
hadaba walaalayaal ha ka gabanina ee ila soo
xiriira,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Friday, February 16, 2001 - 04:40 pm
To: all MAREEXAAN.

Aad iyo aad ayaan uga xumahay si raqiiska ah oo aad u fikirteen. sidaan cid walba ayaa garanaysa in aanan ahayn qofka qoray dacaayadaan raqiiska ah, waayo ma jiro qof sabab la'aan is caynaya oo halkaan ku soo qoraya waxaan oo kale.

marka ummmaddu idin leedahay jaahiliin baa tihiin waxaan iyo wax kale oo ka sii liita ayey idinku arkeen. haddaa qof rab tid in aad caysid si yaabo badan ayaa jira oo dad waynaha lagu kaldi karo oo qaarkood ay run ugu malayn karaan. matalan sidaan oo kale ( waan kaa cawinaayaa sida dadka loo caayo illeen ma taqaanid ee): hebel oo ku yaqaan ayaan la kulmay markaan uga sheekeeyey waxa aad boga ku qortay iyo figradaada, waxuu ii sheegay in uu ku garanaayo. waxaa laga yaabaa in aad adiguna taqaanid oo magaciisu waa ...... waxuu ii sheegay in aad tahay nin somalida ku la degan oo dhan ay ku yaqaanaan in aad tahay GAY....
SXB SIDAAD IYO SIYAABO KALE OO KA DUWAN AYAA LOO DHISTAA HADDAA BA BEEN SHEEGAYSID.

Guul!!!! waxaad ii cadayseen in aan idinkaga kuulaystay doodii iyo isla sheekaysigii waxaana marag ka ah sida raqiiska ah ee aad u caytanteen, taas oo macnaheedu yahay in aad runta dhibsateen oo hadana aad waydeenwax aad isaga caabisaan
dooda. sida lagu yaqaan qofka wuu xanaaqaa markuu xal u waayo xaqiiqada hor taal, kadibna waxuu isku dayaa cay, hadday socon waysana waxuu adeegsadaa hoog iyo dagaal. marka soo ma cadda in aan idinkaga guulaystay doodii.

AMAAAN: DIINI IYO WIILSADE. dad fiican baa tihiin igana raali noqda eeda aan korka ka saaray guud ahaan Mareexaan. Allahana iga cafiyo. mareexaan waa qabiil. qabiilna dad kasto ayaa ku jira. waa dad muslin ah oo ma caynkaro horayna uma cayn. balse waa la kaftamaa. si hufan ayaan jeclahay in aan ula kaftamo. waanu ognahay oo waxa aan qorayno wax cilmi ah ma aha ama wax laga faa'iidaysanaayo balse waa isku maaweelinaa si aan u nefisno dhanka daraaka maskaxda waayo maalintii oo dhan waxaa laga yaabaa in aadan arag wax soomali ah, sidaa darteed halkaan ayaa lagu shaah cabaa.

waa is maqli doonaa waana sii wada sheekaysan doonaa HADDII ILAAHAY KA RAALI NOQDO nabaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Saturday, February 17, 2001 - 05:23 am
TO SHAAHID

SXB HORTA ANIGA WAX AAN KU IRAAHDO MA AQAANO SABABTA OO AH QOFKA IS CAAYEY WAA ADIGA WAXAA TAAS KUU CADEYN KARO QOFNA EMAILKAAGA IYO USER NAME KAAGA MA ISTICMAALI KARO ILAA ADIGA MOOYEE.-
SIDAAS DARAADEED WAXAAN KUU SHEEGAYAA HADII AAD FULEY MAREEXAAN KU SHEEGTAY ANAGA MAXAMED SIYAAD IYO KUWO KALE OOD OGTAHAY AYAAN NAHAY MARKA SXB FULEY WAA NIN AAN ISKU KALSOONEYN ANAGUSE WAAN ISKU KALSOONAHAY MAREEXAAN HADAAN NAHAY .
THEREFORE I LIKE TO SAY TO YOU CUT THAT SPEACH AND COME OVER WITH ANOTHER NICE TOPIC SO WE CAN DISCUS.AIGHT
AND ONE MORE THING WHY ARE YOU SO HATER ?
IS MAREEXAAN DO TO YOU SUMTHING BAD?
MY GUESS CANT HAVE DIRECTION UPON YOU .
WELL I GET TO GO NOW
PS DIINI
GOD BLESS MAREEXAAN AND HIS SIDE POEPLE
SINCERLLY YOURS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUSHEE INA BEEN DIIDE

Tuesday, February 20, 2001 - 12:43 pm
TO SHAAHID SSXB WAAKA XUMAHAY MEESHA KUMA HAYSID WAX LAGAALA MUNAA QISHOODO WAAYO WAXAA LAGUGU KARI LA,YAHAY RUNTA HAKA LEEXAN HANA KAXANAAQIN MIDA KALE HADII AAD DIIDAY RUTII ADIGA HAISKU DAYIN IN AAN BEEN KUGU RAACNO SORRY OO HADANA SORRY SORRY SORRY WAA IGA DARDAARAN TOPIGAAN ISKAGA HAR WAXBO KA DHEEFI MAYSIDE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaahid

Wednesday, February 21, 2001 - 11:00 am
odaybiiq iyo tolkiis:
sxbyaal ma fiicna wax aydaan ahyn in aad isku tilmaantaan. geesinimo adinku ma sheegan kartaan somalida kale se waa wax ay sheegan karto. waxaana u daliil ah SIYAAD XIIN FANIIN waa la lawada ogyahay waxuu boor kiciyey. reer gadana waa la ogyahay tii ku dhacday, oo waa tay caruurtii iyo haweenkii ka carareen.

marka sideen uga haraa sxb tobiga waaba wax maadiisa aan laga dhergi karinba e.
waxaa ka cararteen idinka iyo aabihiinba ABGAAL CUSMAAN ayaa qabri ku hubsaday. haweenkoodiina laguma raaxaysan, wacalo ama garacyo marin.

Alla ilmo aaan la dhalin maxaa aabow la leeyahay.

waanu ogayn baabuurta laankaruusarada in aad u soo gadateen in aad u carartaan, oo aydaan u soo gadan in aad ku dagaalantaan.


waxaan waligay hilmaamayn hadalkii oday biiqii siyaad ahaa uu ku jawaabay markii uu nairobi yimid" QALABKA AAN SAARNAA MA AHA WAXAA SIDAAAAAAA U CARARA EE WAA QABIILKA MA-MA-MAR- MAREE-MAREEXAAAAAAAAAAAAAANKA".hehehehehehehehehe.


gedo waa dhulkii fulayada iyo xiin faniika. iga taga ha i dardarina jidkii waa kaase.hehehehehe.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.