site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAY SOMALIDU AHAYD (AABO SIYAAD KA HOR)

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Gedo: MAXAY SOMALIDU AHAYD (AABO SIYAAD KA HOR)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURGEESOOLE

Tuesday, February 06, 2001 - 08:12 pm
WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN WAX YAR IDINKA TUSO WAXAY SOMALIDU AHAAN JIRTAY ALAHA U NAXARIISTEE HALYEEYGII MAREEXAN KA HOR,WAXAY SOMALIDU AHAAN JIRTAY DAD REER GUURAA AH OO QAB IYO XAASIDNIMO BADAN OO JAAHILIIN AH OO AAN WAX ISU QUURIN,AANANA GARANAYNIN WAXA WADAN YAHAY,IYO MICNAHA QARAN MARKII UU SIYAAD XUKUNKA QABTAY ALAHA U NAXARIISTEE WAXA YAABIHII UU SOMAALIDA U QABTAY WAXAA KA MID AHAYD INUU FARTOODII AY KU HADLAAN OO AANAY AQOON SIDA LOO QORO BARO,INUU WADANKA U DHISO XAG WALBA HADII AY DEKEDO AHAAN LAHAYD IYO GAROOMO DIYAARADEED INTABA,,,INTA GAROON OO SOMALIYA KU TAAL AAN IS WAYDIINEE YAA DHISAY INTA DEKED KUTAAL YAA DHISAY INTA DHISMO IYO ISKUULO KUTAAL YAA DHISAY INTA CUSBITAAL IYO JAAMACADO KULAATAAL YAA DHISAY TEEDA KALE WUU DHISI LAHAA INTAA IYO IN KABADANBE YAA HORTA MAALIN QAYLO IYO XABAD KA DAAYAY,WAXAAN HADAL KAYGA KU SOO KOOBAYAA ANIGOO SOMALI SI FIICAN U AQAAN WAXA SIYAAD QABTAYNA SI FIICAN U AQAAN IN SOMALIDU SIYAAD KA HOR AYSAN JIRIN JIRINA DOONIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Wednesday, February 07, 2001 - 04:07 am
BURGEESOOLE
sxb burgeesoole waan kugu raacsanahay arinka quruxda badan oo aad ka hadashay iyo ciwaankaaga hal ku dhigiisu yahay MAXAY SOOMALIDU AHAYD AABE SIYAAD KA HOR JAWAABTU WAA WAXBO MA AHAYN SOMAALIYA KA HOR ALA U RAXARIISEYGII AABIHII UMADA IYO HALYEYGII UMADA MAXAMED SIYAAD BARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 05:16 pm
Hal wax aan ku darsado. WIXII DHIIG SOOMAALIYA KA DAATAY ILAAHAY HA KU CIQAABO AFWAYNE E. INTA AAMINSANA ALLE HA KA DHIGO KUWA KU ARKA NAARTA.
WAAYO? WUXUU ILAAHEY YIRI (SWT) WAXAAD JECESHAHAY AYAAD RAACI AAKHIRO. HA KU JECLAANINA SIYAAD BARRE MAREEXAAN NIMO KELIYA. DAD BADAN OO MAREEXAAN OO MUSLIM AH AYAA JIRA. DHIBKUU IDINGALIYEY INAAD KA BAXDAAN BAA LA RABAY LAAKIIN MAREEXAAN DAMBE TALO LAGU DARSAN MAAYO. HADANA ORDOO HABAR-GIDIR DABADHILIF U NOQDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guledyarre

Thursday, February 08, 2001 - 11:17 pm
waxaan la yaabaa dadka liito oo meel walba taagan.
Anonymous netka baaxada wayn meelkaa celisa ma wayday..

maxamed siyaad adiga iyo inta daba duleelyada ah ciqaab tiisa iyo xasanaad kiisa cidna kala tashan mayso ma garatay.

rabigii abuurtay yuu maanta u laabtay cid walbana malin yay u laabanaysaa nafina nafkale dambigeed qaadi mayso adiga iyo inta daalimiinta ah ee in daanyeerta laga dhigo ku fiicnaana kiina lagu riixi maayo..

aniga waxaan kugula talin lahaa nadis yahow inaadan uunka aaqiro mardanbe afkaaga u lelin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURGEESOOLE

Wednesday, February 14, 2001 - 07:55 pm
GULED-YARE LOOOOOL,,,,,,NAJISYOHOW,,,,,LALA MAXAAD DHALAD TAHAY MEESHAAS KA WAD GALO MADOWGA,,,BYE BRO,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maygaag

Thursday, March 22, 2001 - 05:56 pm
Mohamed Siad was a lion who was protecting the county from morouding hyenas. Look what happen when he left the country. Just like scavengers, they destroyed everything he built, they ate everything that moved or was stationary.
Who is left now?, punch of jackles, hayenas, worms and other lowly insects.

Allah will determine where he belongs and history will tell his legacy. I hate when people quote on religion when they want to use their own interest. I warn you brother! be carefull ! your ignorance can take you to hellfire.

Peace and love to all god fearing Somalis..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.