site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa dan inoo ah haddii aan nahay R/Gedo??

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: Maxaa dan inoo ah haddii aan nahay R/Gedo??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbinuur

Saturday, February 03, 2001 - 11:09 am
Bismilaah Bal marka hore Aan Magaca Alle Ku billaabo intaa kaddib walaala yaal waxaan u arkaa in ay dan inootahay arimahaan
1~ walaalayaal marka hore waa in aan ilaahay kabaqno ayaa dan inooah
2~waxaa dan inoo ah in aan katalino mid nimada guud iyo teena gaar haaneed
3~in aan kala aqoonanno cadow geena iyo gacal keena .
4~in aan hal meel kaga soo jeesano ciddii naga mid ah oo dana gaar ah wadato .
walaala yaal waan ka baxay waxaana idin lee yahay welcome midakale waxaa looga baahan yahay qolkaan only cidii fikir wanaag san haysa sidaa iyo wada hadal wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR GADO

Thursday, February 08, 2001 - 11:40 pm
you right qalbinuur brother keep the good work..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 09:08 am
Qalbinur,

Allaah yaa cisc brother, jaza aka allahu kheyran

Waa inaan dadakeena diinta ku bararaaujinaa. waa inaan dad badan oo isku xran yeelanaa nagoo cidna aan ku nibcaaneen qabiil oo raaceyna sida ilaahey na farey. waa run dad badan oo xun baa halkaan soo booqon doona laakin waa inaan u samirnaa marka laga reebo jawaab mudan.
Walaashaa
Bilan
peace

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.